Webmaster

    Badbaadi Dalka iyo Dadkaaga

    Inta awoodda u hesha in ay ka qayb galaan kulamada kala duwan ee kala heerka iyo nooca ah, ayey u taallaa in ay u bareeraan in ay geesinimo ku badbaadiyaan jiritaanka ummadda Soomaaliyeed iyo dalkooda ay afarta hareerood belaayadu ka kulaalayso. Awoodaha Badbaadada Qarameed maalinba koox ama kooxo ayey gacantooda ku jirtay. Maanta labo ayey…

    Read More

      Masuuliyiinta Madaxtooyada oo tacsi diraya

      Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa ay si wada jira halkan ka tacsiyadaynayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Caruurtii ay ka baxday MARXUUMA, MAKA XAAJI CAWAD oo ku geeriyootay Cariga Maraykanka 18/08/2012. Labadan Masuul waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumada inuu naxariistii Janno…

      Read More

        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan Muslimiinta Caalamka.,

        Muqdisho, 18, Agust. 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga. Ra’isul wasaaruhu wuxuu Hambalyo u diryaa dhamaan  Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoona sheegay in Umadd kasta ay leedahay Ciid iyo munaasabado ay weeyneeyaan, hase…

        Read More

          Puntland Urges Independence and Neutrality of Technical Selection Committee

          PRESS RELEASE Puntland Government is proud to have played an active role in the Roadmap for End of Transition process in Somalia and welcomes the progress achieved by the Technical Selection Committee (TSC). However, Puntland is concerned about the reported interference, intimidation and manipulation aiming to undermine the TSC discretion of applying the selection criteria…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland ayaa shacabka hambalyo u diray munaasibadda ciidul fidriga darteed

            Hargeysa Aug 18,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhanbaal Hambalyo ah u diray shicibka guddo iyo dibeddba munasibada ciidul fidriga awgeed. Waxa sidaa lagu xusay war maanta uu soo saaray afhayeenka madaxweynaha Somaliland Md Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse oo u qoraa sidan;“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo…

            Read More

              Xeeladaha iyo Awoodaha Qarsoon ee ay adeegsanayan Hantilayashu waxay caqabad ku tahay danta dadka

              Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristayaasha maqaalkan .  Inta, kadkib waxan doonaya inan maanta ka hadlo, bal akhristaw waxad marwalba isku mushquulisan siyaasada dalka iyo siyaasinta ee waxan idin sheegaya inay soo baxday awoodkale oo qarsoon kuwaaso aan ka dhicin ta siyaasada aad ku mashquusheen , haddii aan arrinta laga feejinaanwayo waxay leedahay…

              Read More

                Xaglotoosiye oo booqday degaanadii dhawaanta ay ciidamada Somaliland ka baxeen iyo sheegashadii Khaatumo oo meesha ka baxday

                Kalshaale Aug 18,2012(SDN)-Hogamiyaha Jebhadii SSC ee dhawaanta heshiiska la gashay dawlada Somaliland ayaa booqasho ku tegay degaano ay dhawaan baneeyeen ciidamada Somaliland ka dib heshiis labada dhan ay sidaa ku gaareen. Degaanka ayaa gacan ku heyntiisa waxa sheegtay dhawaan maamulka Khaatumo,balse sheegashadaa ayaa u muuqata mid meesha ka baxday. Md Saleebaan Xaglotoosiye iyo wefdiga uu…

                Read More

                  Barnaamijkii Suugaanta iyo Xigmada Hal Xidhaalaha

                  Berlin Aug 17,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada barnaamijkii Suugaanta oo aanu aalaaba idiinku soo gudbino qoraalo xiise leh oo sawir ka bixinaya suugaanta qaniga ah ee Soomaalida. Maanta waxanu idiin soo guddbin doonaaqoraal ku saabsanHal Xiraalaha Soomaalida kuwooda ugu xiisaha badan ee ka bogta. HADH XIDHAALE Waxaaad sheegtaan LODU(SAC) 1: sadeexda ay libaaxa uga…

                  Read More

                    Beelo eedeeyay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland

                    Hargeysa Aug 17,2012(SDN)-Beelaha Galbeedka Burco ayaa waxa ay yeesheen kulan ay ku taageerayaan mudaneyaal ka tirsan labada aqal ee Somaliland oo dhaleeceeyay goaan ay sheegeen in wasiirka Macdanta iyo biyahu uu isku hortaagay in ceel laga qodo degaano ka mida gobolka Togdheer. Waxgaradka Beelaha Galbeedka Burco ayaa kulankooda ku dhaleeceeyay Wasiiirka Macdanta iyo biyaha Md…

                    Read More

                      Mo Farah oo kiyoo adeeganaya lagu xoomay

                      Kington Aug 17,2012(SDN)-Orodyahanka Mo Farah oo dhawaan laba biladood oo dahaba ku guuleystay ciyaarihii Olympiga ee London 2012 ayaa kolkii u horeysay lagu arkay suuqyada xaafada Kingston ee uu ku nool yahay. Mo Farah oo xaaskiisa la socda ayaa waxa ku soo xoomay dhamaan dadkii suuqa ka adeeganayay oo markii danbana ay noqotay in Policeka…

                      Read More

                        Hambalyo Arooska nuuradiin axmed Mohamed iyo hodan maxamud abdi

                          Dhamaan dadkani waxay hanbalyo aroos  uu dirayaan boqorka nuuradiin  axmed Mohamed oo ah mamulaha dugsiga sare ee 15 may sheikh cisman nuur  iyo boqorada hodan maxamud  abdi  oo arooskoodu ka dhacay  14/8/12 magaalo madaxda gobolka togdheer  gaar ahaan hotel ramad, hadabo dhamaan akyaartani waxay leeyihiin guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guule lagam waayo…

                        Read More

                          Mahiiga oo kolkuu bahdilay siyaasiyiinta Soomaalida haatan bilaabay bahdilaada Madaxdhaqameedka Soomaalida

                          Muqdisho Aug 16,2012(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Augustiin Mahiga ayaa maanta kulan uu la qaatay madax dhaqameedka Soomaalida ee Muqdisho ugu sugun soo xulida Baarlamaanka cusub ku canaantay dib u dhaca ku yimi soo xulida Xildhibaanada Soomaaliya. Bishan 20keeda ayaa lagu wadaa in Muqdisho lagu qabto doorasho lagu soo xulayo madaxweynaha…

                          Read More

                            Dawladda dalka Ecuador oo Magangelyo siyaasadeed u fidisay aasaasaha shakabadda Fadeexadaha faafisa ee WikiLeaks iyo Briatin oo ka cadhooday

                            London, Quito August, 16 2012 (SDN/Reuters)- Dawladda Ecuador, ayaa Khamiistii maanta xaqiijisay inay magangelyo-siyaasadeed u fidisay aasaasaha shabakadda fadeexadaha faafisa ee WikiLeaks Mr. Julian Assange. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, go’aankani waxa uu ku soo beegmay maalin uun ka dib markii dawladda Britain ku hanjabtay inay weerarayso safaaradda Ecuador ee London, si ay…

                            Read More

                              OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL UK OO UU LAKULMIDONO MUSHARAXA MADAXWEYNAHA XISBIGA UCID JAMAL CALI XUSEEN

                              OGAYSIIS  JAALIYADA   somaliland  ee  ku nool  magaalada   BRISTOL UK   iyo  nawaaxigeeda    waxa    la  ogaysiinayaa  in   musharaxa  Madaxweynimada  ee   xisbiga    qa ranka  ee      UCID.   MUDANE     JAMAAL    CALI   XUSEEN    uu  la kulmidoono  jaaliyada  reer  bristol  musharaxa  jamal  cali  xuseen  waxa  uu  jaaliyada…

                              Read More