Dalad Cusub oo la magac Baxday (Somaliland United Forum) oo laga dhawaqay wadanka Ingriiska Casimadiisa London
London 06Feb13(qurbejoog)waxa habeenkii xalay ka dhacay caasimada wadankan london shir balaaran oo ay isku yimadeen aqoon yahano somaliland oo isagu jira siyaasiyiin iyo xisbiyada qaranka somaliland oo ay uga hadleen danta guud ee wadanka ay marayso iyo sidii loo heli lahaa badbaado qaran shirkan oo ay ka soo qayb galeen sadexda xisbi qaran iyo ururadii…
