Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ingiriiska oo isku afgartay inay Ingiriisku dibu eegis ku samayn doonaan Hadalkii dhawaan ka soo yeedhay.

    Hargaysa 11.Feb (SDN)   Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynah Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo,oo ku Sugan Wadanka Ingiriisska ayaa Maanta waxaa ku qaabilay Xafiiskiisa  Xoghaya Arimaha Dibada ee Ingriiska Wiliyam Heeg. Warsaxaafadeed ka soo Baxay Wasaarada arrimaha Dibada ee Somaliland ayaa lagu Sheegay  in Madaxweynaha Somaliland oo ay Wahelinayaan Wasiirada Arimaha Dibada Dr.Maxamed Cumar iyo  Wasiirka Qorsheynta Qaranka Dr.Sacad…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kormeer ku tagay dugsiga Mandheera,Mar kalena ka hadlay Amaanka Somaliland.

      Hargaysa 11.Feb (SDN)   Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo uu wehelinayeen Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Ilaalada Xeebaha ayaa maanta kormeer ugu tegay Dufacadii 26-aad   ee ciidanka Booliska oo tababar uga socdo Dugsiga tababarka Ciidamada ee Mandheera. Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo ka hadlay kulan…

      Read More

        Urur Siyaasadeedkii Dalsan oo ku biiray Xisbiga Kulmiye iyo Weedhihii Madasha Maanta ee Midowgooda.

        Hargaysa 11.Feb (SDN)  Munaasabad balaadhan oo maanta lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa ururkii Dalsan oo ka midahaa ururadii ku hadhay doorashadii golayaasha Deegaanku waxa uu Maanta si rasmi ah ula midoobay xisbiga talada haya ee Kulmiye. Munaasabadan oo ka dhacday Hotelka maansoor ee Magaalada hargaysa ayna ka soo qayb galeen madaxda Xisbiga, Mas’uuliyiin ka tirsan…

        Read More

          Madaxweyne ku xigenka Somaliland oo Kulan la yeeshay Wefti ganacsi oo ka socda Turkiga.

          Hargaysa 11.Feb (SDN)  Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Md.C/Raxmaan C/laahi Ismacil Saylici ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti ka socda Ururka Ganacsatada Dalka Turkiga ee [Tuskow]. Kulankan oo ay Madaxweyne ku xigeenka Ku waheliyeen Wasiirka Ganacsiga Md.C/risaq Khaliif Axmed,Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Maxamed Shugri Xaluul,Kulankan ayaa waxa lagaga wada Hadlayay Iskaashiga Labada Dawladood ee dhinacyada Dhaqaalaha,Waxbarashada,Beeraha,Xoolaha Macdanta…

          Read More

            Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Xeerka Wado Marista Somaliland iyo Golaha Guurtida oo soo gabo gabeeyay Doodii Arrimaha Bulshada .

            Hargaysa 11.Feb (SDN) Golaha Wakiilada Jsl,ayaa Fadhigoodii maanta oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyuaha Golaha Wakiilada ayaa Maanta Ansixiyay Xeerka Wada Marista ee No.56. Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen Shan iyo Afartan Mudane  ayay ku ansixiyeen xeerkan oo ay  Hore Wax ka bedel iyo Kaabis ugu Soo sameeyeen Golaha Guurtidu. Xeerkan La ansixiyay oo ka Koobnaa…

            Read More

              Shirka Xeeerka isgaadhsiinta soomaliya oo muqdisho ka socda iyo masuul somaliland oo ka qayb galay

              Muqdisho (SDN) 11Febr 2013 –Raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagaga doodayo xeerka isgaadhsiinta Somaliya oo ay wasaarada isgaadhsiintu diyaarisay. Shirkan oo shalay furmay isla-markaana soconaya maalmaha soo socda, ayaa waxa hadal ka jeediyay raysal-wasaaraha Somaliya, waxaanu ku canaantay shirkadah isgaadhsiinta dhibaatada ay dadka ku hayaan iyo sida ay…

              Read More

                WAR DEG DEG AH: Maxkamada Gobolka Hargaysa oo maanta goaan ka gaadhay dawcwadii Nadra Maxamed Jamac

                Hargaysa 11Feb (SDN) Maxkamada  Gobolka  Hargaysa oo maanta goaan ka  gaadhay  dawcwadii  Nadra Maxamed  Jamac  oo ku eedaysan inay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland fariin aflagaado ah u dirtay. Dacwadan oo saddexdii toddobaad ee u dambeeyay socotay, iyadda gabadhana dhowr jeer oo isku xigta Maxkamada la horkeenay isla-markaana dacwadeeda la dhageystay, ayaa maanta maxkamadu go’aan ka…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta

                  Moqdisho, 11, Feb 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo diyaarisay Wasaarada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gadiidka, waxaana siminaarkaan ka soo qayb galay bahda Saxafada, Isgaariisnta iyo Khubaro ka socota caalamka. Xeerkaan ayaa u jeedkiisu…

                  Read More

                    Prime Minister pledges wide consultation over telecommunications and media law and commits to a free press

                    His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today said the government would be establishing the legal framework for a free press and properly regulated telecommunications sector only after consulting widely to bring in its Telecommunications and Media Law.   Speaking at the opening of a two-day consultation on Telecoms and Media Law in Mogadishu, the…

                    Read More

                      ROOTS: CAMELS CAME FROM CANADA

                      In a recent meeting with 40 Toronto Toastmasters, I asked if anyone of them ever saw a camel in Canada, or for that matter, had any idea of its origins.  Five of them responded that they saw the beast in a Zoo, and two of them said that camels originated from Somalia.  It is a…

                      Read More

                      Xulka Nigeriya ayaa Ku Guuleysatey Koobka Qaramada Africa Markii uu 1-0 Ku Sagootiyey Xulka Burkina Faso (Cup Of Nations Final 2013) By Jaahuur.

                      Johnhansburg-Feb-11-201qurbejoognews.com-Akhyaartay qubnaheena iyo maanta waxaynu ku eegeynaa horyaalkii koobka Afirka oo lagu kala faataxaystey. Koobkii xulka qaramada Afirka ayaa mardhaweyd ku soo gabagaboobey caiga South Afrika waxaana ciyaartii kama dambeysta ahyd foodda isla galay xulka Nigeria iyo xulka Burkiia Faso. Ciyaatan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyna caga-cageynay 78,000 cabcan waxaana ka maqneyn taageerayaasha labada…

                      Read More

                        Rugta Ganacsiga ee Somaliland iyo Wefti ka socda Shirkado ka Jira Turkiga oo ka wada hadlay Maalgashi ay Somaliland ku sameeyaan.

                        Hargaysa 10.Feb   (SDN)     Rugta ganacsiga wershadaha iyo beeraha ee j sl ayaa Munaasibad marti- qaad sharaf  u samaysay,Wefti ka socda qaar ka mida shariikadaha ganacsi ee ka jira wadankaasi turkiga kuwaasi oo booqasho haatan ku jooga dalkani jsl. Marti qaadkan  soo dhowaynta weftiga oo lagu qabtay hotelka ampassador ee magalada hargaysa waxa kasoo qayb…

                        Read More

                          Dalxiisayaal Kulamo la yeeshay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha.

                          Hargaysa 10.Feb   (SDN)    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Abiib Diiriye Nuur  ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Koox dalxiisayaal ah,oo booqasho ku jooga dalka Somaliland. Xubnahan Dalxiisayaasha ah oo ka kala socday Wadamada Ingiriiska,Jarmalka iyo Faransiiska . Haweenay ka mid ah Dalxiisayaasha ayaa Sheegtay inay tahay markii ugu horaysay ee ay Somaliland timaado isla…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex oo Xilkii kala Wareegay Gudoomiyihii hore ee loo bedelay Gobolka Togdheer.

                            Hargaysa 10.Feb   (SDN)        Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex Maxamed Maxamud Jeeni yare ayaa si rasmi ah Xilkii ugala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi jeex,oo loo magacaabay Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje. Xaflada ay labada guddoomiye xilalka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha guddaha ee magaalada Hargaysa, waxa…

                            Read More