Webmaster

    Marwada Maddaxweynaha Somaliland oo Xadhiga ka jartay Wado Laami ah oo isku xidhaysa Xaafado ka mid ah Hargaysa .

    Hargaysa3.Feb( SDN)    Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde(Aanina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo badh oo isku xidhi doonta xaafadaha sheekh Mubaarig iyo sheekh Nuur ee Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayo wadadaasi oo lagu qabtay goobta wadadan laga…

    Read More

      Golaha Guurtida oo Warbixin ka dhagaystay Gudi hoosaadka arrimaha Dibada.

      Hargaysa3.Feb( SDN)      .Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey Gud/Xigeenka labaad ee Golahaasi waxay mudanayaashu warbixin ku saabsan siyaasadda Arimaha dibadda ka dhegaysteen guddi hoosaadada siyaasadda arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah. Iyo arimaha nabadgelyada iyo Difaaca Xildhibaan Sahal iidle Dirir waxa oo ah gudoomiyaha guddi hoosaadka siyaasadda arimaha dibadda oo warbixinta…

      Read More

        Khudbadihii masuuliyiintu ka jeediyeen munaasibadii aassaaska ciidanka Qaranka Somaliland(DHEGEYSO)

        Hargeysa Feb 02,2013(SDN)-Waxa maanta munaasibad balaaran Hargeysa loogu abtay sanadguuradii 19 aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidamada Qaranka Somaliland. Munaasibada oo sidoo kal maanta lagu xiyay darajiiyinka ciidamada ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin kala duwan,Halka ka dhegeyso khudbadahooda.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ciidan.mp3″]  

        Read More

          Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan: Inta aan ka arkay, W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)… Qaybta 2aad

          Aan idhaahdo ”Alleylehe waa qormo” mar haddii aan dareen-celin midba jaad gaara tahay aan ka helay dad kala geddisan… Malaha Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasi ka mid ah kuwa loogu hadal-haynta iyo dhegtaagga badan yahay madaxda qaranka….. Yaanan ararta ku tiigaaline maqaalkii 2aad iga guddooma… Danta labaad ee aan ka lahaa Kulanka Wasiir…

          Read More

          Ghana oo 2-0 Ku Saloolatey Cote Verde Quarter Final Cup Of Nations 2013 ( By Jaahuur)

          Nelson Mandela Bay Stadium-Feb-02-2013-qurbejoognews.com-Akhyarrtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureyna dabcan horyaalka Afrika oo la soo guda galey Semi Final. Haddaba iyada oo biloodey Semi Finalkii xulkii laga badiyaana waxuu u baqoolidoona xaafadahoodii. Saaxiibayaal labada xul ee maanta inoo furey foodana isla gaey waa Ghana iyo Cote Verde waxaana ka soo qeyb galaey dadweyne aan la soo…

          Read More

            Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo ka waramay baadhis ay ku hayaan Wershada Korontada ee Caasimada hargaysa .

            Hargaysa 02.Feb.(SDN) Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Cabdi Maxmaed ayaa markii u horaysay ka hadlay baadhis ay ku wadaan Warshada Korontada ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha oo ay weheliyaan Saraakiil ka tirsan Wershada Korontada ayaa saxaafada kula hadlay xarunta Wershadaas ee Caasimada Hargaysa. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka ayaa tilmaamay inay maalmaahanba hawl…

            Read More

              Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada.

              Hargaysa 02.Feb.(SDN)     Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Si duuduub ah ku ansixiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada. Fadhigan oo uu Shir gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax,Waxaa ka Soo Xaadiray 49 Xildhibaan oo ka mid ah 82ka Mudane ee Golaha Wakiiladu ka kooban yahay .   Gudoomiyuhu waxa…

              Read More

                Sanad Guuradii 19aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka oo loogu wanqalay Derejo Siinta Taliyeyaasha Ciidamada .

                Hargaysa 02.Feb.(SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska CQ Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 02 bisha febaury. Munaasabadda Xuskaasi oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee CQ Somaliland ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa kaloo ka soo qayb galay sadexda Gole Qaran,…

                Read More

                  Hillary Clinton:Amniga Dunidu waa dhaamaa sidii hore

                  Washington Feb 02,2013(SDN)-Xoghayihii hore ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa shalay gelinkii danbe macasalaameysay shaqaalhii ay mudada shanta sanadooda wada shaqeynayeen. Clinton ayaa todobaadka soo socda xilka ku wareejin doonta xoghayaha cusub ee wasaraadaas John Kerry. Clinton ayaa sheegtay in mudadii ay xilka heysay in si weyn looga shaqeeyay sidii loo wiiqi lahaa…

                  Read More

                    Madaxweynaha Faransiiska maanta Booqanaya Mali iyo QM oo sheegtay in Muslimiinta dalkaas ugaarsi lagu hayo

                    Bamako Feb 02,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa maanta booqanaya dalka Maali oo amar uu bixiyay looga saaray woqooyiga dalkaasi meliishaad Islaami ah oo mudo ka ariminayay halkaas. Booqashada Madaxweynaha Faransiiska ayaa ku soo beegmeysa xili ay Qaramada Midoobey shaacisay in xasuuq iyo ugaarsi lagu hayo dadka Muslimiinta ah ee dalkaasi. Ergeyga QM ee dalka…

                    Read More

                      Somali police charge journalist

                      SOMALI police have charged five people including a journalist and a woman allegedly raped by government troops in a case dismissed by rights groups as “politically motivated”. Freelance journalist Abdiaziz Abdinuur, who works for several Somali radio stations as well as international media, was detained without charge on January 10 in the capital Mogadishu after…

                      Read More

                        Ankara: Qarax lala eegtay Dhismaha Safaaradda Turkiga ee Maraykanka iyo khasaaraha ka dhashay

                        Ankara 01, February 2013 (SDN/AP)-  Qof is-miidaamiye ah oo isku soo rakibay walxaha qarxa, ayaa Jimcaha maanta ku qarxay iridka hore ee Safaaradda Maraykanku ku leeyahay caasimadda Turkiga ee Ankara. Siday masuuliyiintu sheegeen, qofka ismiidaamiyay waxa uu naftiisa iyo qof gaadh ah ku dilay albaabka laga galo dayrka ama ganjeelka dhismaha Safaaradda ee Ankara, siday…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa Magacaabay Taliye ku xigeeno iyo Abaanduulayaal Cusub oo ay yeelanayaan Ciidamada Booliska,Qaranka iyo Asluubta .

                          War-saxaafadeed Hargaysa 01.Feb.(SDN)    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1553/022013      ku magacaabay Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Warsaxaafadeedkan ooo uu ku Saxeexan yahay Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.ayaa u dhignaa Sidan:-   MADAXWEYNUUHU:-   Markuu Arkay:                Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;…

                          Read More

                            Tartan Orodka 10Km ah oo galabta Hargaysa ka furmay iyo Magacyada Orodyahanada Guulaystay.

                            Hargaysa 01.Feb.(SDN)      Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Nuux Jibriil ayaa galabta ka qayb galay tartan Ciyaaraha Fudud gaar ahaan Orodka 10-ka Km,oo ka dhacay Garoonka Hargaysa Stadium. Tartankan oo ujeedadiisu ahayd Sidii loo kala reebi lahaa Orodyahanadii ka qayb qaadanayay ,kuwaas oo intii soo baxday laba ka mid ahi  ay ka…

                            Read More