Nuxurka kulan gaar ah oo Madaxweyne Siilaanyo xarunta Madaxtooyada kula yeeshay hoggaanka xisbiga KULMIYE, maxaase lagu faaqiday?
Hargeysa 25, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan masuuliyiinta xilalka haysa. Kulankan oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee caasimadda Hargeysa, waxay ujeedadiisu ahayd soosaarista xubnaha hoggaamin doona ololaha doorashada Deegaanka ee loo asteeyay inay dalka ka qabsoonto dabayaaqada bisha…
