War Deg Deg Ah qurbojoog.com oo heshay Qaar kamid ah Magacyada iyo Qabiilada qaar kamid ah Golaha Wasiirada Cusub Halkan ka Aqrido iyada oo Sacadaha soo socda la Magacabayo
Muqdisho Nov 01/12 (SDN)Xafiiska wararka ee qurbojoog.com oo heshay Qaar kamid ah Magacyada iyo Qabiilada qaar kamid ah Golaha Wasiirada Cusub dhamaan wasiirada la magacabay aya hada ku sugan xarunta Madaxtooyada Vila somaliladn iyada oo la sugayo xiliga lagu dhawaaqayo waxan la shegay in markii u horaysay Tariikhda soomalida ama ta carabta in Raysal wasare…
