Webmaster

    Phony Constitution crafted through UN rigged process

    On June 22, 2012theSomali Roadmap(the process for ending the Transition) Signatories (SRS)-(the gang of six)[1]signed documents prepared by the Office of the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS). The documents, available in this link Documents signed in Nairobi Kenya on June 22, 2012, are (1)Somali Transitional Government Decree(Decree), (2)protocol establishing Somali National Constituent Assembly(NCA),…

    Read More

      Dagaal caawa fiidkii ka dhacay duleedka Buuhoodle

      Meygaagle July 02,2012(SDN)-Wararka naga soo gaaraya aaga Meygaagle ee duleedka Degmeda Buuhoodle ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu dagaal mudo kooban socday uu ka dhacay. Iska hor imaadkan oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ah oo ka soo horjeeda joogitaankooda ayaaney cadeyn khasaaraha ka dhashay. Shaqaaqadan ayaa imanaya maalin uun ka dib kolkii…

      Read More

        Taliye ku-xigeenkii ciidamada Booliska Puntland oo caawa Garoowe lagu khaarijiyay

        Garoowe July 02,2012(SDN)-Taliye ku-xigeenkii ciidamada Booliska ee maamulgoboleedka Puntland  Col. Cabdillaahi Saalax Nadalo ayaa caawa fiidkii koox hubeysani ku dishay magaalada Garoowe. Taliyaha oo ku sugnaa aaga hotelka Bulshaale ayaa koox hubeysani marxuumka ku weerareen oo ku dileen. Marxuum Nadalo oo aan ilaalo la socon xiliga la weerarayo ayaa ku geeriyooday isla goobtii lagu rasaaseeyay….

        Read More

          Maktabadda wareegta 2012: Safarkii 1aad, socdaalkii Boorama iyo soo dhaweyntii Maskax-maal

          Boorama, 02, July 2012 (Qurbejoog)- Maktabada wareegta oo qayb ka ah Carwada Caalamiga ah ee Bugaagta Hargeysa, isla markaana sannadkii 2011-ka  laga hirgeliyay gobollo ka mid ah Somaliland ayaa safarkii ugu horeeyay sannadkan 2012-ka Maktabadani ay ku tagtay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, waxaana goobtaas Maktabadda Wareegta ku soo dhaweeyay Naadiga Akhriska Gobolka Awdal…

          Read More

            Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka warbixiyay la heystayaal Ajnabi ah oo ay ciidamada dowladda soo furteen

            Muqdisho, July, 02, 2012(SDN)- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga iyo Warashadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id oo uu xafiiska ku qabtay sheegay in Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ay 7:00 subaxnimo ku guuleysteen iney soo furteen la heystayaal Ajnabi ah iyo kuwa Soomaali ah oo u adeegayay Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan Xerada…

            Read More

              Shirkii Kooxda Xariirka Caalamiga ah oo Galabta Ka Furmay Roma iyo Ra’iisul Wasaare Gaas oo Khudbad Ka Jeediyey

              Mudisho 02, July 2012……. Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta wasaarada arimaha dibadda Talyaaniga  shirkii kooxda xariirka calamiga ah ee Soomaaliya ( international contact group ICG ) waxaana  shirkaas ka qayb galaya Dowladda Federalka KMG ah ee Soomaaliya maamulada Puntland, Galmudug, iyo Ururka Ahlusuna Waljameeca, shirkani waxaa uu furmay 2:pm duhurnimo  waxaana  uu…

              Read More

                Four aid workers kidnapped in Kenya rescued in Somalia

                Somali and Kenyan troops have rescued four aid workers — including two Canadians – who were kidnapped from a refugee camp in Kenya last week. The four rescued workers from the Norwegian Refugee Council were flown to Nairobi, Kenya on Monday afternoon, the aid group said. The NRC said the four released hostages were: Astrid…

                Read More

                  Quluub Wada Jirtaa Qaniya Sheekhow !

                  Tan iyo markii ay dawlada uu gadhwadeenka ka yahay Xisiga kulmiye ay talada dalka la wareegtay muddo laga joogo labo sanno oo kaamila, waxay xukuumadu xooga saartay siddii ay talada wax uga siin lahayd labada xisbi ee mucaaridka. Waa nidaam cusub oo aan hore loogu arag labadii maamul ee ka horeeyay dalwada maanta jirta. Dawladii…

                  Read More

                    Shirkii Daallo oo siyaasiyiintiina banaanka laga dhigay loona xulay laba boqol iyo laba iyo toban Ergay oo ka soo jeeda Ardaayadda Habaryoonis

                    Ceerigaabo 02, July 2012 (SDN)- Shirka Daallo ee beesha Habaryoonis doraad uga bilaabmay Duleedka Ceerigaabo ayaa maanta la go’aamiyay inuu yahay mid Dhaqan oo aanay Siyaasiyiinta Beesha midkoodna ka qayb geli Karin. Sidoo kale waxa la go’aamiyay laba boqol iyo laba iyo toban Ergay oo shirka si rasmi ah uga qayb geli doona, kuwaasoo labaatanka…

                    Read More

                      The Four Somali-American Janjaweed

                        The Four Somali-American Janjaweed By. Dr. Farah Ahmed Jama, Email: farahj60@gmail.com Peace and stability in Somalia and the East Africa region are being undermined by a group of people based in the United States of America whose assets, safety, and family are firmly protected by the US government. Fully aware of this protection these…

                      Read More

                        Amoud University Needs Infusion Of New Blood

                        Credit goes those who conceived the idea to establish a university for Awdal Region in 1991. Soon, the people of Awdal Region welcomed the idea and insights and the dedication that came from the two young men who then lived Riyadh, Saudi Arabia became reality. It is unfortunate, however, their names never be mentioned at…

                        Read More

                          Jaamacadii Camuud oo ay Hadhaysay Maamul xumo, Qabyaalad iyo Cadaalad daro Aabe uu ka yahay Gudoomiye Saleemaan Guuleed

                          Intiinii akhrisatay maqaalkii hore ee aynu kaga hadlaynay arrimaha jaamacada Camuud ragaadiyay ee waydda ka dhigay oo aynu ka iftiiminay sawir guud. Maqaalkana waxaynu kaga hadli doonaa qaar ka mida dhacdooyinka ugu waaweyn ee Camuud ka dhigay jaamacada ugu liidata jaamacadaha ka jira jamhuuriyadan Somaliland. Dhacdooyinkaa foosha xuni waxay soo bilaabmeen sannadkii 2002 oo ah…

                          Read More

                            Talooyin Bin Laden u jeediyay Al Shabaab oo la soo bandhigay

                            Muqdisho July 02,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa soo bandhigtay qoraalo kumaan ah oo uu daabacay hogaamiyihii la khaarijiyay ee Al Qacida Osama Bin Laden. Bin Laden ayaa qoraaladiiisa mid ka mida ayaa waxa uu u qoray kooxda Al Shabaaboo uu sharaxaad ka siinayay nidaamka dawladeed. Hogaaamiyaha Al Qaacida ayaa qoraalkiisa ku hagaajiyay madaxa Al Shabaab Muqtaar Abu…

                            Read More

                              David Shinn oo ka warbixiyay kulankii Somaliland iyo Soomaaliya

                              Hargeysa June 02,2012(SDN)-Safiirkii hore ee Mareykanka u fadhiyay Adis Ababa Mr David Shinn ayaa Horntv uga xog waramay sida uu u arko wadahadaladii dhawaanta dhex maray Somaliland iyo Somalia. David Shin ayaa hadaladisii waxa ka mid ahaa;“Waxaan soo dhawaynayaa kulankii labada madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya ku yeesheen wadanka Imaaraadka carabta, waxay wada hadaladaasi ay…

                              Read More