Webmaster

    Hanbalyo iyo Bogaadin, Gacal iyo Sokeeyaba, Guurkiina Lagu Farax.|Cabdi Salaan Muse Seed iyo Saamiya Cabdiraxman Lulunbe

    Waxa aan hanbalyo iyo bogaadin u Dirayaa, Boqor, Cabdi Salaan Muse Seed( Cabdi Salaan Garaasiida.) Iyo Marwo, Saamiya Cabdi Lulunbe oo Caawa Maherkoodu ka Dhacay Magaalada Burco ee Gobaolka Togdheer Hotelka weyn ee Hotel Dero.| Waxa aan Ku hanbalyaynayaa maqaamka u sareeya ee lagu Hanbalyeeyo qof bil aadami ah, waxaanan u rajyanyaa in Guurkoodu ahaado…

    Read More

      Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka (Villa Baydhabo),Xerro Guulwade Iyo Kulliyadda Jaalle Siyaad

      Muqdisho Feb 12,2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xarunta Taakuleynta Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee (Villa Baydhabo),Kulliyaddii Jaalle Siyaad iyo Xerada Guulwadaayasha oo ay intooda badan ka socdaan howlo dayactir ah. Ugu horeyn Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Wasiirka Difaaca Dalka ayaa kormeerkiisa howleed…

      Read More

        Ra’iisal Wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socday dalka Burundi

        February 12, 2013-(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday dalka Burundi kaasoo saddexdii cisho ee ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaya xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Burundi, ahna Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Amniga Qaranka Hon. Xakizimana Emilein, waxaana sidoo…

        Read More

          Hargeysa: Ciidanka Amniga oo markale Xabsiga dhigay Boqor Raabi iyo sababta xadhigiisa lala xidhiidhinayo

          Hargeysa Feb.12, 2013 (SDN)- Ciidanka amniga ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan xukuumaddu ka soosaartay xadhigaas, haddana siday ilo xogogaal ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Boqor Raabi waxa maanta laga qabtay gudaha magaalada Hargeysa. Warku wuxuu intaa…

          Read More

            Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo ka Waramay halka uu Marayo Mashruuca lagu balaadhinayo biyaha Caasimada Hargaysa

            Hargaysa 12.Feb (SDN)    Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo biyaha Md,Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta Kulankii ugu horeeyay la yeeshay Gudida Mashruuca balaadhinta biyaha caasimada hargaysa,oo uu Midowga Yurub ugu deeqay Somaliland. Madaxda Kulankan ka qayb galay oo ka kala socday Midowga Yurub, Hay’ada Un Habitat,Wakaalada Biyaha,Dawlada Hoose iyo Wasaarada Qorshaynta Qaranka ayaa lagaga hadlay Sidii loo…

            Read More

            Tababarihii Xulka Nigeria Stephen Keshi 24-tan Sac Ka Bacdi Markii uu Ku Guuleystey Koobka Qaramada Africa oo Iscasiley Muxuuse Qoonsadey. By Jaahuur

            Nigeria-Feb-12-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxaynaa Tababarihii xulka Nigeria Stephen Keshi oo  shaqadii tababarinimo ka tagey muxuuse suusey? 51-jirkan Keshi ayaa ka mid’ahaan jirey ciyaartooydii qaranka Naygeeriya ee Beredsamaadkii kuna guuleystey laba jeer kooka qaramada  Afrika Cup Of Nations ahaana Kabtanka xulka. Haddaba maxaa soo dadijiyey shaqo ka tagiddiisa? Tababare Keshi wauxuu ka dhawaajiyey…

            Read More

              Golaha Deegaanka Caasimada hargaysa oo cadeeyay inay dhakhso u bilaabayaan wax ka qabashada Afar wado

              Hargaysa 12.Feb (SDN)     Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku xigeenka Hargaysa Mudane C.casiis Maxamed Xaashi ayaa maanta kulan  kula yeeshay xafiiskiisa Gudoomiyeyaasha Gudi hoosaadyada Golaha Deegaanka. Ku Simaha Duqa Caasimada hargaysa oo uu kulankan ku wehelinayay Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Mawliid Waris C.laahi ayaa waxay ujeedadiisu la xidhiidhay sidii meel la isula dhigi…

              Read More

                Maxkamada Gobolka Maroodi jeex oo Sideed Bilood ku Xukuntay Haweenay ku eedaysnayd inay fariimo fool xun u dirtay Wasiirka Madaxtooyada

                Hargaysa 12.Feb (SDN)  Maxakamadda Gobolka Maroodi Jeex ee Hargeysa ayaa Maanta  xukun 8 bilood ah ku riday Marwo Nadra Maxamed Jaamac oo ku eedaysnayd in ay fariimo cay iyo Aflagaado Cirdi ah u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan. Fadhigan  maxakamadda Gobolka Maroodi jeex ay ku go’aamisay Xukunka Sideeda Bilood ah ayaa…

                Read More

                  Xisbiga Ucid oo Canbareyey Xadhiga Afhayeenka Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Mudane Botaan Guleed Axmed

                  London 12feb13 (SDN) Anagoo ah Xisbiga UCID waxaanu si mug-leh oo wada jir ah u-canbaareyneynaa Xadhiga foosha xun ee lagula kacey Afhayeenka Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Mudane: Bootaan Guuleed Ahmed oo ka mid ahaa Mujaahidiintii u soo Halgamey Qadiyada iyo qaranimada Somaliland.Waxaanu Xukuumada ka codsaneynaa in ay Muwaadinkaa ay Xoriyadiisa oo buuxda Si-deg-Deg ah…

                  Read More

                    Golaha Wakiilada oo loo Qaybiyay Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa.

                    Hargaysa 12.Feb (SDN) Fadhigii manta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi ((Cirro)) ayaa mudanayaasha waxaa loo qaybiyey xeerka hab maamuuska Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.   Xeerkan oo ah mid qabyo qoraal ah waxaa goluhu fadhi dambe u ballamay maalinta sabtida ah ee Todobaadkan dambe. Doodaha laga…

                    Read More

                      Madaxii Madhabta Catholicga oo is-casilay

                      Vatican Feb 12,2013(SDN)-Madaxii madhabta Catholicga Pope Benedict aya si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu ka dhaadhacayo hogaanka Kaniisada. Hadalkan ayaa yimi ka dib mudo bilo ah oo ay xaalada caafimad ee Popeku ay sii xumaaneysay. Pope Benedict oo da’adiisu tahay 85 jir ayaa gudida wadaada ee maamula Kaniisada Catholicga u sheegay in uu…

                      Read More

                        Dawlada Denmark oo shaacisay in Muqdisho lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida

                        Copenhagen Feb 12.2013(SDN)-Dawlada dalka Denmark ayaa shaacisay in Qaxootiga Soomaalida ah ee dalkeeda ku sugan dib ugu celineyso Magaalada Muqdisho. Denmark ayaa sheegtay in xaalada amaan ee magaalada Muqdisho ay haatan tahay mid la isku aamini karo. Hay’ada xuquuql insaanka u dooda ee Dansk Flygtningehjealp ayaa sheegtay in Soomaaliya dadka lagu celiyaa ay tahay qeyrul…

                        Read More

                          Ganacsade Mahdi Ibrahim iyo Hay’ada Shuraako oo maalgelin u baadigoobaya Kheyraad Dabiici ah(Daawo)

                          Ohio Feb 12,2013(SDN)-Ganacsade Mahdi Ibraahim oo ka mida Qurbejooga Soomaalida iyo Hay’ada Shuraako ayaa dhawaan kulan ay u qabteen Qurbejooga Soomaalida waxa lagu soo bandhigay hawl ganacsi oo muhiima oo la xidhiidha la soo baxa mid ka mida kheyraadka dalka kooda ugu muhiimsan Fooxa. Mahdi Ibrahim ayaa Soomalidii iyo ajaanibkii halkaa isugu yimi uga warbixiyay…

                          Read More

                            Have hired guns finally scuppered Somali pirates?

                            (Reuters) – Posted between septuagenarian passengers in deck chairs, lookouts stand watch over the Gulf of Aden, scanning the horizon for pirates. After more than half a decade of Somali men attacking Indian Ocean shipping from small speedboats with AK-47s, grappling hooks and ladders, the number of attacks is falling fast. The last merchant ship…

                            Read More

                              Immigration Service ready to send Somali asylum seekers back

                              mmigration officials are contending that the security situation in Mogadishu, the capital of Somalia, has improved to such an extent that Somali asylum seekers can be sent back. Immigration Service (Udlændingestyrelsen) made its decision on the basis of a joint Danish-Norwegian delegation that visited Mogadishu in October 2012, and reported that the Somali capital was…

                              Read More

                                Golayaasha Deegaanka ee Cusub oo qabsaday tubta kuwii ay bedaleen iyo Caasimada Hargeysa oo hibanaysa Maayar Jiciir

                                Hargeysa Feb, 11 2013 (SDN)- Golayaasha deegaanka Somaliland ee degmooyinka dalka loo soo doortay laba bilood iyo dhowr maalmood ka hor, ayaa ilaa hadda waxqabadkoodu aanu muuqan, waxaana soo baxaya dhaliilo dhinaca shaqadooda ah. Xildhibaanada golayaasha deegaanka Somaliland oo shacabkii soo doortay ku han-waynaayeen inay wax badan ka badali doonaan degmooyinkooda isla-markaana ay dabooli doonaan…

                                Read More