Webmaster

    Samafaleyaal Kiinyan ah iyo Doctor Soomaali ah oo Gaalkacyo lagu Afduubtay

    Gaalakacyo July 12,2012(SDN)-Waxa magaalada Gaalkacyo lagu afduubtay laba Samafale oo reer Kiinya ah iyo Doctor Soomaali ah,sida ay xaqijiyeen ha’yada ay u shaqeynayeen in saraakiisha Policeka ee magaaladaasi. Afduubka ayaa ka dhacay degaanka Baadweyn oo woqooyiga ka xigta magaalada Galkacyo,halkaa oo ilaaladii samefaleyaasha la socday lagu rasssaaseeyay. “Waxa shalay gelinkii danbe duleedka Gaalkacyo laga afduubtay…

    Read More

      Hargeysa: Haween walaac ka muujiyay in goleyaasha Xeer-dejintu suurtogeliyaan Kuraas kooto ah oo doorashooyinka laga siiyo Dumarka iyo dadka Lahayb-sooco

      Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Qaybo ka mid ah Haweenka Somaliland oo maanta shirjaraa’id ku qabtay huteelka Summer time ee magaalada Hargaysa, ayaa walaac ka muujiyay sida ay golayaasha qaranku u maarayn karaan diyaarinta saami go’an oo kuraas ah oo doorasho loogu qoondeeyay Haweenka iyo dadka Lahayb-sooco. Kulankan waxaa hadalo ka soo jeediyay Lataliyaha Madaxweynaha…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya, Gudiga Olombikada Soomaaliya iyo Wasaaradda Dhaliyaradda,& Ciyaaraha

        Muqdisho, July, 11, 2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulamo la qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Britain Matt Bough, Gudiga Xiririka Olombikada Soomaaliyeed, iyo Wasaaradda dhaliyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Iyagoona ka wada hadlay qaabkii ay uga qeybgeli lahaayeen Ciyaartooyda Soomaaliyeed Ciyaaraha Olombikada Adduunka oo lagu qabanayo dalka Britain.   Ugu horeyn…

        Read More

          Somali al-Shabab training base Lanta-Buro ‘captured’

          Somali government soldiers and African Union troops have seized a major Islamist militant training base, a Somali army commander has told the BBC. Abdikarin Yusuf, deputy army of the Somali military, said al-Shabab fighters withdrew without a fight. Observers say the capture of Lanta-Buro, 40km (25 miles) west of the capital Mogadishu, is a major…

          Read More

            Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo shaacisay shaqsiga loo xulay guddoomiyaha Cusub ee Jaamacadda Hargeysa

            Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa shaacisay shaqsiga ay golaha sare ee Jaamacadda Hargeysa u xuleen guddoomiyenimada Jaamacaddaas oo muddo dhawr bilood ah maamul la’aan ku jirtay, ka dib markii uu guddoomiyihii kumeel-gaadhka ahaa iscasilay. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay xalay soo saartay wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare,…

            Read More

              Bandhiga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo la muddeeyay waqtiga ay furmayso, halkan ka akhri ajandaha Bandhiga

              Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Urrurka REDSEA CULTURAL FOUNDATION, taageerayaasha iyo iyo mutadawiiciinta kala gedisan ee ku hawlan qabashada Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa, waxay dadweyanaha deeggan Caasinmdda Hargeysa iyo guud ahaan shacbiga reer Somaliland ugu bushaaraynayaan inuu furmayo, Jimcaha, 13 July 2012, bandhig sanadeedkii 5aad ee Bandhigga Buugaagta ee Caalmiga ah ee Hargeysa….

              Read More

              Maradona oo Shaqadii Laga Xayuubiyey Maxaase Lagu Suusey

              Dubai-Wed-July-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxeynaa tababarihii naadiga Al Wasal ee Imaaradka Carabta Maradona oo shaqadiisii laga xayuubiyey. Maradona oo 51-jir ah ayaa kooxdan reer imaraadka ah ee Al Wasl u saxeexay 2-sanno inuu tababaro sanadkii aynu soo dhafney oo ku beegneyd May 11-dii,haddaba S’aashu waxay tahay isaga oo ay hal sanno u harsantahay…

              Read More

                Cusmaan Cumar Dool: “Xukuumadda KULMIYE waxqabadka iyo Maamulka way kaga wanaagsan tahay tii UDUB, laakiin…”(DHEGEYSO)

                Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Cismaan Cumar Dool oo ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, ayaa faahfaahin ka bixiyay isbedelka dhinaca horumarka ee dalka ka socda. Cusmaan Cumar Dool oo haatan socdaal ku jooga caasimadda Hargeysa, waxa uu waraysi uu siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com kaga hadlay sida uu u arko faraqa u…

                Read More

                  FARIIN IYO OGEYSIIN KU SOCOTA BEELAHA IRIR SAMAALE

                  Beryahan sidaas ula socoteeyn wararka soo kordhaya Way bilaabantay hawshii   Gudi Lagu magcaabo GSMI GUDIDA SAMAFALKA IYO MIDEEYNTA  beelaha IRIR Samaale  ay isku baheysteeyn  Odayaal iyo Wax Garad iyo Aqoon yahano Rag iyo Dumarba leh iyo dhalinyaro Jaamacadaha dhigta iyo kuwo Dhameystayba  ee ka oo Jeeda Beelahaas IRIR Samaale  ee gudaha iyo Debedaba kala   Jooga…

                  Read More

                    Beesha Shanaad oo Baaq ka soo saartay Baaq ku wejahan Dastuurka Soomaaliya

                    Muqdisho July 10,2012(SDN)-Beesha Shanaad ee Soomaaliya ayaa kulan ay yeelatay waxa ay ka soo saareen baaq ay ku ayidayaan ansixinta Dastuurka dalka. Baaqaa oo dhameystiranina waxa uu u qoraa sidan; Annagoo ah oday dhaqameedyada iyo waxgaradka Beesha shanaad waxaan  soo jeedinaynnaa Bayaanka hoos ku qoran: 1.   Annagoo tixgelinaynna xaaladda Somalia ay maanta marayso iyo baahida…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Odayaasha Dhaqanka.

                      Muqdisho, July,10, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta booqday Odayaasha Dhaqanka ee shirka ugu soconaya Magaalada Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kala qayb galay kulanka booqashada ah Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya Mr Agostina Mahiga iyo qaar ka tirsan Golahiisa Wasiiradda.   Ugu horeyntii waxaa Odayaasha…

                      Read More

                        Safaaradda Itoobiya ee Hargeysa oo ka Hadashay Hakadka ku yimid Fiisayaashii ay bixin jirtay, Sababaha keenay iyo Waqtiga ay dib u bilaabayso

                        Hargeysa 10, July 2012 (Qurbejoog.com)- Safaarada dawlada Itoobiya u fadhida Hargeysa ayaa xaqiijisay in maalinta arbacada ah dib u bilaabi doonaan hawshii bixinta fiisayaasha dal-ku-galka oo muddo laba toddobaad ah xanibnaa, wada xaajoodna kala yeesheen masuuliyiinta wasaarada Arrimaha Dibedda  Somaliland. Mr, Taye Tesfaye, oo ah ku-xigeenka Qunsulka Guud ee safaarada Itoobiya ku leedahay Somaliland ayaa…

                        Read More

                          Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo daah-furtay adeegga isku-xidhka farriimaha Emailka iyo Mobile-keeda (Email-to-Mobile Services)

                          Hargeysa 9, July 2012 (SDN)- Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka ee Telesom, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay adeegga casriga ah ee isku-xidhka farriimaha Emailka shirkadda Gmail ee Google (Gmail accounts) iyo Mobile ka shirkadda Telesom. Adeeggan oo cusub oo loogu magac-darray GMAIL-SMS CHAT, waxa uu u suurtogelinayaa in farriimo bilaash ah ay isticmaalayaasha…

                          Read More