Webmaster

    Kismaayo oo ay dib uga bilaabatay in si sharci daro ah looga dhoofiyo Dhuxusha

    Kismaayo Nov 07,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM ee gacanta ku haya dekedda magaalada Kismaayo ayaa fasaxay in ay halkaa ka shiraaqdaan Marakiib iyo doonyo wada shixnado dhuxul ah. Gollaha amaanka iyo dawlada Soomaaliya ayaa hore u mamnuucay ka gancasiga iyo dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya khaasatan magaalada Kismaayo. Ilo wareedyo ku sugan guddaha dekedda Kismaayo ayaa xaqiijiyay in sadex markab…

    Read More

      Guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye ee UK oo dhaleeceeyay madax dhaqameed taageeray Magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan

      London Nov 07,2012(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Kulmiye laantiisa dalka UK isla markaana ah xildhibaan gollaha degaanka ee Campbell Park & Fishermead Md Aadan Jaamac Kaahin ayaa dhaleeceeyay taageero ay qaar ka mida madax dhaqameedyada Somaliland u jeediyeen magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan loogu magacaabay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya. Mudanaha ayaa war saxaafada uu ugu talo…

      Read More

        “Foosiya Xaaji Aadan Qof Ka Jecel Somaliland Ma Jiro Xilka Loo Magacaabayna Waan Soo Dhoweynayaa” Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland

        Hargeysa Nov 7/12  (xigasho waragayska saxansaxo ) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, ayaa sheegay in Raysal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibedda Somalia Foosiya Xaaji Aadan Qabille tahay qof Somaliland jecel qaranimadeeda, taas oo uu tilmaamay inaanay ka suura geli Karin wax Somaliland dhib ku ah inay samayso, isaga oo reer…

        Read More

          C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo ka sharaxan Xisbiga UCID oo soo Bandhigay Awood iyo Taageero Mug Leh

          Hargaysa Nov 07/12 (SDN)  Iyada oo maanta uu ololaha doorashada Somaliland u lahaa Xisbiga UCID ayaa waxa munaasibad wadajir ah soo qabanqaabiyay laba murashax oo kala ah C/Shakuur Xaaji Maxamed Ismaaciil (Bidhaan) iyo Mubaarig Xaaji Cabdi oo labadooduba ka sharraxan Xisbiga UCID, taas oo ka qabsoontay inta u dhaxaysa Biriijka Hargeysa iyo Total, waxaana ka…

          Read More

            Wasiirka Cusub Ee Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Maanta Qado Sharaf U Sameeyey Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Puntland

            MuqdishoTalaado, 06/11/2012. Wasiirka cusub ee Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane: Maxamuud Xasan Saleebaan ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Xildhbaanada kasoo jeeda maamul goboleedka Puntland, wasiiro ka tirsanaa Xukuumadii KMG ahayd, siyaasiyiin, aqoonyahano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. Ugu horayn wasiirkii ku xigeenka Howlaha Guud iyo Guryeeynta ee xukuumadii hore Mudane: Xareed ayaa sheegay in…

            Read More

              Xuseen Cali Ducaale: “Inaga Dawlad ayuu Wadahadal inaga dhexeeyaa oo ah Dawladda Soomaaliya, yaan la isku Mashquulin yaa Wasiiro ka ah halkaas ee aynu…”

              Hargeysa 6, November 2012 (SDN)- Wasiirkii hore ee maaliyadda xukuumadii hore danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyay inaanay isku mashquulin cidda uu Madaxweynaha Somaliya u magacaabayo golihiisa xukuumadda, isagoo sheegay inaanay cid kasta oo Somaliland ka soo jeeda oo ka mid noqota  golaha wasiirada Somaliya aanay waxba yeeli karin wada…

              Read More

                GUDOMIYE X.GNKA DALADA GUUD EE ARDAYDA REER SOMALILAND OO KU HANBALYEYEY XISBIGA UCID TAAGERADA UU SIIYO ARDAYDA WAX KA DHIGATA DALKA UGANDHA.

                  GUDOMIYE X.GNKA DALADA GUUD EE ARDAYDA REER SOMALILAND OO KU HANBALYEYEY  XISBIGA UCID TAAGERADA UU SIIYO  ARDAYDA WAX KA DHIGATA DALKA UGANDHA.     (KampalaSDN)Guddomiyaha xigeenka dalada guud ee ururuka ardayda reer Somaliland  wax ka barata jamacadaha dalka ugandha  ee marka macagiisa laso gaabiyo  la yidha (usolsa) Md abdi salaan ali  ayaa mar uu…

                Read More

                  Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka oo maanta loo dareeray iyo waxa musharexiintu qabanayaan

                  New York Nov 06,2012(SDN)-Doorashadii Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray guud ahaan dalkan Mareykanka,iyada oo musharexiintuna ay ku kala mashquuleen arrimo kala duwan. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta wakhtigiisa la qaadan doona qoyskiisa iyo la taliyeyaashiisa sar sare. Madaxweynaha ayaa sidoo kale lagu wadaa in aanu wax olole ah sameyn maanta oo uu ciyaaro…

                  Read More

                    Waxaa lagu Dhawaaqay Hay’ad Cusub oo Caalami ah oo lagu Magacaabo ‘Shuraako,’ si Shaqo looga Abuuro loona Kobciyo Dhaqaalaha Soomaaliya iyo Somaliland

                    COLORADO, USA – Noofambar 06, 2012 Maanta waxaa lagaga dhawaaqay hay’ad cusub gobolka Colorado, USA, si loo kordhiyo shaqo abuurista iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya iyo Somaliland. Barnaamijkan waxaa lagu magacaabaa Shuraako, waxay ujeedadiisu tahay inuu shaqo ka abuuro Soomaaliya isaga oo taageeraya horumarka ganacsiga iyo ganacsatadabulshada ee gobol ka mid ah gobolada ugu taxadiga badan…

                    Read More

                      ‘Shuraako,’ Launched to Create Jobs and Economic Growth in Somalia and Somaliland

                      COLORADO, USA – November 6, 2012 – An innovative initiative was launched today in Colorado, USA, to foster job creation and economic growth in Somalia and Somaliland. The program, called Shuraako (Somali for ‘partnerships’), seeks to create jobs in Somalia through supporting business development and social entrepreneurship in one of the most challenging regions of…

                      Read More

                        Dawlada Maraykanka iyo Biriten ayaa soo dhawaysay magacaabista Golaha wasiirada cusub ee xukumada soomaliya

                        Wakaladaha Wararka Nov05/12 (SDN) War saxafaded laga soo saaray wasarada arimaha dibada maraykanka ayaa lagu sheegay in Kaaliyaha wasarada arimaha dibada maraykanka arimaha dhanka siyaasada wendy sherman oo boqasho maalinti shalay ku timid magalada muqdisho ee casimada somalia ay kulan la qaadatay madaxweynaha dalka somalia mudane xasan sh maxamud,afayenka barlamanka cisman maxamed jawari taliyaha ciidamada…

                        Read More

                          Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland: “Dowladda Cusub waa inaysan samayn wax caqabad ku noqon kara wada hadalada labada dhinac u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland..” 

                          London Nov 05/12 Dr.Maxamed Cabdulaahi Cumar Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland ayaa sheegay in wadahadalada u socda Somaliland iyo Dowlada federaalka Soomaaliya inay soo dhaweeyeen labada dhinac wada hadaladaasi Dowladan cusubna ay soo dhaweysay wadahadaladaas Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland waxa uu shaaca ka qaaday in marka Dowladda cusub ay nidaam sameysato Somaliland diyaar u tahay in ay…

                          Read More