Webmaster

    SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta saddexaad)

    Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.”Qaybta saddexaad: ..…..Wiilkii waatii loo…

    Read More

      Hargeysa: Ururka VOSOMWO oo qabtay kulan lagu taageerayo Murashaxiinta beelaha Lahayb-sooco iyo in bulshadaasi wakiilo ku yeelato goleyaasha dalka (Daawo Sawirada)

      Hargeysa 21, November 2012 (SDN)- Ururka Codka Haweenka bulshada Lahayb-sooco oo magaciisa loo soo gaabiyo VOSOMWO, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay kulan ku saabsan sidii loo taageeri lahaa murashaxiinta bulshadaas uga qaybgalaya tartanka doorashada Deegaanka Somaliland oo hadda todobaad keliyi ka hadhsan yahay. Kulankan wadatashiga ah, waxa ka qaybgalay xildhibaano ka tirsan goleyaasha Baarlamaanka,…

      Read More

        Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Hargeysa u jooga hirgalinta midnimo somalia shanta sano ee soo socda

        Hargaysa Nov21/12  Wefti ka socday Qaramada Midoobay ayaa  la sheegay inay Hargeysa u yimaadeen xog ururin la xidhiidha warbixin looga soo dhiibay xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork, Weftigan oo ay ujeedoodu ahayd inay Somaliland iyo Somaliya ka keenaan xog la xidhiidha qorshaha ay Qaramada Midoobay ku waajahayso shanta sannadood ee soo socda, maadaama  dib loo eegayo…

        Read More

          Wafdi Balaran oo uu Hogaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Qarada Europe oo ka Anbabaxay Uk kana qayb galaya Dorashada Dhacaysa 28/11/12

          London Nov21/12 (SDN) Waxa Maanta ka anbabaxay wafdi balaran oo ka tirsan xisbiga ucid ee  Uk  wafdigan oo u hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga ucid ee qarada Yurub mudane Siciid Maxamed Amiin wafdigan aya waxa la filaya inay ka qayb qataan dorashada golaha deeganaka ee ka dhacaysa 28/11/12 iyaga oo dhira galin iyo goob joog ka noqonaya…

          Read More

            Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Oo Loo Faaruqiyey Fagaaraha Beerta Xoriyada iyo Madaxwayne Siraanyo oo socdaal la filayiyey inuu ku tago Gabilay la hakiyey.

              Hargaysa Nov 21/12 (SDN) Xisbiga taladda haya ee Kulmiye ayaa soo khatimay wareega afaraad ee Ololihiisa Doorashadda Golaha Deegaanka oo uu maanta u lahaa, kaas oo Taageerayaasha Musharixiinta Xisbul xaakimka uga qayb-galaya Doorashadda Goleyaasha Deegaanka ee Todobaadka soo socda Dalka ka dhici-doonta ay iskugu soo baxeen Fagaaraha Beerta Xoriyadda si ay u muujiyeen Taageeradda ay u…

            Read More

            David Beckham oo Ka haajiraya La-Galaxy Xageesu Ku Biyo Shubandoonaa?

            Los Angeles-Nov-21-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddiga reer England ee u ciyaara La-Galaxy David Beckham oo ka dhawaajiyiy inuu ka haajirayo kooxdan Galaxy baisha December ee foodda inagu soo haysa. Haddaba David iyo Galaxy ayaa ka dhawaajiyey Isniintii G’aankan difaacanayana horyaalka,waxayna ciyaarta kamadambeysta ah (FINAL) isku dhamaandoonaan HOUSTON December 1-da. Laacibkan 37-jirka ah ayaan…

            Read More

              Yuhuuda oo ku dhiiran weyday weerar dhulka ah oo ay Xamaas ula tagto iyo Mareykanka oo u ceeb Asturay

              Qudus Nov 21,2012(SDN)-Xukuumada Yuhuuda ee maalmaha hawada ka weerareysay magaalada Gaza isla markaana ku goodiyeysay in ay weerar cagta ah ku qaadi doonaan degaankaas ayaa maanta shaaciyay in aaney sidaa yeeli doonin. Raiisul wasaaraha Yuhuuda Benjamin Natanyahu ayaa sidaa ku sheegay shir saxaafada ay wada jir ugu qabteen isaga iyo Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka Hillery…

              Read More

                Rising xenophobia against Somalis in Kenya

                Twenty-one victims from Sunday’s explosion of a minibus in Nairobi’s Somali-dominated Eastleigh suburb popularly known as “little Mogadishu” are still recuperating at the country’s main hospital, Kenyatta national hospital. I went to visit them. They had head, arm and leg injuries. Some had burns. At least eight people died in the blasts on Sunday from that…

                Read More

                  SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybta labaad)

                  Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.”     Qaybta labaad:…

                  Read More

                    SHIRKIGA Toobad ma laha

                    Sida uu Alle kitaabkiisa noogu sheegay shirkigu waa waxyaabaha ugu xun ee ka suurooba in qof aadami ahi sameeyo. Wuxuuna aayad ku sheegay in shirkigu yahay dulmi weyn. Aayaddaasina waa middan hoos ku qoran ee uu Luqmaan isaga oo waaninaya wiilkiisa uu ku yidhi wiilkaygiiyaw Alle cid ha ku sidkin oo cibaadada ha la wadaajinin,…

                    Read More

                      xaflad aad maqaamkeedu aad sareeyo oo loo qabtay ardaydii reer Somaliland ee ka qalin jabisay jamacada dalka ugandha.

                      Kampala Nov 20,2012(SDN) xaflad aad maqaamkeedu aad sareeyo oo loo qabtay ardaydii ka qalin jabisay jamacadaha dalka ugandha oo kala diyaariyey master iyo digri ardaydan oo loo dhigay xaflada farxada lagula qaybsanaayo farxada waxaana  soo agaasimay ururka ardayda reer Somaliland ee (usolsa),waxaana ka qayb qaatay qaybaha bulshada ee Somaliland ee kala  duwan haday tahay ganacsato…

                      Read More

                        Hargeysa: Saxaafadda Madaxabanaan oo go’aamisay in guddi todoba xubnood ah ergo loogu diro Madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa 20, November 2012 (SDN)- Kulan ay maanta saxaafadda madaxabanaan ee Somaliland ku yeelatay magaalada Hargeysa, ayaa laga soosaaray go’aamo dhawr qodob ka kooban. Kulanka waxa lagu faaqiday sida ugu haboon ee ay saxaafadda madaxabanaani uga hortegi karto Xeerka Sirdoonka Somaliland oo hadda saxeexiisu horyaalo Madaxweyne Siilaanyo, waxaana lagu go’aamiyay in guddi ergo ah loo…

                        Read More

                          “Siyaasadii Arrimaha Dibadu Way Fashilantahay, Markaad Eegto Xaalada Uu Dalku Ku Sugan-yahay”Agasamihii Hore Arimaha DIbada

                          Hargeysa Nov20/12 (SDN)- Agaasimihii hore ee Wasaaradda dib u dejinta Xukuumaddii Daahir Rayaale Dr. Anwar Maxamed Cigge, isla-markaana hadda ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa qaabka ay wakhtigan u shaqaynayso Siyaasada Arrimaha dibada Somaliland ku tilmaamay mid guul-daraysatay. Anwar Maxamed Cige oo ka khudbad ka jeediyey Fagaaraha Beerta Xoriyada oo maanta…

                          Read More

                            Khudbaddii Dr. Gaboose ka jeediyay fagaaraha Burco: “Ururkan Umaddaa Dooratay, Samadaa laga caleemo saaray, Kibir iyo Cadaalad-daro laguma joojin karo”

                            Burco 20, November 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo hadal ka jeediyay isu soo bixii shalay ee uu ururka Umaddu ku soo khatimay ololihiisa doorashada, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay maalinta cod bixinta si weyn isugu soo baxaan. Dr. Gaboose, oo ka qayb galay isu soo bixii magaalada Burco, oo…

                            Read More