SHALAY JINI BOQOR MAANTANA JURILE
Dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay ka taagneyd xaalad jaahwareer ah isla markaana la daalaadhacayey dhibaatooyinka ay keeneen ururada Qaybyaaladda lagu dhisey, Xagjirnimo, Saboolnimo, Burcadbadeednimo iyo Farogelin shihseeye ayaa bishaan August 2012 u ahayd mid rajo gelisey dadka Soomaalida iyo guud ahaan beesha caalamka, kadib markii la meel mariyey Dastuur kumeelgaar ah, isla markaana la…
