Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo: Hogaamiye Qadiyadii Somaliland Gaadhsiiyay Heer Caalami

    Suryo Oodan Meeshii Surdhub ah Suul hadaad galiso Qunyar baa sidaha loo baxshaa laanta lama saydho                                                               (Abwaan Raage Ugaas) Waxay ahayd 18 kii Bisha May ee sanadkii 1991kii markii ay dadweynaha reer Somaliland go’aansadeen inay Madaxbanaanidoodii dib ula soo noqdaan ka dib markii ay ku hungoobeen Midnimo ku sheegtii burburka horseeday ee ay xorriyadoodii…

    Read More

      Xoghaya Guud ee Ururka Iskaashiga Carabta oo ka hadlay Saxeexa Axdiga Dubai ee Somaliland iyo Soomaliya & Aragtida Imaaraadka oo Cadaatay

      Riyaad 01, July 2012 (SDN)- Xoghaya guud ee ururka iskaashiga dawladaha Khaliijk Carabta Dr. Cabdalladiif Bin Raashid Al-Zabani ayaa soo dhoweeyey dadaalka ay dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabtu ugu jirto in ay ka midho dhaliso dib-heshiisiin ka aslaaxda Somalia taas oo ku bilaabantay saxeexidda Axdiga Duba, sida ay wakaaladda wararka ee rasmiga ah ee dawladda Imaaraadku…

      Read More

        Mudanayaasha Wakiillada oo ansixiyay wax-ka-bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen Xeer No:20

        Hargeysa, 01 July 2012 (Qurbejoog)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa manta cod ku ansixiyay wax-ka-bedel iyo kaabis lagu sameeyay Xeer No :20 oo ah Xeerka doorashooyinka dawladaha hoose iyo madaxtooyada. Xeerkan oo ay hore u dalbadeen Guddida Doorashooyinka Qaranku in wax –ka-bedel ay ku sameeyaan Golaha Wakiilladu ayay Xildhibaannadu ka bedeleen in Doorashada lagu codeeyo…

        Read More

          Beerlaxawsigii Sheekh Shariif, Dhoola-caddeyntii Siilaanyo, Amakagii Puntland iyo Galmudug W/Q: Khadar Jaamac Dirir

          Waxa khamiistii dalka Imaaradka carabta ku soo dhamaaday kulankii ay wada yeeshan Madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Sheekh Shariif Sh. Ahmed oo ay ahayd kulankoodii ugu horreysay ee 21 sanno si fool ka fool ah isaga horyimaad labadda dawladda. Waddahadalkan ay yeesheen labada madaxweyne ayaa wuxuu ahaa mid bundhig u ah kii lagu…

          Read More

            Madaxweynaha Somaliland iyo Hogaamiyaha SSC oo heshiis nabadeed kuwada saxeexay Dubai

            Dubai. 01, July 2012 (Qurbejoog)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis nabadgalyo la saxeexday Hogaamiyaha Kooxda SSC oo in muddo ah dhibaatooyin amaan daro ka waday deegaanada Gobolka iyo Buuhoodle ee Somaliland. Madaxwayne Siilaanyo iyo Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye oo maanta kulan ku yeeshay Magaaladda Dubai ayaa isku afgartay in nabadgalyada deegaanada Sool…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo Udiraya Ku Aadan Sanad Guuradii 52 aad ee Xornimada Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed

              Muqdisho July 01,2012(SDN)-Waxaan umadda Soomaaliyeed u dirayaa hambalyo ku aaddan maalinta qiimaha weyn u leh ee 1-da luuliyo. Waxaa sharaf ii ah inaan qofkasta oo Soomaali ah, meel kasta oo uu ku nool yahay, la qaybsado caawa farxadda munaasabadda 1-da Luuliyo. 1-da luuliyo oo ah maalintii ay gobolada koofureed qaateen xorriyadda, waxay ka mid tahay…

              Read More

                Guddomiye Faysal Cali Waraabe:Faroole waxaanu aheyn ayuu is-mooday,waa afku xoogle(DHEGEYSO)

                Dubai July 01,2012(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Md Faysal Cali Waraabe oo kiyoo ku sugan magaalada Dubai uu nooga waramay wadahadaladii dhawaanta dhex maray Somaliland iyo Somalia. Guddomiyuhu waxa uu ka jawaabayaa hadal dhaliila oo ka soo yeedhay madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Md Cabdiraxmaan Faroole. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu sidoo kale ka warbixinayaa…

                Read More

                  Wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo goaan adag dul dhigta warbaahinta Dalka

                  Muqdisho July 01,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu uga waramay goaan wasaaradiisu ay ku mudeeysay xilga kama danbeyska ah ee lagu diiwaangelinayo warbaahinta dalka. Qoraalka wasaarada warfaafinta ayaa kiyoo dhameystiran u qornaa sidan; Xafiiska Waaxda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Ujeedo: Wargelin   Taariikh; 30/06/2012 – Iyadoo la fulinaayo siyaasada guud…

                  Read More

                    Anwar Sheekh:Hargeysa ma waxa iska sharixi kara ruuxa aabihii 1930kii aqalo kulahaa mise ka aqalka kirada ah ku jira(DHEGEYSO)

                    Hargeysa July 01 2012(SDN)-Guddimiyaha Jaaliyada Somaliland ee magaalada Edmonton Canada Md Anwar Sheekh Cabddala ayaanu ka wareysanay dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin xaalada reer Somaliland ee Canada iyo tartanka ololaha dooroshooyinka golaha degaaka Somaliland. Md Anwar Sheekh Cabdalla ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalo dhawaan ka soo yeeray tiro xildhibaano ah iyo…

                    Read More

                      War Deg Dega:Madaxweyne Siilaanyo iyo Xaglotoosiye oo heshiis kala sexeexday

                      Dubai June 30,2012(SDN)-Kulan ay ku yeesheen magaalada Dubai madaxii hore jabhada SSC iyo madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa la iskula qaatay in labada dhan ay ka wada shaqeeyaan nabada degaanka Buuhoodle. War kulankan ay ka soo saaratay ayaa kiyoo dhamystiran waxa uu u qoraa sidan;“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta…

                      Read More

                        Guddomiyaha Guddida Siyaasada ee Baarlamaanka Puntland oo dhaliilay Madaxweyne Faroole

                        Garoowe June 30,2012(SDN)-Guddoomiyaha guddida Siyaasada ee Baarlamaaka Puntland Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan ayaa hadal uu maanta ka jeediyay kalfadhiga 28aad ee Baarlamaanka Puntland waxa uu dhaliilo ugu jeediyay madxweyne Cabdiraxmaan Faroole. Hadalada Xildhibaankana waxaa ka mid ahaa;”Markaan soo qaadano Xukuumadu waxay wakhti dheer gelisay dhaqaale badan gelisay sidii loo Xakamayn lahaa xalna loogu heli lahaa…

                        Read More

                          Tageero kal iyo laab ah shirka Daallo By Xildhiban Qabile

                          BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM SALALAAHU CALAA SAYIDINAA MUXAMED WA CALAA AALI SAYIDANAA MUXAMED. KU: SALAADIINTA,CUQAASHA,GUURTIDA,SIYAASIYIINTA,WAXGARADKA, & GUUD AHAAN ERGOOYINKA KA KALA YIMID GUDAHA DALKA & DAAFAHA DUNIDA EE KU SUGAN MADASHA DAALO EE GOBOLKA SANAAG, CEERIGAABO. UIEEDO: TAAGEERO KAL & LAAB AH Abtiyaal & awoowayaal; Mauka hore waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka, ASALAAMU CALAYKUM WA RAXMATULLAAHI…

                          Read More

                            Dallada kulmisa ururada Bulshada Somaliland ee Yurub oo walaac ka muujiyay natiijada laga filan karo wada-hadal lala galo dawladda TFG ee Sheekh Shariif

                            London 30, June 2012 (SDN)- Ururka SSE oo ay ku midaysan yihiin ururada Bulshada Somaliland ee ka jira qaaradda Yurub, ayaa walaac ka muujiyay natiijada laga filan karo wada-hadal lala galo dawladda TFG ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay qoraal SSE ka soosaaray Lodon, ururku waxa uu soo dhaweeyay wada-hadal kasta oo labada dhinac si siman…

                            Read More

                              Sheeko Kale Keen: Waa Guran Yahay! Prof. Cabdisalaam Yaasiin

                              Nin Ingriis ah iyo xaaskiisii ayaa sheeko dhex martay. Ninkii ayaa xaaskiisii su’aal weydiiyay, oo ku yidhi, “Gacalo, haddii aan dhinto, miyaad dabaday guursan?” Gabadhii way naxday, oo murugaa markiiba roortay, in u muddo ahna way aamustay. Iyada oo weli murug roorsan, ayay waxay u celisay, “Waxay ila tahay inaan guursan. Maxaa yeelay, wehel iyo…

                              Read More

                                Madaxweynaha Yemen oo dhambaalo Hambalyo ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hoggaamiyaha Guud ee dalka Kanada, maxay tahay sababtu?

                                Sanca 30, June 2012 (SDN/Saba)- Madaxweynaha dalka Yemen Abdo Rabbo Mansour Hadi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Siday sheegtay wakaalada wararka dalka Yemen ee Saba, Madaxweyne Mansour Hadi oo dhowaan qabtay hoggaanka dalkaas waxa uu Sabtida maanta dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuuna ku hambalyeeyay maalinta…

                                Read More

                                  Hargaysa: Magaalo Hilmaamtay Dantii Guud Kuna Hawlan Danta Gaarka ah. By Wariye Taajir

                                  Hargaysa waa magaalo weyn oo camiran, marka loo eego deegaanada ay Soomaalidu dagto, magaaladan oo lagu qiyaaso inay ku nool yahiin nusmalyuun qof ayaa ah mid adeegyada aasaaasiga ah ay yahin kuwo liita. waxa ay markiiba indhahaagu qabanayaan in dhismayaasha,gaadiidka noocyadiisa kala duwan iyo waxyaabo kale badan  ay sii tiro badanayaan, balse waxa si cad…

                                  Read More

                                    Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo dhexe oo guud ahaan Somaliland saaka ka bilaabmay

                                    Hargeysa, 30, June 2012 (Qurbejoog)- Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada hoose iyo sare ee Somaliland oo saaka si rasmi ah dalka uga bilaabmay. Imtixaankan oo ay hore Wasaaradda Waxbarashadu u shaacisay inay manta a furamayaan dalka ayaa siday masuuliyiinta Wasaaradu sheegeen si isku mid ah saaka u bilaabmay. Imtixaankan oo sannadkan ay u fadhiisanayaan guud…

                                    Read More

                                      Hargeysa: Maxkamad gunaanadaysa Dacwad loo haysto Boqor Buur-madow

                                      Hargeysa 30, June 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa lagu wadaa inay maanta gunaanado dacwad loo haysto Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland. Buur-madow oo muddo 3 bilood ka badan ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee Hargeysa, waxa loo haystaa dacwado la xidhiidha aflegaadayn Madaxweyne, eedaymo been-abuur ah iyo kuwo kale. Inkastoo…

                                      Read More