Wasiir Xoosh:dawlada iyo madax dhaqameedyadu waxa ay isla qaateen in Dastuurka la meel mariyo
Muqdisho July 16,2012(SDN)-Dawlada KMGah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in madax dhaqameedka Soomaaliya iyo dawladu ay isla qaateen in la ansixiyo Dastuurka dalka si markaa loogu gudbo soo xulida xildhbaanada Baarmaanka. Waxa sidaa saxaafada u sheegay wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo saxaafada kula hadlay Muqdisho. Madax dhaqameedka Soomaalida ee ku kulansanaa Muqdisho ayaa…
