Webmaster

    Madax kaSocota Xisbiga Ucid ee Uk oo ku Sii jeeda Somaliland kana Qayb Galaya Dorashada 28/11/12

    London Nov 23/12(SDN)  Wafdi ka socda xubnaha uk oo ka mid yahay Siciid Cumar Axmed oo  ka asaasayaashii xisbiga  Ucid waxay  caawa ka ambabaxay magaaladan London isaga oo kusii jeeda Somaliland,Siciid Cumar waxa uu ka qayb qaadan doonaa doorashada degaanka ee ka dhici doonta bishan dabayaaqadeeda Somaliland,Waxa uuna rajo weyn ka muujiyey in Xisbiga Ucid…

    Read More

      Musharax Iska Casiley Urursiyaasadeedka Xaqsoor Oo Ku Biirey Xisbiga Ucid oo loo qabtay xaflad soo dhawayna gobolka Gabilay

        GabileyNov23/12(SDN) Musharaxa Ka Tirsanaa Urursiyaasadeedka Xaqsoor Ayaa Maanata Iscasiley Kuna Biirey Xisbiga New Ucid, Musharaxan Iscasiley Ayaa Xafladabaaladhan Oo Kulmisay Taageeryaasha Xisbiga Ucid Oo Loogu Qabtey Hotel Askar Ee Magaalada Gabiley Musharaxasi Iscasiley Ayaa Taageeradiisii Iyo Cududiisii Ku Wareejiyey Musharaxa C/Raxamaan Muxumed Baadil (Cabdi Biida) Oo Ka Mid Ah Musharaxiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan…

      Read More

        CALAAMADAHA TARAAFIGA EE SOMALILAND‏

        – Miyay jirtaa Calaamad ah kuwa TARAAFIGA ee CAALAMIGA ah oo isla markaana ay XAYAYSIIN nooc ay doontaba  ha   noqotee uu ku dhex qoranyay ama ka dhex muuqdo……..???????? Asc,Waxa aan halkan salaan qaali ah oo aad u qiimo badan iga hooya leeyay, Dhamaan Bulshada Somaliland oo dhan,Meel kastaba ha joogaane. Anigoo ah  MUBARAK C OOMAAR …

        Read More

          Pro. Cali Khaliif Galaydh oo Kun Maalin Guur ka soo Jeestay

          Af qalaad aqoontunu miyaa, Mayaa! Mayaa! waa intuu ninba Eeba geshaa! Profissoorow lagu eed Caliba waa kaa. Sidaad la wadda socataan Cali Khaliif Galaydh iyo kooxdiisa G10 ka labaxday waxay cidla kaga dhaqaaqeen dadkii rayidka ahaa ee ay dadka geliyeen degaanadda Buuhoodle, kuna guubaabinaayeen in ay tahay maanta maalindoodii. Waxaad la socotaan guuldaradda kaga dhacday…

          Read More

            Kulan wada tashi oo dhexmaray jaaliyada Somaliland Society UK “SSUK” iyo Somaliland Society EU “SSE

            London Nov 22,2012(SDN)-kulan ay soo qaban qaabiyeen guddida Somaliland Society UK “SSUK” laguna qabtay xarunta west London Somaliland community. kulankan oo qabsoomay 18/11/2012 waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday SSUK, xubno ka socday SSE, xubno ka socday WLSLC, xubno ka socda jaaliyada Somaliland ee Milton Keynes, waxgarad, odey dhaqmeedyo iyo aqoonyahano ka soo…

            Read More

              SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran Qaybta afraad

              Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.”   Qaybta afraad:  …

              Read More

              Tery Henry oo laga yaabo in uu kooxdiisii hore ee Arsenal u ciyaari doono

              Paris Nov 22,2012(SDN)-Laacibka Thierry Henry oo imika dadiisu tahey 35 jir ayaa wuxuu bilaabey inuu mar kale la tababarto kooxdiisii hore ee Arsenal, waxaan dhici karta in Macalinka kooxdaas Arsene Wenger  uu Henry  u qondanayo soo noqosho cusub. “Haa wuu nala tababartaa, lakiin ma garanyo inaan sameyn doono inuu kooxda u ciyaaro bilowga sanadka cusub….

              Read More

                Nuxurka war-murtiyeed ay Deeqbixiyeyaashu ka soosaareen geedi-socodka Doorashada Deegaanka Somaliland

                Hargeysa 22, November 2012 (SDN)- Guddiga qaadhaan-bixiyeyaasha caalamiga ah ee taageerada geedi-socodka dimoqraadiyadda Somaliland, ayaa war-murtiyeed ka soosaaray siday u socoto diyaargarawga doorashada Deegaanada oo maalmo kooban ka hadhsan yihiin qabsoomideeda. Warsaxaafadeed laga soosaaray xafiiska Midowga Yurub ee Hargeysa, waxay guddiga isku-dubaridka Qaadhaan-bixiyeyaashu ku sheegeen inay Somaliland ku hambalyaynayaan diyaargarawgeeda wejigii u dambeeyay ee qabashada…

                Read More

                  Gantaal: Gabay Ku Xardhan Halgankii Qaran ee SNM Hormoodka Ka Ahayd!

                  Gabaygan Gantaal waxa tiriyay Abwaanka Weyn ee Maxamed Jaamac Cabdi (Gaax-nuug) isaga oo jooga Jabuuti,  taariikhdu markii ay ahayd 21/10/1984 kii, maalintaas oo ahayd sannad-guuradii 15aad ee ka soo wareegtay markii ay maamulka Soomaaliya af-ganbiga ku qabsadeen tooraddii kelidii taliyihii Maxamed Siyaad Barre uu madaxda ka ahaa, oo loo debbaaldegayay xuskeeda.   Abwaan Gaax-nuugna waxa uu…

                  Read More

                    “Maalintaynu Dalka Ku Soo Guryo Noqonay Maanta Ayay Ka Qiiq Badan Tahay, Axsaabta Tartamaysaa Waa Inay Si Nabadgalyo Ah Doorashada U Galaan, Oo Xisbiga Laga Helo Uu Haneeyo”

                    “Looma Baahna In La Yidhaahdo Waa Lagu Shubtay, Dawladaa Xisbi Hebel U Eexatay, Ninka Sidaa Yidhaahdaa Isagaa Wax Isku Dhimay” Xaaji Cabdi Waraabe Hargeysa, November 22, 2012 (SDN) xigasho (Haatuf) – Gudoomiyaha guddiga joogtada golaha guurtida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa sheegay in doorashada golayaasha deegaanka ee dalka ka dhici doonta 28 bishan November…

                    Read More

                      Ururrka Sama Falka Ah Ee Haldoor oo Gudoomiye Cusub u Doortay Siciid Cabdi Dheen

                      london Nov22/12 Ururka Wadaniga ah ee dhanka Samafalka ku firfircoon ee Haldoor ayaa fariin uusoo gaadhsiiyay  qurbjoog waxa uu ku shaaciyay in xilkii gudoomiyaha ururka loo magacabay Mudane Siciid Cabdi Dheen Marki ay mudadii ay dhamatay gudoomiyahii hore ee ururka Asad Yuusuf Ismail (Nirig) ugana mahad celiyey Mudadii uu xilka hayey waxana la farayaa dhamaan qurbojooga…

                      Read More

                        Madaxii danbi baarista NSStii Soomaaliya oo maxkamadi ku heshay denbi Jir dil ah

                        Columbus Nov 21,2012(SDN)-Korneel hore uga tirsanaa ciidamada Soomaaliya oo ka hawlgeli jiray ciidamada amaanka looguna yeero “Gestapo of Somalia” ayaa masuuliyada jir dil loogeystay nin u doodi jiray xuquuqda aadanaha masuuliyadeeda loo saaray,waxa sidaa xukuntay maxkamad ku taal gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Xukunka ayaa wadada u xaaraya in danbiilaha iminka lala beegsado maxkamad medini…

                        Read More

                          Madaxda Sideeda dal ee Muslimka ugu dhaqaalaha roon ooBakistaan ku kulmaya

                          Islamabad Nov 22,2012(SDN)-Hogaamiyeyaasha Sideed dal ooMuslim ah oo dhaqaalahoodu kobcayo ayaa kulan ku yeelanaya magaalada Islaamad ee dalka Bakistaan si ay uga wada hadlaan iskaashi dhaqaale oo dhexmara. Dalalkan oo la baxay Developing-8 ama D-8 ayaa waxa ka mida Iran Turkey iyo Masar waxaana shacabkoodu garayaan hal billion oo ruux,dhaqaalahooduna waa hal trillion. Dadka ka…

                          Read More

                            Tvga HCTV ee Qarada Yurub Xafiiskiisa London oo dood u qaban laha todabada urur ee deganka ku xidhay lacag inay iska bixiyaan

                            London Nov 22/12 (SDN) ururada siyasada somaliland  ee u tartamaya golaha deeganka uk oo la soo xiriray shabakada wararka ee qurbojoog.com ayaa waxay u shegeen in tvga hctv markii ay ka dalbadeen in dood loo qabto wacyi galina ururada in xafiiska london uu ka dalbaday qarash aan hore logu maqal tvyada madaxa banaan marka dood…

                            Read More

                              Taageerayaasha Murashax C/Shakuur Bidhaan Oo Wacdaro Ka Dhigay Ololihii Shalay ee Hargeysa

                              Hargaysa Nov 22/12 (SDN)Maalintii u dambaysay ee ololaha doorashada Xisbi-weynaha UCID ayaa guud ahaan si weyn looga dabbaal-degay dhammaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland, iyada oo munaasibad ballaadhan lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee caasimadda Hargeysa. Murashax C/Shakuur Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) oo ka mid ah murashixiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa ay isaga iyo taageerayaashiisu…

                              Read More

                                SAMO-TALIS: Dareen-celinta Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland iyo Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qaybta 14aad

                                Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Suldaan C/Laahi waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda, aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe). Isaga Suldaan Maxamed ii qaabilay si maamuus leh waxa uu dareenkiisa ku cabbiray sidan: “Xaaji Cabdi illaa yaraantaydii waxa ay aqoon isu lahaayeen qoyskayga. Aniga oo yar oo…

                                Read More