Webmaster

    Xisbiga UCID Oo dhoolo-tus balaadhan ku soo gabagabeyey Ololihii doorashadda Deegaanka dhamaan gobolada oo dhan

    Hargaysa Nov20/12 (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta soo gabo-gabeeyay ololahoodda doorashada Goleyaasha deegaanka ee dalka ka qabsoomaysa 28-ka bishan. Waxaanay Kumanaan ka mid ah Taageereyaashoodu ay isku soo bax balaadhan ka dhigeen maanta fagaaraha beerta Xoriyadda ee caasimadda Hargeysa Sidoo kale, Taageereyaasha shanta degmo ee Hargeysa ee xisbiga UCID oo saaran gaadiid kala duwan,…

    Read More

      Madaxweynaha Somalia oo xil culus u magacaabay Dahir Alasow

      Muqdisho Nov 20,2012(SDN)-Madaxweyne Hassan Sheekh Mohamud Alasow ayaa Dahir Abdulle Alasow u magacaabay Agaasime ku xigeenka Sirdoonka Qaranka sida lagu sheegay Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha. Xil magacaabista Dahir Alasow ayaa ku beegan xilli maalmo ka hor loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug State of Somalia. Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Somalia ayaa laga…

      Read More

        SHEEKADA QURBEJOOG – Qiso Qof, Qoys iyo Qaran!

        Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.”   Sheekadani waxay isku hal…

        Read More

          Xukuumadda iyo Xisbigeeda oo Ku Hawlan Qorshe Hargeysa Lagaga Daabulayo Taageerayaal Uga Codeeya Gobolka Sanaag

          Hargeysa Nov 20,2012(SDN/Hubaal)- Iyaddoo Todobaad kaliya ay ka dhaheen dhamaadka Ololaha Doorashada Golayaasha Deegaanka ee Somaliland oo lagu wado inay dalka Ka qabsoonto 28 bisha November ee aynu ku guda jirno ayaa la sheegayaa in Xisbiga Xaakimka KULMIYE Werwer xooggan ka qabo Gobolka Sanaag oo ururrada kale kaga taageerayaal badan yihiin, taasina ay sababi karto…

          Read More

            Cabdirisaaq-Kildhi oo KULMIYE iyo WADDANI ku Eedeeyey Faro-gelin Ka Dhan ah ururka RAYS

            Hargeysa Nov 20,2012(SDN.Hubaal)- Hoggaanka urur siyaasadeedka RAYS ayaa ka hadlay Musharrax  shalay ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay  musharraxnimadiisii isla markaana ka baxay  xubinnimadii ururka RAYS. Guddoomiyaha ururka RAYS ee gobolka Hargeysa Cabdirisaaq Ismaaciil (Kildhi) ayaa shalay  faahfaahin ka bixiyey  is casilaada musharrax MAxamuud Cabdi Cilmi (Abu-Hurayra) oo uu ku tilmaamay inuu ahaa nin ka sharraxan…

            Read More

              Xukuumadda Somaliland oo Baaq ka Soo Saartay Taageerayaasha Baabuurta Ka Lusha

              Hargeysa Nov 20,2012 (SDN/Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, ayaa ugu baaqay Dhalinyarada wakhtiga ololaha baabuurta guudka uga baxda inaanay naftooda halis galin, anshaxa iyo nidaamkana ilaaliyaan, isla markaana si nabad-gelyo ah u banana-baxaan wakhtiga ay ololaynayaan. Wasiiku waxa kale oo uu madaxda ururrada iyo axsaabta ku booriyay, inay dhalinyarada ay…

              Read More

                Ban Ki Moon oo xabad joojin degdega ku dhawaaqay

                New York Nov 20,2012(SDN)-Dagaalak Gaza ayaa maalintiisii 6aad galey, Qaraxa iyo uurada gantaalaha  ayaa isla subaxan Axada ah laga arkayaa dalacada magaalada Qasa,  waxaana ila hada la xaqiijiyey dhimasha 80 iyo dheerad Falastiniyiin ah iyo 3 Yuhuuda dhoorka leh ah. Maalintii Axada ayey aheyd maalintii ugu geerada badneyd waxaana dhintey ina ka badan 30 qof…

                Read More

                  How a goat and a handshake could save Somalia

                  HARGEISA, Somalia — To the outsider, haggling for sheep in the livestock market here might look like an elaborate secret handshake. Two men lay a piece of cloth over their grasped hands and begin negotiating the price in silence, their eyes fixed on one another. Sequences of squeezes, pinches and clasps of fingers, knuckles and…

                  Read More

                    Waa tix Gabaya oo la magac baxayday Dookh oo ay soo Saartay Abwanada Marwo Caasha Luul Maxmuud

                    London Nov19/12 Abwanada Caasha Luul Maxmuud oo soo gaadhsisay qurbojoog.com Gabay la magacac baxay  Dookh .   Haddaanad gabayga deelqaafka iyo dari ka saaray nin Dalabtiyo haddaan laga midh tirin diniqa aan muuqan Meeshii dahsoonayd haddaan lagu daqiiqaynin Doogtiyo haddaan lagu laf gurin dakharadii raagay Darar laga ma maallo tixuu dufan ma yeeshaane Aan dareersho…

                    Read More

                      Xaaji Cabdi Waraabe oo Loo Doortay Guddoonka Guddida Joogtada Ee Guurtidda

                      Hargeysa 19, November 2012 (SDN)- Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-Waraabe) Xildhibaanada Golaha Guurtidda, ayaa Shalay loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha guddida joogtada ah Golehaasi. Kulan ay isugu yimaadeen Saddex iyo labaatan ka mid ah afar iyo labaatanka xubnood ee guddidaasi kooban ayaa waxa jawigii madashu is bedelay kadib markii ay tanaasuleen laba xubnood oo jagadaas ku…

                      Read More

                        Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa goor dhowayd waxay labo askari oo ka tirsan ciidanka milateriga Kenya ku toogatay magaalada Gaarisa

                        Kenya Nov19/11/12 Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa goor dhowayd waxay labo askari oo ka tirsan ciidanka milateriga Kenya ku toogatay magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya, sida uu ku soo warramayo weriyaha Bar-kulan ee gobolkaas. Dilka ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka dugsiga sare ee Garissa High School. Dableydii dilka…

                        Read More

                          Hal-abuurka Da’ada yar ee Jaamac Xandule oo tix gabaya oo la yidhaa”maxaaan balan dhaar ku qaaday”soo bandhigay

                          Fulda Nov 18,2012(SDN)-Hal-abuurka Da’ada yar ee Qurbejooga ah ee Jaamac Maxamed Xandule ayaa tix gabaya caawa soo bandhigay,tixdan oo la yidhaa “Maxaan Balan Dhaar ku Qaaday”. Abwaanka ayaa somalidiasporanews.com/qurbejoog.com u sheegay in tixdu ka warameyso”wiil jecelaa wax badan gabdh,oo ay uu joojin waydeey, see nabsi waa balaayee… marku ka sii jeedsaty oo gabdh kale helay…

                          Read More

                            Aqoon yahan Cali Ibrahim Jamac oo Sharaxaad ka bixinaya Xaalada dhaqaale ee Mareykanka(Fiscal cliff)

                            Toronto Nov 18,2012(SDN)-Aqoonyahan   Somalilander ah, Cali  Ibrahim  “ Baqdaadi”, ayaa  ku soo bandhigay   dhibaatada dhaqaale ee loo yaqaano “ Fiscal cliff” ,  xaflad  aqoon iswaydaarsi ah oo lagu qabtay   Toronto, Canada . Wuxuu sharaxaad dheer  ka bixiyay  saamaynta ay ay  ku yeelan karto  Maraykanka , iyo caalamka inteesa kale,    haddii aan heshiis laga gaadhin   inta…

                            Read More

                              Culture shock awaits Somaliland returnees

                              HARGEISA, Somaliland — Two years ago, fashion designer Ayan Hussein left the high-end stores of Britain’s capital for a stab at promoting fashion that was in line with Muslim tradition in her Somali homeland. But she and her family, along with thousands of other Somalis who have returned in the hope of drumming up business…

                              Read More