Webmaster

    Qoraaga Jaamac Muuse Jaamac oo Qurbejoog.com uga waramay ujeedada ay ka leeyihiin Bandhiga Maktabada Wareegta iyo Buugaagta Geediga ah oo ka socota magaalooyinka Somaliland

    Hargeysa 5, July 2012 (Qurbejoog.com)- Qoraaga Jaamac Muuse Jaamac oo horkacaya Bandhiga Maktabada Wareegta oo todobaadkan dalka ka socotay, ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedooyinka ay ka leeyihiin bandhigaas. Jaamac Muuse Jaamac oo horkacaya hawshaas oo maalmihii ugu dambeeyay lagu qabtay magaalooyinka Boorama, Sheekh iyo Burco, waxa waraysi la yeeshay weriye Siciid Maxamed Askar oo ka…

    Read More

      Burco: Buugaagta geeddiga ah iyo bandhiggii laysku arkay

      Burco, 05/07/2012 -Maktabadda wareegta oo dhawaanahanba u heeryaysnayd sidii ay u mari lahayd magaalooyinka waawayn ee dalka ayaa maanta munaasibad loogu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana ka qayb-galay dhammaan dhinacyada kala duwan ee bulshada oo ay horkacayaan naadiga akhriska ee hal-karaan iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo. Buugaagta geeddi ah oo…

      Read More

        Suldaanka Guud ee Beelaha Irir Samaale oo bogaadiyay Kulankii Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya

        July 05,2012(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelaha Hawiye iyo Dir ee Irir Samaale Suladaan Cabdikariim Faarax Ibrahim oo saxaafada kula hadlay magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo wadahadaladii dhawaanta dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya. Suldaanka guud ee Beelaha Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax Ibrahim ayaa sheegay in kulankii dhawaanta ku dhex maray magaalada…

        Read More

          Madaxweyne Shariif oo booqday warsheda daabacysa Lacagta iyo Passportyada Soomaaliya

          Khartuum July 05,2012(SDN)-Madaxweynaha dawlada KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo booqanayay maalmihii u danbeeyay dalka Sudan ayaa booqday xarunta lagu dabaco lacagta Soomaaliya. Madaxweyne Shariif ayaa waxa uu warbixin ka dhegeystay madaxa madbacada Eng Mohamed Hassan Al-Bahi oo ka warbixiyay sida wershedu u sheqeyso iyo sida lacagaha iyo dal ku galada ay sameeyaan…

          Read More

            Jerry John Rawlings:Dadka Sunta ku shuba Badda Soomaaliya waa in Maxkamada Hague la geeyaa

            Dubai July 05,2012(SDN)-Madaxweynihii hore ee dalka Ghana isla markaana ah Ergeyga gaadhka ah ee Midawga Africa u qaabilsan dalka Soomaaliya Jerry John Rawlings ayaa sheegay in ay tahay in la maxkamadeyo Hugue. Ergeyga oo ka qeybgalayay shir dhawaan ka dhacay magaalada Dubai oo looga arinsanayay dhibaatooyinka Burcad badeeda ayaa hadalkan jeediyay. “In Burcad lala dagaalamo…

            Read More

              Meliishaad weeraray Mandheera oo dilay Gabadh ardayada

              Mandheera July 05,2012(SDN)-Meliishaad Soomaali ah oo weeraray magaalada Mandheera ayaa rasaas ay fureen waxa ku geeriyootay gabadh yar oo ardayada,sida ay sheegeen ciidamada amaanka ee degmedaasi. Meliishaadka oo ku hubeysnaa qoryaha fudud ee AK-47ka lo yaqaano iyo kuwa G3ga la yidhaa ayaa dhac u geystay qaar ka mida meheradaha magaalada. Meliishaadka oo afka soo duubtay…

              Read More

                Maktabadda Wareegta iyo maalintii Degmada Sheekh

                Sheekh, 04, July 2012 (Qurbejoog)- Maktabada Wareegta iyo Bugaagta Geeddiga ah ayaa safarkoodii xidhiidhka ahaa ee maalmihii u dambeeyay ay ku soo mareen magaalooyinka Boorama iyo Gabiley waxay maanta ku gaadheen Degmada Sheekh oo ka tirsan Gobolka Saaxil, waxaana ku qaabilay deegaankaas Naadiga Akhriska ee Degmada Sheekh. Safarkan Geeddiga Bugaagta oo safarkan uu wehelinayo Wasiirka…

                Read More

                  Cabdiraxmaan Cabdiqaadir: “Maanta waxaan leeyahay, Xisbi ma lihi ee Tol baan leeyahay, horena…”

                  Berbera 04, July 2012 (Qurbejoog.com)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo muddooyinkii u dambeeyay daawayn u joogay dalka Ingiriiska, ka dib markii bilo ka hor jugi ka soo gaadhay shirweynihii golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE oo si xoog ah looga saaray, ayaa maanta dalka ku soo laabtay. Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo shirweynahaas golaha Dhexe xilkii uu…

                  Read More

                    Faysal Cali Waraabe:Haatuf Waa Jariirad Beeleed oo xagxagta siyaasiyiinta reeraha kale,waxaana haga qoraaladiisa Balwad(DHEGEYSO)

                    Hargeysa July 04,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe oo shir jaraaid maanta ku qabtay xarunta xisbiga UCID ee Hargeysa ayaa ka war bixiyay arrimo ay ka mid yihiin wadahadaladii Somaliland iyo hadalo deel qaaf ku ahaa saxaafada oo laga qoray. Guddoomiyaha UCID ayaa sheegay in wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya in ay…

                    Read More

                      Cali gurayow wisiirka madaxtooyadu wuxuu sugay guushii xisbigiisa halka aad adigu ka doorbiday inaad qadaadiic yar ka qaadato riyaale!!!!

                      Waxaan salaamayaa warbaahinta sida fiican warka noogu kala tabisa ee aanaan la’aanteed la heleen wararka aad baa u mahdsan tihiin.Intaasi kadib waxaan jeclaystay in aan dhawr eray ka idhaahdo hadalo deel qaaf ah oo afhayeenka udub halkan uga soo jeediyey wisiirka madaxtooyada iyo wisiirada kaleba kuwaasi oo xambaarsanaay yasid iyo aflagaado aan geedna loogu soo…

                      Read More

                        Halkan ka akhri qodobada ka soo baxay shirkii kooxda Xidhiidhka Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gunaanaday Rome

                        Rome 4, July 2012 (SDN)- War-murtiyeed ka soo baxay shirkii u dambeeyay ee kooxda Xidhiidhka Caalamiga ah ee Soomaaliya (ICG) oo laba maalmood ka socday magaalada Rome ee dalka Talyaaniga. ICG (International Contact Group) waxa uu shirkoodani ahaa mid muhiimad gaar ah lahaa, iyadoo uu yahay kii u dambeeyay ee ay ka yeeshaan arrimaha dalka…

                        Read More

                        Tababarihii Xulka Netherlands Pert Van Maqrwijk oo Iscasiley.

                        Amsterdam-Netherlands-July-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay todobaadkan iyo ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa Tababarihi xulka qaranka ee Netherlands Pert Van Marwijk oo iscasiley markii koobkii qaaradda Yurub 2012 loo awood sheegtey. Saaxiibayaal sababaha keeney inuu iscasilo Pert Van Marwijk markii xulkiisii Netherlands daaqadda ay ka baxeen wareegii kowaad Round-1 una awood sheegteen Germany,Portugal iyo Denmark(Group of Death). Pert Van Marwijk oo ay…

                        Read More

                          Hargeysa: Hawsha Rakibaada War-laliska cusub ee Idaacadda oo la bilaabayo

                          Hargeysa 04, July 2012 (SDN)- Farsamo-yaqaano ka socda shirkad qandaraas ku qaadatay rakibaada war-laliska cusub ee idaacadda Raadyow Hargeysa, ayaa soo gaadhay Somaliland. Agaasimaha waaxda Farsamada ee wasaaradda Warfaafinta Mr. Axmed Saleebaan-weyne iyo maamulaha shirkadda BTC Cabdiwahaab Xaaji Cali, ayaa Madaarka Berbera ku soo dhaweeyay laba injineer oo ka socda shirkad magaceeda lagu sheegay PDF…

                          Read More

                            International Contact Group oo ku soo hadal qaaday Somaliland,maxeyse yidhaahdeen?

                            Rome July 04,2012(SDN)-Kooxda Xiriirka Caalemiga ee Soomaaliya ayaa kulan ay dhawr maalmood ku lahaayeen magaalada Rome ee dalka Talyaaniga dabadii waxa ay soo saareen warmurtiyeed ay ku soo hadal qaadeen Somaliland. Warmurtiyeedka oo dhawr bog ka koobnaa ayaa dhawr sadar oo ka mid ah lagu carab dhabay Somaliland. “Kooxda Xiriirka Caalemiga ee Soomaaliya waxa ay…

                            Read More

                              Qurbejooga Beesha Dauud Gadhxajis oo bogaadiyay shirweynaha Daallo uga socda Beesha Siciid Garxajisiciid

                              London July 04,2012(SDN)-Qurbejooga Beelweynta Ciidegale(Dauud Garxajis) ayaa kulan dhanka isgaarsiinta ah oo ay yeesheen waxa ay gunaanadkiisii ka bogaadiyeen Shirweynaha buurta Daallo uga socda walaalahooda habar Yonis (Siciid Gadhxajis). Kulankan oo ay ka qeybgaleen dhamaan qeybaha kala duwan ee Qurbejooga beelweynta Ciidegale ee ku sugan qaaradaha Woqooyiga America iyo Yurub ayaa si weyn loogu bogaadiyay…

                              Read More

                                Is barbar dhiga Xukuumada Siilaanyo maanta iyo shalay

                                Hargeysa July 04,2012(SDN)-Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa maalmihii u danbeeyay sumcadeedu kor ugu kacay talo wadaag iyo wada tashi ay mujisay. Xukuumada Axmed Siilaanyo oo bilawgii la kawsatay talo xumo dalka dhaxal siisay mucaarad khal khal gelin garayay xaalada dalka. Waxa si isxigsiina loo qeybiyay xilalka iyo hantida ummadu wadaagto,waxa si qarsoodi ah loola macaamilayay…

                                Read More

                                  Bugaag Geeddi ah: Socdaalkii Gabiley iyo soo bandhigii Maktabadda Wareegta

                                  Gabiley, 03, July 2012 (Qurbejoog)- Maktabadda Wareegta iyo Bugaagta Geeddiga ee sannadkan laba jirsatay ayaa safarkeedii socdaalkii ku tagtay magaalada Gabiley ee Gobolka Gabiley, waxaana madashaas ku qaabiley Naadiga Akhriska Gobolkaas ee Tima-cadde. Munaasibadan bandhiga Bugaagtan Geeddiga ah ee sannadkan oo lagu qabtay Hotel Xaaji Askar ee Gabiley, wax aka qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolkaas Cali…

                                  Read More

                                    Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo dalka ku soo laabtay, kana xog-waramay wada-hadalkii uu Sheekh Shariif kula yeeshay Dubai

                                    Berbera 03, July 2012 (Qurbejoog.com)- Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dhowaan wada-hadalo wejigii labaad ah Dubai kula yeeshay Madaxweynaha TFG, ayaa maanta ka soo degay Madaarka Berbera. Madaxweynaha oo qolka martida ee Madaarka Berbera ugu waramay warbaahinta, waxa uu ka xog-waramay wada-hadalkii uu Sheekh Shariif kula yeeshay Dubai. “Waxa aniga…

                                    Read More