Webmaster

Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay waqtiga ay Komishanka Doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashada Deegaanka

Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna…

Read More

    Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Culimadu maxay kaga hadleen kulankoodii Madaxtooyada?

    Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay koox ka tirsan culimada dalka, kuwaasoo ay ku kulmeen kulan afur iyo casho-sharaf ah oo uu ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha iyo culimadu waxay isla soo qaadeen dhawr qodob, waxayna bulshada si wadajir ah ugu baaqeen adkaynta nabadgelyadooda. Sida lagu…

    Read More

      Kooxaha Raaskaanbooni iyo Shabaabka oo wada dedaalo lagu kala jiidanayo beelaha Kismaayo

      Kismaayo Aug 16,2012(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa ka socda dedaalo ay kooxaha Raaskaanbooni iyo Al Shabaab ayaa wada dedaalo ay ku kasbanayaan beelaha ku nool magaalada Kismaayo. Magaalada ayaa waxa ku wejahan duulaan ay wadajir ugu qaadayaan magaaladaasi ciidamada AMISOM,Itoobiya iyo kuwa Raakaanbooni. Magaalada ayaa waxa ku socday madaafiic laga soo tuurayay maraakiib baddweynta ku sugan…

      Read More

        Guddoomiyaha XAQSOOR Oo dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo geeriyooday

        Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo ka mid ahaa Hal-abuuradda waaweyn ee dalka oo caawa ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, laguna aasi doono maalinta bari Xabaalaha Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa….

        Read More

          Kaa Horumarinaya Waxbarashada Waa Waddani

          Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato Ururka Wadani waa urur aaminsan in ay waxbarashado tahay xaq uu leeyahay muwaadiin kaste inuu helo sababto ah in ay aqoonto tahay saldhiga oo horumar ku gaadhi laaha noolashiisa,oo wax badel badan ka samayn lahayed fikiirkiisa iyo mustaqbalkiisa baa.. Horumar kaste oo waddan rabo inuu gaadho wuxuu ka bilaamba horumarka aqoonta…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xaflad looga hadlayey tayeynta waxbarasha

            Muqdisho, Arbaco, 15, August, 2012…. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka qayb galay xaflad ay kasoo qayb galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Macalimiin, Arday, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada  luguna daah furay Wargays bile ah oo ay soo saartay Wasaarada Waxbarasha  iyo Tacliinta Sare. Ugu horayntii Wasiirka Waxbarashada iyo…

            Read More

              Dhamaan ardayda iyo qaybaha kala duwan wadanka ugandha waxay tacsi uu dirayaan xaaji muuse aaye farax

                Dhamaan dadkani waxay tacsi uu dirayaan qoyskii iyo qaraabadii  iyo asxaabti iyo shacbiga reer Somaliland iyo somaliyeedba oo uu kabaxay marxuum xaaji  muuse aaye farax  waxaanay leeyihiin   samir iyo iiman ilaahay  haynaga siiyo amiin ilahyna janooyinkiisa waasaca ha geeyo aamin Waxa tacsidan diraaya dadka hoos ku qoran. waana dhamaan ardayda iyo qaybaha kala duwan…

              Read More

                Madaxweyne Shariif:“ xukuumadda mar haddii uu R/wasaaruhu Musharrax noqdo, waxay noqoneysaa mid aan saameyn lahayn, qaraarna maba soo saari karto”.

                Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha dawlada KMG ah ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib kolkii booqasho uu dalka Sucuudiga ku tegay. Madaxweynaha oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyay ayaa ka waramay arrimo dhawr ah oo xasaasiya oo ay ka mid ahaayeen goaamo ay xukumadu dhawaan soo…

                Read More

                  QurbejoogaYurub oo ka talo bixinaya badbaadada dalka

                  ASCW. DHaman bahda saxaafada >Soomaaliya aadbaan idiin salaameynaa hadaan nahay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kudhaqan wadamada Europ. Waxaan rabnaa inaan talo kudarsano qaabka doorashada iyo maamulka dalku uu usocdo waxaan rabnaa inaad naga gudbisaan fariimaha oon u aragno iney yihiin kuwo waxtar leh oo uuwadanku badbaado iyo horumar kugaarikaro. Waxaan iskudaynay inaan sameeyno cod aruurin ama…

                  Read More

                    MEEDAY NABADDII XAGLE-TOOSIYE SIDAY?!!! SOWTAN MAANTANA XOOLO DHAQATADII SOOL-JOOGTO LAGU AFDUUBAY………

                    Xagle-Toosiye aragnee waxaa hadhay Buuhoodle-Toosiye!!! Waxaa laga warqabaa in wafti uu hogaaminayo Saleebaan Ciise Kaar(Xagle-Toosiye) lagu soo dhaweeyey dalka isagoo ujeedada arintani ahayd nabad waarta oo laga hirgaliyo gobolka, gaar ahaan gobolada Bari ee uu ka talin jiray Sool-Sanaag iyo Cayn, wuxuu Xagle-Toosiye shardi ka dhigay in ciidamadda laga saaro iyo in maxaabiis todobaataneeyo ah…

                    Read More

                    Xiddiga Reer Tuuniisiya oo Xerada Ka Baxay Muxuuse Galabsadey?

                    Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Britain ka hambalyeeyay siidii uu dalkaasi u maamulay tartankii Olympiga

                      Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa qoraal hambalyo ah u diray Raiisul wasaaraha dalka Britain oo dalkiisu dhawaan martigeliyay tartankii Olympiga ee 2012. Qoraalka Madaxweynaha oo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan;“ Aniga oo ku hadlaya magaca xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaaliland waxaan kugu hambalyaynayaa adiga iyo dalkaagaba sida guusha ah ee aad…

                      Read More

                        Boqor Maxamed Jaamac oo xaqiijiyay in Agaasimihii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland uu ka mid yahay Baarlamaanka Soomaaliya

                        Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka reer Somaliland ee Muqdisho u tegay ka qeybgalka ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo soo xulida xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka beesha Bariga Burco ayaa maanta saxaafada Muqdisho u xaqiijiyay in la gudbiyay xildhibaanadii Beesha Isaaq ee ka midka…

                        Read More

                          Reer Toronto oo Tacsi u diraya Qoyskii uu ka baxay Marxuum Cumar Xuseen

                           Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum OMAR HUSSEIN, isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo…AAMIIN. الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴿١٥٦﴾ أُولَٰئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ…

                          Read More