Webmaster

    Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo xilalka ka qaaday Agaasimihii Telefishanka Qaranka iyo guddoomiyihii Wargeyska Dawan, masuuliyiin cusubna u magacaabay

    Hargeysa 27, August 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa maanta xilalkii ay hayeen ka qaaday Agaasimihii Telefishanka dawladda ee SLNTV Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul iyo guddoomiyihii Wargeyska afka dawladda ku hadla ee Dawan Mr. Maxamed Cusmaan Mire (Sayid). Sida lagu sheegay qoraal dheer oo wasiirku soosaaray, waxa uu markii u horeysay…

    Read More

      5 Somali children killed playing with explosives

      At least five Somali children were killed and more than 10 others wounded in a large blast in a school on Monday, after they played with explosives left over from fighting in the area, officials said. “There was a heavy explosion, we believe caused by an explosive device that they had been playing with,” said…

      Read More

        hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!.

          (KampalaSDN)  hadii aad dooneyso inaad noqoto qof ku raaxeysta nolosha aduunka oo mar walba faraxsanaada raac talooyinkan waa inaad fulisa 50 qodob!!!!!!. 1- ha laga helo iimaan qalbigaaga 2- wax tegay tiigsimaad ma leh, ha ka fekerin wixii ku dhaafay 3- ku qanac xukunka Alle,iyo risqiga lagu siiyeye 4- badi xuska Alleh 5- ka…

        Read More

          Hadal heynta ugu badan ee Somaliland:Labadee Urur ayaa soo raaci doona UCID iyo colaada arintaasi ka dhalatay

          Hargeysa Aug 27,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo haatan u muuqda in uu yahay ka ugu hadal heynta batan ururada siyaasada ee ku herdami doona doorashooyinka golleyaasha degaanka Somaliland ayaa arinkaa ku muteystay colaad siyaasadeed oo si weyn uga dhex muuqata saxaafada Somaliland. Xisbiga oo ku caan baxay mucaaradad wax dhista ayaa dhawaan waxa ku…

          Read More

            URURKA TABANTAABO OO RAASHIN DEEQ AH GAADHSIIYEY DUGSIYADA BOODHINKA AH EE KA JIRA DEGMADA SABOWANAAG(DAAWO SAWIRADA)

            Hargeysa Aug 26,2012(SDN)-Ururka mutadawaciinta ah ee TABANTAABO oo baryahanba ku hawlanaa hagaajinta iyo horumarinta gobolka ee caafimaadka iyo waxbarashada ayaa wuxuu geeyey degmada Sabowanaag raashin ay ugu geeyeen dugsiyada boodhinada ah ee ka jira tuulooyin ay degmadu maamusho oo ay dhigtaan arday tiro badan. Raashinkan oo laga ururiyay dad reer Hargeisa ah oo ku deeqay…

            Read More

              Ma dhabaa in Madaxweyne Shariif uu la kulmey Hoggaamiyayaashii Maxkamadaha Islaamiga

              Muqdisho Aug 26,2012(SDN/Xog la helay)-Sida aanu wararku nagu soo gaarayaan Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay Xubnihii hore ee ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamiga oo uu hogaamiyaha u ahaa. Kulanka ay yeesheen Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Mas’uuliyiintii Maxkamadaha oo uu ugu horeeyo C/qaadir Cali Cumar iyo Ragg kale oo…

              Read More

                Guddoomiyha Ururka Samafalka ee Garoodi:Burin been abuur

                Guddoomiyaha Ururka samafalka reer Somaliland ee Gaaroodi Md Deq Cabdi Digale ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku beenin shaqsi dhawaan maqaal ku qoray warbaahinta qaar oo sheegtay in uu yahay Afhayeenka Gaaroodi. Shaqsigan oo la yidhaa Khadar Cabdi Ciise ayaa maqaalkiisa ku weeraray xisbiga mucaaridka ee UCID iyo hogaankiisa sare. Gudoomiyaha ayaa qoraalkiisa…

                Read More

                  UJEEDOOYINKA SHIRKADI LEEDAHAY Qalinkii: AQoonyahan Hamse Aadan Tarabi

                    (KampalaSDN)Qofkasta oo caalamakan kunool wuxuu leeyahay ujeedo ugaraa oo uu usiimaryo inuu ku gaadho hadafkiisa nolaleed, tusaale ahaan ardayga waxdhiganaya wuxuu doonayaa inuu baaso imtixaanka sidii uu hadhaw mutaqbalka wax unoqon lahaa. Hadaba SHIRKAD kastaa waxay leedahay ujeedo ay rabto inay ku gaadho horumar laakin ma gaadhi karto ilaa ay ilaaliso xaquuqda SHAQALAHA, MACAAMISHA,…

                  Read More

                    Madaxweynaha oo Mushahar u xadeeyay Madaxweyneyaashii, Ku-xigeenadii hore iyo xubnaha kale ee maamuuska qaran leh

                    Hargeysa 26, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu golaha wakiilada Khamiistii todobaadkii hore usoo gudbiyay xeer cusub oo xuquuq mushahar loogu xadeeyay masuuliyiinta jagooyinka hab maamuuska Qaran ee dalka hore uga soo qabtay sida Mansabyada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, gudoomiyaha golaha wakiilada iyo gudoomiyaha golaha guurtida. Sida ay…

                    Read More

                      Orod yahan Mo Farah oo mataano loo dhalay

                      London Aug 26,2012(SDN)-Orodyahanka dhawaanta wacdaraha ka dhigay ciyaarihii Olympiga ee London lagu qaabtay ayaan maalmaha soo socda hurdo badan ledi doonin oo farxad iyo hawl waalidnimo owgeed soo jeedkiisu badanaan doonaa ka dib kolkii xaaskiisu umushay mataano ay siday. Orodyahanka labada biladood ee 5ta kun iyo 10ka kun biladaha dahabka ah ku guuleystay tartakii Olympiga…

                      Read More

                        Xuseen Carab Ciise oo isu taagaya xilka Soomaaliya u sareeya iyo muraaro dilaaca beelaha Somaliland diidka

                        Muqdisho Aug 26,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya Md Xuseen Carab Ciise oo ka mida xubnaha ugu firfircoon ee ka tirsan gollaha wasiirada Soomaaliya oo isla markaana ka soo jeeda Somaliland ayaa damacsan in uu Madaxweyne u tartamo. Md Xuseen Carab oo ah siyaasiga qudha ee ka mida dawlada Soomaaliya ee hadana ay si weyn ugu…

                        Read More

                          Gollaha Wasiirada oo ka shiray xaalada dalka

                          Muqdisho, Au 26, 2012(SDN)- Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin soo xulida xubnaha Baarlamaanka, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimaha Maaliyadda. Ugu horayntii Golaha Wasiiradda ayaa isla soo qaaday sidii loo soo dhamaystiri…

                          Read More

                            Arday reer Somaliland ah oo Bilad kaga guulaystay Qalin-Jebinta Jaamacadda New Generation Addis Ababa iyo Qaybteeda Hargeysa oo lagu ammaanay xaflad loo qabtay (Daawo Sawirada)

                            Addis Ababa, August 25, 2012 (SDN)- Arday reer Somaliland ah oo magaciisa la yidhaahdo Cawil C/laahi Aaden oo oo ka mid ah 130 arday oo shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda New Generation ee dalka Itoobiya ayaa ku guulaystay bilad ka dib markii uu kaalinta ugu saraysa ka galay imtixaankii qalin jebinta ee qaybta Human Resource…

                            Read More