Webmaster

    Hambalyo: Guusha Mo Farah iyo Jaamac Karaaciin ay ka soo hooyrrn Tartanka Ciyaaraha London Olympics 2012

    Hargeysa Aug 13,2012(SDN)-Waxan  ku hambalyaynayaa guulaha taariikhiga ah ee ay ka soo hooyeen Mo Farah iyo Jaamac  Maxamuud Aadan tartanka ciyaaraha caalamiga ah ee Olympics-ka 2012 ee London. Kaalinta Mo Farah uu ka galay ciyaaraha London ee orodada fudud iyo sidoo kale guulaha ay usoo hooyeen dalalkooda ciyaartoyda uu tababaray Jaamac Maxamuud Aden (Karaaciin) waxay…

    Read More

      CIIDAMADA IGA RAR MACNAHEEDU WAA DALKA MA LIHID

      4 MAXBUUS OO REER SOMALILAND AH AYAA LA DHAAFSADAY 68 MAXBUUS+ GOBOLADII BARI OO LA LUMIYEY+KHAATUMO STATE OO LA AQOONSADAY!!!.   Waxaa ka guulaystay Xukuumadii Somaliland oo qaab-siyaasadi ku dheehantahay uga libin helay mr. Xagle-toosiye wuxuu guusha ku helay kadib markii todobaadaneeyo maxbuus uu kala baxay Jeelka weyn ee Hargeisa+ ciidamadii jiidda hore joogay oo…

      Read More

        Banaamijkii Suaalaha iyoJawaabaha Diiniga

        Berlin Aug 13,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale nga guddooma Barnaamijkii Diiniga ahaa ee anu ugu talo galay bishay barakeysan ee Ramadaan oo haatan maalmeheedii u danbeeyay aanu ku jiro. Akristeyaal isku daya in aad ka jawaabtaan suaalaha inta aydaan eegin Jawaabaha oo aad tijaabisaan aqoontiina Diinta. 1:sheeg kuma ayuu ahaa khaliifkii xukumaayeey markii laa furtay baytul quduus?…

        Read More

          Somaliland : A Landmark Peace Agreement on Buhoodle conflcit

          The Government of the Republic of Somaliland and prominent community leaders from Sool region of Somaliland have today, 12 August 2012, undertaken a landmark peace agreement aimed at ending the conflict in Buhoodle district of the Sool region, and resolving domestic grievances through peaceful means. Under this agreement, Somaliland Government today releases 86 prisoners from Sool region captured as…

          Read More

            New National Framework for Disengaged Fighters in Somalia

            The Federal Government of Somalia and AMISOM  have published a new National Disengagement Framework for former Al-Shabaab fighters, which was presented to the donor community at the Joint Security Committee on August 6, 2012.   The National Disengagement Framework engages the African Union security forces, the Federal Government, United Nations agencies and civil society which…

            Read More

              Beelaha Soomalida ee Woqooyi Bari Kenya oo ku heshiiyay nidaam awood qeybsi siyaasadeed

              Wajer Aug 13,2012(SDN)-Beelaha Soomaalida ee Woqooyi Bari Kiinya ayaa heshiis ku gaaray nidaam awood qeybsi oo ay ka gaareen nidaamka soo xulida xubnaha baarlamaanka Kiinya degaanka uga qeybgaleya. Beelaha Soomaalida ee Kiinya ayaa inta badan colaadi dhexmartaa kolka la galo ololeyaasha dooroshooyinka dalka Kiinya. Heshiiskan aaa meesha ka saaraya colaada tartamada doorashooyinka baarlamaanka dalkaasi. Beelaha…

              Read More

                Orodyahanadii Soomaaliya uga qeyb gashay tartankii Olympiga oo shaaciyay in ay Muqdisho ku noqonayaan

                London Aug 13,2012(SDN)-Orodyahanadii Somaaliya uga qeyb galay tartankii Olympiga ee London shalay lagu soo gunaanaday ayaashaaca ka qaaday in ay dalkoodii Hooyo dib ugu noqonayaan dhawaan. Labadan orodyahan Maxamed Xasan Maxamed iyo Zamzam Maxamed Faarax ayaa dafiray warar la shaaciyay oo sheegayay in ay megengelyo weydiisteen dalka Britain. Maxamed Xasan ayaa saxaafada u sheegay in…

                Read More

                  Mo dedicates gold to twins

                    (KampalaSDN)LONDON- Comments from gold medallist Mo FARAH (GBR) at a media conference following the men’s 5000m final at the Olympic Stadium on Saturday. 5000m final result Mo FARAH (GBR) – gold On competing when he wife is heavily pregnant with twins: “I was a little bit worried. As a parent you want to be…

                  Read More

                    Barnaamijka Suugaanta:Xigmada Maahmaahyada Soomaalida

                    Berlin Aug 12,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada taxaneheenii Suugaanta Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno Suaalo iyo jawaabo ka hadlaya xigmada maahmaahyada Soomaalida ee ka bogta. 1.Su,aal :- Sheeg Sadex maah maahood oo Ragu leeyahay? Jawaab:- wax rag kaa galey Rako kaa gale 2. Rag wax aan naftooda ahayn ba wuu mareeyaa, 3. rag…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyeeyay Ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa biladii labaad ee ciyaaraha Olympics-ka ee London hantiyay

                      Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hambalyeeyay guusha uu gaadhay ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa ku guulaystay abaal-marintii labaad, ka dib markii uu hore ugu guulaystay bilad dahab ah. Warsaxaafadeed kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ka…

                      Read More

                        Somaliland iyo SSC oo durba fuliyay hordhaca heshiis nabadeed ay galeen, muxuuse xambaarsan yahay heshiiska dhexmaray?

                        Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sii daysay 68 Maxbuus oo ay ciidanka qaranku ku qabteen dagaaladii ay aagga degmada Buuhoodle kula galeen kooxaha degaankaas ee hubaysan. Sii daynta maxaabiistaas maleeshiyaadka Buuhoodle oo ku timi cafis Madaxweynuhu u fidiyay, waxa ay ka dambaysay markii ay xukuumadda iyo hoggaamiyihii kooxdii SSC Mr. Saleebaan…

                        Read More

                          Muxaadirooyinka uu wado Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo u gudubtay Taliska Ciidanka Qaranka

                          Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta muxadaro Diini ah ka akhriyay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa. Munaasabad uu wasiirku ku soo gudbiyay Muxaadaradan oo ka dhacday xerada Taliska guud oo uu Goobjoog ka ahaa taliyaha Ciidanka Qaranka Col. Ismaaciil shaqalle, saraakiisha…

                          Read More

                          Mo Farah oo Labeystey Xulafadiina Dhinac Iska Dhigey.(Olympic 2012)

                          Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku…

                          Read More