Webmaster

    Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilay Saleebaan Xagla-toosiye iyo ergo la socota (Daawo Sawirada)

    Hargeysa 08, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergo uu horkacayo hoggaamiyihii kooxda SSC Mr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), kuwaasoo ka yimi magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu weftiga uga mahadnaqay,…

    Read More

    Brazil oo 3-0 Ku Khaarijisey Japan (Semi Final Olympics)

      Old-Trafford-London-Olympics-July-08-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa ciyaarahii Olymbikada wali sidii loogu talagay uga socda cariga Ingiriiska. Wayadan waxaynu ku mashquulsaneyn xagga atleytikada ama orodada bal aynu maanta jaleecno kubadda cagta iyo xaal halkuu marayo iyo wadamadii isku soo hadhay semi finalka. Haddaba ciyaarihii oo gabo-gabo ku jira ayaa waxaa Semi finalka iskugu soo hadhay…

    Read More

      Khudbadii Ra’iisul wasaaraha oo ku dhawaaqay musharaxnimada xilka Madaxweynanimada Soomaaliya

      Muqdisho 08, August, 2012, waxaa  si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxanyahay xilka madaxaweyananimada.  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas, waxaan uu ka hor akhriyey kumaanan qof oo ka soo qayb gashay xaflada khudbad aad uu qiimo badan oo ka hadlaysa waxqabadkii xukuumadiisa Badbaado Qaran iyo waxa u qorshaysan inuu qabto…

      Read More

        Saddexda Wasiir ee Isku Jeeniga ah: Allif Kaa Qalloocdaa, Al-baqruu ku Dhibaa!!!!!Faallo W/Q. Xasan-Keef-keef

        “Waxa iga su’aal ah oo aan weydiinayaa xukuumadda, haddii gogosha  ee intaas oo jeer ay dhigeen ciddi uga iman weyday, colaaddii lagaga soo horjeeday sii xoogeysaneyso,  ilaa iyo goorma ayey sii oolleysaa  gogosha nabadda ee xukuumadda Siilaanyo?. Madax-salaaxa Siyaasaddeed & Saddexda Wasiir ee Isku Jeeniga ah: Allif Kaa Qalloocdaa, Al-baqruu ku Dhibaa!!!!!  Madax-salaaxa Siyaasadeed, Dawo ma u Noqon…

        Read More

          Ugaadha oo Duyuurado dagaal ku weerareysa Kismaayo

          Kampala August 08,2012(SDN)-Ciidamada dalka Ugaandha ka jooga Soomaaliya ee ugu tirada badankuwa ka socda Africa ee AMISOM ayaa maalinimadii shalay ukeenay Muqdisho horudhaca ciidamo cirka ah oo duyuurado dagaal ku hubeysan. Ciidamada AMISOM ayaa fulinaya qorshe qeyb ka in Soomaaliya bishan loo dhiso dawlada rasmi ah oo aan KMG aheyn. Afhayeenka ciidamada cirka ee dalka…

          Read More

            Mahiga oo ka waramay ka bixidii madaxweyne Sheekh Shariif ee shirkii Roadmapka iyo khilaafka soo xulida xildhibaanada Beesha Dhulbahante

            Niarobi August 08,2012(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa dhaleeceen weyn u jeediyay saxaafada Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay ka been sheegeen in madaxweyne Sheekh Shariif isaga baxay shir dhawaan ay Niarobi ku yeesheen sexeexayaasha dhabaha Roadmapka loo yaqaan. Shirka ayaa saxaafdu qoraal iyo muuqaalba ku soo saartay in…

            Read More

              British Somalis: nomads no more

              For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, “Are you Pakistani or Jamaican?” “I’m from Somalia,” I would reply irritably, receiving a blank look before the inevitable response: “Where’s that, then?” After Mo Farah’s glorious Olympics victory on Saturday night I hope I…

              Read More

                Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Denmark oo ka Hadashay Xafiis ay Shalay ka furteen Magaalada Hargeysa iyo Hawlaha Shaqo ee uu qaban doono

                Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Wakaaladda wararka ee RITZAU oo laga leeyahay dalka Denmark ayaa shalay baahisay in wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Denmark iyo gaar ahaan xafiiska dalkaas u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee marka magaciisa la soo gaabiyo la yidhaahdo DANIDA ay xafiis ka furanayso magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxaana shalay si…

                Read More

                  INTERVIEW: Somaliland’s vice president on drought

                  HARGEISA, 7 August 2012 – Years of poor rains have ravaged parts of the self-declared republic of Somaliland. IRIN spoke to the territory’s vice president, Abdi-Rahman Abdillahi Saylici, about the effects of the drought, aspirations for international recognition and the Al-Shabab insurgency. Q: What is the current drought situation in Somaliland? A: Actually, the drought…

                  Read More

                    Guddoomiyaha golaha Wakiiladu siyaabaha sharci-darada ah ee uu mansabkii qaranka uga faa’iidaysay ma xukuumadaa ka raaliya?

                    Gudoomiyaha golaha wakiilada talaabooyinka sharcidaroda ah  ee uu kula kacay xilka qaran ee uu uga faa iidastay  danihiis gaarka ah, tan iyo xigii lafuya uruda siyaasada ee s/land  wxa soo baxayay in hanka siyaasga ah inuu bito oo nin kasta  oo damac lihi uu furto  urur siyaasadeed sidanu ognahay  gudoomiyaha goloha wakiiladu  waxa  uu katirsanaa …

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay musharaxnimada xilka madaxweynanimada Soomaaliya

                      Muqdisho, August 7, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku dhawaaqay Musharaxnimada Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya. Xafladda Musharaxnimo ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Golaha Wasiiradda, Xildhibaano. Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Siyaasiyiin, Ganacsato, Ururada Haweenka, Saraakiil, Dhalinyaro, Suxufiyiin, Fanaaniin iyo dadweyne kale oo aad u fara badan. Waxaana…

                      Read More

                        Tijaabi Aqoontaada Diinta Islamka oo ka Jawaab suaalahan

                        Berlin 07,2012(SDN)-Waa qoraaldeenii taxanaha Ramadaanta iyo tijaabi aqoontaada diimeed adigoon jawaabaha eegin fadlan. 1-Su’aal Sheeg magaca Khaalid Bin Waliid Rc hooyadii? 2-Su’aal Sheeg ruuxii ugu horeeyay ee Islaamnimo ku Shahiida? 3-Su’aal Sheeg gabadhii ugu horeysay ee Islaamnimo ku Shahiido? 4-Su’aal Sheeg goorma ayuu soo Islaamay Khaalid Bin Waliid.    5-Su’aal Sheeg Asxaabigii bur-buriyey Sanamkii Cuzaa?…

                        Read More

                          Wasiirka Warfaafinta Somaliland muxuu kaga jawaabay garaacis uu sarkaal Booliska ka tirsan u geystay weriye Hodan Abokor Caafi?

                          Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Guddiga Ilaalinta Suxufiyiint Adduunka oo magaciisa loo soo gaabiyo CPJ, ayaa cambaareeyay garaacis uu sarkaal Booliska ka tirsani kula kacay weriye Hodan Abokor Xasan Caafi oo magaalada Boorama uga soo waranta Telefishanka dawladda ee SLNTV. Weriye Hodan oo Sabtidii maxkamad Boorame ku taala u tagtay si ay war uga tebiso…

                          Read More

                            Mudaneyaal ka dareeray fadhigii maanta ee golaha Wakiilada oo buuq iyo sawaxan hadheeyay, maxay tahay sababtu?(DHEGEYSO)

                            Hargeysa 7, August 2012 (SDN)- Ilaa 8 mudane oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka, ayaa maanta ka dareeray fadhi aan caadi ahayn oo goluhu ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa. Fadhiga oo ay ka soo xaadireen 53 xubnood oo ka tirsan 82 mudane ee aqalkaasi ka kooban yahay, waxa shirguddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed…

                            Read More

                              Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka doorashooyinka

                              Hargeysa August 07,2012(SDN)-Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen gollaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa looga dooday isla markaanalagu ansixiyay soo jeedin ay guddida doorashooyinka dalku isbedel ugu dalbanayeen xeerka doorashooyinka dalka. Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa tijaabo ay sameen ka dib waxa ay ku ogaadeen in magaca usharixiinta golleyaasha degaanka lagu bedelo Number halka iminka…

                              Read More

                                Ururka Badbaada Shacabka oo Si Sharci ah u dersay Roadmapka iyo waxa ka iman kara maxsuul ahaan

                                Muqdisho August 07,2012(SDN)-Ugu horeyntii waxaan akhristeyaasha maqaalkani u caddeynayaa inuu maqaalkani yahay mid lagu eegaayo aragtida sharciyeed ee waxa lagu magacaabey Geedi Socodka (Road Mapka), halka ay mareyso hawlahiisa, sharci nimada Saxiixayaasha (Legal Status of Signatories) iyo wax aka soo bixi kara haddii uu sidaan ku dhamaado iadoo laga eegaayo arrimaha soo socda:   Geedi…

                                Read More

                                  Saxaafada oo la xanibaa waxa ay ka dhigan tahay yaan la xisaabtamin(Xanibaadyada la saaray Qurbejoog,waagacusub,iyo halbeegnews)

                                  London August 07,2012(SDN)-Waxa haatan soo shaac baxaya in xoogag iskaashaday ay xanibaad saareen qaar ka mida baraha Internetka Soomaalida ee aan ka waaban ka hadalka xaaladaha xasaasiga ah ee dalka ka jira. Dahabshiil oo kaashanaya dawlada Jabuuti ayaa amaro xanibaada dul dhigay shirkadaha isgaarsiinta dalka ee maanta horted moodayay in Jabuuti oo laga keeeno Internet…

                                  Read More