Webmaster

    Somaliland V Somalia

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu iska dhigayaa wax aanu ahayn, waxa uu matalayaa Inuu yahay: Good Samaritan – a person who voluntarily offers help or sympathy in times of trouble. waxa uu mar walba oo uu madal ka hadlayo isticmaalaa weedho ama hadalo ay ka mid yihiin midayn somalia wixii la isku odhan jiray,…

    Read More

      Ogaysiis :Buug Cusub oo uu Qoray Jamac Mohamed Qalib oo la magac baxay Somali Phoenix waxad ka helaysa Green Shop & Super Studio

      waxa loogu  Busharaynayaa dhamaan bulshawaynta somalida ee   ku dhaqan Uk in uu soo baxay  buug cusub oo uu qoray General:Jamac Maxamed Qalib oo ka hadlaya soo jireenkii Tariikhda Somalida kaas   oo aad ka heleysaan Cinwaanka hoos ku qoran. kala soo xidhiidh Green Shop & Super Studio 160 Church Road Willesden, London Nw10 Tel:02084590605…

      Read More

        Hal-doorka Nabadda: Suldaan Maxamed Suldaan Faarax W/Q Siciid Gahayr (Hargeysaawi) 1aad.

        Mar kale iyo qormooyinkeennii Sooyaalka Hal-doorka waxa aynu ku soo qaadanaynaa qormooyin kooban oo ku saabsan sooyaalkii Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Mahad oo ku suntan halgannadii Somaliland xorriyaddeeda kaga heshay Ingiriiska iyo Koonfurta Soomaaliya, sidoo kale ahaa masuulkii koowaad ee ku dhawaaqay hub ka-dhigista iyo nabadgelyada Somaliland ka hanaqaaday..  …

        Read More

          Xisbiga UCID:maamul xumada Xukuumada xilka haysa ayaa masuul ka buuxa ka ah dhibka Saylac

          Hargeysa Mar 08,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa war uu soo saray uga hadlay shaqaaqada ka aloosan gobolka Selal ee Galbeedka Somaliland. Xisbiga UCID ayaa masuuliyada khasaarihii ka dhashay weeraro dhawaan kadhacay Xariirad oo dad ku dhinteen dusha u saaray Xukuumada maaxweyne Axmed Siilaanyo,War murtiyeedka UCID ayaa sidan u dhignaa”Xisbiga UCID wuxuu si weyn uga…

          Read More

            Dhalanteed Waa Maanso ka hadlaysa Dhalinta Maanta

            Maansadan magaceeda la yidhaa dhalanteed waxay kahadlaysaa sida dhillinyrada waqtigani nooli ay u badaleen dhaqankii suubanaa ee asturnaa. Wayadii hore way iska yarayd ama may jirinba in inanka soomaaliyeed inanta uu jecelyahay uu ku hodo khiyaamo si uu muraadkiisa foosha xun u fushado.., Taasoo baryahan danbe aad u badatay oo jacaykiiba jar ayaa lagala dhacay…

            Read More

              Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale Aadan oo Hees u qaaday xisbiga mucaaridka ah ee USN:Libinta Xisbiga USN Xasiloonida Maxaa ku Xidhay?(DAAWO)

              Ottawa Mar 08,2013(SDN)-Fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale aadan ayaa soo saaray hees uu uga hadlayo xisbiga Mucaaridka ah ee USN ee dhawaanta tartanka doorasho la galay xisbul xaakimka Jabuuti. Heesta Cawaale Aadan ayaa ka warameysa ku shubasho uu sheegay in ay sameysay xukuumada Jabuuti, Daawasho Haboon.

              Read More

                Nin uu Soddog u ahaa Usaama Bin Laden oo lagu qabtay Jordan, haatana Maxkamad lagu saarayo New York

                New York March, 07 2013 (SDN/NBC)- Sulaiman Abu Ghaith oo uu sodog u ahaa hoggaamiyihii la dilay ee Al-Qaacida Osaama Bin Laden, ayaa lagu qabtay dalka Jordan, sida uu ku waramay Telefishanka NBC News ee dalka Maraykanka. Sulaiman Abu Ghaith oo ah kusimaha afhayeenka Al-Qaacida, waxa loo wareejiyay magaalada New York, halkaasoo maxkamad lagu horgayn…

                Read More

                  Kulan looga arinsanayo Madaarka Magaalada Burco oo lagu Qabanyo London

                  OGAYSIIS WAXAA JAALIYADA REER SOOMALILAND EE KU DHAQAN LONDON IYO AGAGAARKEEDA WAXAA LA OGAYSIINAYAA IN LAQABANAAYO XAFLAD LOOGU TALO GALAY DIB U DHISKA AIRPORKA(MADAARKA) BURCO IYADA OO AY MARTI INOOGU YIHIIN LABBADA XILDHIBAAN. WAABEEYO IYO CALI MAREEXAAN.  Waqtiga kulanku dhacayo 10/03/2013 5 – 11 galabnimo. Egyptian House, 95 Bloemfontein Road, Shepherd Bush, London W12 7DA…

                  Read More

                    Mareykanka oo Aqoonsigii Dawlada Soomaaliya dabadeed Mustaafuris ku bilaabaya Soomaalida

                    Minneapolis Mar 07,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka oo mudo dheer ay u suurto geli weyday in qaar ka mida Soomaalida dalkooda ku nool in ay mustaafuriso ayaa aqoonsigii Dawlada Soomaaliya dabadeed haatan wada qorshe dib loogu celinayo Soomaali Mareykanka mudo ku noolaa. Soomaalida la mustaafurinayo ayaaney tiradoodu cadeyn balse waxa muuqata in waaxda socdaalka Mareykanku in iminka ay…

                    Read More

                      Xubnihii Xisbiga wadani ee uk oo is casilay iyo garabkii ummada oo lagu warejiyey xilalkii garabka wadani

                      London 07March13 (qurbejoog) xubnihii uk ee xisbiga wadani ee uk  ayaa nooloo  xaqiijiyay in dhamaan ay iska casileen xilalkii ay hayeen ka dib  khilaaf culuso oo labadi garab ee  ummada iyo wadani  uu ka dhex taagnaa  laantiisa UK.khilfkan oo uu soo kala dhax galay Gudoomiyaha Xisibiga wadani aya waxa uu  goansaday in garabkii ummada lagu…

                      Read More

                        Jacka Resources finds promising structures in Somaliland petroleum block

                        Jacka Resources (ASX: JKA) has confirmed the presence of large rift-basin structures, which typically form structural petroleum prospects, within the Odewayne block in Somaliland. These structures were interpreted from the preliminary gravity map from the 22,000 square kilometre airborne geophysics survey that was completed in February by operator Genel Energy (LON: GENL). Two additional basins…

                        Read More

                          Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Galabta si Kedisa ah loo arkay isagoo ilaalo wadan kana Shaahaynaya Mid ka Mid ah Huteelada Caasimada

                          Hargaysa 06.March (SDN)   Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa galabta si kadiso ah loogu arkay isagoo ku sugan Mid ka Mid ah Huteelada Magaalada Hargaysa isla markaana aaan Wadan Wax Ilaalo ah oo u gaar ah. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Waxa uu Xiligaas Si caadi ah ula fadhiyay Qaar  ka mid…

                          Read More