Webmaster

    Dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIAWaxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,

    Anigoo ah MUBARAK CIISE OOMAAR,iyo dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIA Waxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,waxaanan leenay illaahay ma dhinte waa illaahay,Sabir iyo iimaan dhan walba,Illaahayna NAXARIISTII JANNO HA KA WARAABIYO Marxuunka ABTIGAY,…..Aamiin

    Read More

      Taliyahii hore ee Sirdoonka Somaliland Xuseen Kenyate oo loo magacaabayaa Agaasimaha Sirdoonka Somalia

      Muqdisho Nov11/12 Xafiiska Wararka ee qurbojoog.com ay helayso aya waxa noo xaqijiyeen xubno u dhawdhaw xafiiska raysal wasaraha soomaliya  in taya aliyahii hore ee Sirdoonka Somaliland Xuseen Kenyatta loo magacaabo Agaasime  Sirdoonka Qaranka Somalia,sida ay isku raceen Madaxwaynaha iyo Raysal wasare saacid  waxa kale oo isna xil loo magacabay Agaasimahii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Mohamud Raage…

      Read More

        AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya BARNAAMIJ GAAR AH

        AQOONYAHAN FUAAD YUSUF XARIIR SULDAN OO  IN BADAN KA SOO SHAQEEYEY waxbarshada somaliland oo noogu martiya  BARNAAMIJ GAAR AH (KampalaSDN) fuaad  yusuf xariir suldaan  waxa uu ku dhashay  caasimada hargaysa  1984  waxa kale oo uu waxku bartay  oo uu kabilaabay gobalka hargaysa siiba gabiley isago  shahaadoyinka kala duwana ka soo sameyey caasimada  hargaysa oo uu…

        Read More

        Kulankii Ciyaareed Obama Iyo Peppin.(SAWIRO)

        Chigago-Nov-11-12-qurbejoognews.cSaaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Talaadadii aynu soo dhaafney una dambeysey doorashadii ka dhacdey Mareykanka iyo Obama oo maalintaas la ciyaarayey Basket ball xiddigii reer Chigago ee baradsamaadkii Scottie Pippen iyo asxaab kale. Pippen iyo saaxiibkii oo ay u wada ciyaari jireen Chigago Bulls Randy Brown ayaa waxay ku casuumeen in ay ciyaaraan…

        Read More

          New Djibouti FA president pledges change

          The new president of Djibouti Football Federation Souleiman Hassan Waberi has pledged a big change in terms of football development in his country. He made the pledge after he was elected as the Djibouti FA president on Saturday morning in the presence of high profile officials from FIFA and CAF. During a post election address,…

          Read More

            Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi.

              Shirkada Somali Invesment Agency (SIA) oo xafiis ka furanaysa Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi. (Kampala SDN) Somali Investment Agency (SIA) oo ah shirkad Dadka Somaliyed ee Damacsan inay Maal gashi ka samaystan Guud ahaan dalka Uganda, gacan ka siisa ayaa lagu wada inay dhawan Xafiiski  ka furato Xaafada Somalidu ku badantay ee Kisenyi,…

            Read More

              TACSI KA TIMID TAGEERAYASHA XISBIGA UCID EE UK Marwo Nuura Ciise Omaar Xoghaya Xisbiga Ucid ee Uk

              Dhamaan Xubnaha xisbiga ucid ee uk waxay tacsi u dirayaan Marwo Nuura Ciise Omaar Xoghaya Xisbiga Ucid ee Uk oo Abtigeed Marxuun Xussen Awcali Cawaale Cali Caarif oo ku geeriyoday Magalada Hargaysa Marxuumka aya ka tirsana Ragii Tiirka u Hayey Ciidanka Booliska . waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo qarabadii…

              Read More

              Xisbiga Ucid oo Ansaxiyey Masuulintii Qarada Yurub iyo Waqooyiga Maraykaka

              Hargaysa Nov10/12(SDN)Xisbiga Mucaaradka ee Ucid aya ansaxiyey  Masuulinta Xisbigaas u qabilsan Qaradaha yurub iyo Maraykanka ka dib markii ay kormeer ku tageen wadamaas iyo sii xisbiga loo dardar galin lahaa kuwaas oo ay ka soo xuleen war saxafadeed u soo saray xisbiga oo ku saxeexan yahay Xoghayaha xisbiga ayaa u qorna  sida tan. JAMHUURIYADDA SOMALILAND…

              Read More

                Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir oo gadhay Muqdisho iyo xil culus oo loo Magacabayo

                MuqdishoNov10/12 (SDN) Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir Aayaa gadhay casimada soomaliya ee muqdisho sida ay ku helayso qurbojoog ilo ku dhaw xarunta madaxtooyada cabdiraxaan cabdiqaadir ayaa la filaya in loo magacabo wasiiru dawlaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka sida an ku helnay warar hoose.Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE…

                Read More

                  Xaaji Cabdi-waraabe oo Wasiirnimada Foosiya X. Aadan ku Macneeyay Horumar ku Yimi dadaalka ay Haweenka Somaliyeed ku Jiraan Una Hambalyey

                  Hargaysa  Nov10/12(SDN) Odayga Ugu da’da weyn reer Somaliland Xaaji Cabdikariin Xaaji Xuseen (Xaaji Cabdi-waraabe), ayaa sheegay inay Haweenka Somaliyeed Waayadan dambe muujiyeen dedaal balaadhan oo kor u qaaday Himiladooda siyaasadeed iyo Kaalinta ay Bulshada kaga jiraan. Sidaasi waxa uu sheegay mar uu Khamiistii doraad ka hadlayay Munaasibad xadhiga lagaga jarayay Jidf 13 KM ah oo Laamiya,…

                  Read More

                    SAMO-TALIS: Dareen-celinta Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qaybta 11aad

                    Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi-Waraabe), waan maqli jiray in muddo ah, oo dhallinyaradii 1984kii SNM ku biirtay ayaan ahaa, weliba xagga SNMta lagama jeclayn, oo oday  dawladda la shaqeeya, oo Hargeysa jooga in uu yahay ayaan warka ku ku hayay. Kollay aragti waa lagu kala duwanaan karaa, haddii nin laga qayliyana waxaad dareemaysaa in aanu qof tamar…

                    Read More

                      Ururada Somaliland ee Uk oo Casho Sharaf u Sameyey Wasiirka Madaxtoyada SomalilandMudane XIrsi iyo wasiru dawlaha Maaliyada Cadaani

                      London Nov10/12 (SDW) Madaxda Ururada Jaaliyada Somaliland ee ka hawl gala wadankan uk aya waxay xaflad casho sharafa ay ku soo dhawaynayaan Wasiirka Madaxtoyada Mudane Xirsi oo dhawaan boqasho ku yimid wadankan uk iyo wasiiru dawlaha maaliyada xafladan aya waxa iska ka shaday ururka Marwo ee ,Somalilad Global Unity,West London Somaliland Community iyo ururka Haya…

                      Read More

                        Doodaha ku xeeran u Magacaabida Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya iyo garnaqsiga Somaliland diidka

                        Toronto Nov 10,2012(SDN)-Magacaabidii Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan ee loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa dareeno kala duwan waxa ka bixiyay dadka reer Soomaaliya. Dareenada oo dhawr laga xusi karo ayaa waxa ka mida mid ka duulaya dareen wadaniyadeed,hadii ay dhab ka tahay kuwa ku hadaaqaya. Hadii ruuxa diidaya in Gabadh reer Somaliland…

                        Read More

                          Jubooyinka iyo dawlada Soomaaliya maxaa kala heysta?

                          Kismaayo Nov 10,2012(SDN)-Waxa shalay ka dhacay qaar ka mida degaanada Jubooyinka iyo Gedo isu soo baxyo lagu muujinayo diidmo ay dadka degaanadaa qaar ka mid ahi ka qabaan qorshe ay dawlada dhexe ee Soomaaliya maamul ugu magacaabeyso. Dadka degaanadaa ayaa sheegaya in gobolada qaar dhawaan laga saaray kooxda Shabaab in loo ogolaaday in ay maamulo…

                          Read More

                            Kulan Lagu Dar-dar Gelinayo Musharraxnimada Prof. Axmed-Dhegoyare oo Taageeraashiisu Yeesheen

                            Hargeysa Nov 09,2012(SDN)- Taageerayaasha Musharrax/Prof.  Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhega-yare) oo Urur Siyaasadeedka WADANI uga sharraxan Caasimadda Hargeysa ayaa shalay  yeeshay Kulan lagu dardar gelinayo laguna xoojinayo taageerada  ay u hayaan musharraxnimadiisa. Kulankan oo hor dhac u ahaa sidii ay cududooda u  muujin lahaayeen isu soo baxa wareega labaad ee ololaha WADANI oo berri ku beegan…

                            Read More