Marwo Amina Hersi Oo Ka Mid Ah Maalqabeenadda Ugu Caansan Afrika Oo Hambalyaysay Xilka Loo Magacaabay Marwo Foosiya Xaaji Adan Una Fidisay Mariqaad Rasmi Ah
KampalaNov 05/12 (SDN)- Marwo Amina Hersi Moghe, oo ah haweenay Soomaaliyeed oo ganacsade ah oo dhalsho ahaan ka soo jeeda Somaliland. Marwo Amina Hersi Moghe, oo ah maalqabeen caan ah oo ay qadariyaan Madaxda iyo shacabka Qaaradda Afrika gaar ahaan dalalka bariga iyo badhtamaha Afrika oo xalay la soo xidhiidhay xafiiska wararka ee Shabakaddaha Caalamiga ah…
