Webmaster

    Guddoomiyaha Hay’ada Maamul Wanaag iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ka hadlay baadhintaanno ay ku wadaan Raashin la lunsaday

    Hargeysa, 12, Mar 2012 ?(SDN)- Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la-dagaalka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar, ayaa markii ugu horreysa ka hadlay baadhitaan ay ku wadaan raashin la sheegay in la lunsaday oo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan qaarkood loo xidh xidhay Guddoomiyaha hay’adda maamul-wanaaga iyo la dagaalka musuqmaasuqa oo saxaafadda la hadlay isaga oo ku sugaan barxadda…

    Read More

      Ciidamada Booliska Hargeysa oo soo qabtay deeqdii raashinka aheyd ee dhawaanta la lunsaday

      Hargeysa Mar12,2012(SDN)-Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska ahna Taliye ku Xigeenka Ciidanka booliska C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle”  ayaa shir jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Taliska Guud ee Caasimada Hargaysa waxa uu ku cadeeyay inay Xalay  ka qabqabteen Xaafadaha Idaacada iyo Ganad Lix gaadhi oo ka  mid ahaa deeqdii raashinka ahayd ee la musuq maasuqay….

      Read More

        Fresh clashes in Mogadishu kill 18 Somalis

        Violent clashes between al-Shabab militants and Somali government forces in the conflict-ridden capital of Mogadishu have claimed the lives of at least 18 people, Press TV reports. The heavy fighting, which broke out on Sunday, have left at least nine people dead and seven others injured, including five children, in and around the Badbado refugee…

        Read More

          Nairobi grenade attack: Al-Shabab denies Kenya blast

          Somali Islamists have denied being behind Saturday’s grenade blasts in the Kenyan capital Nairobi, in which at least six people were killed. The militant al-Shabab “bears no responsibility whatsoever for the turbulence”, a press release says. Kenya’s Internal Security Minister George Saitoti had accused the group of throwing four grenades from a passing car at…

          Read More

            Tirada dadka loo qabqabtay qaraxyadii ruxay Nairobi iyo xaalad cusub oo Soomaalida ku dhaqan la soo deristay

            Nairobi 12, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka Kenya, ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 4 qof oo lala xidhiidhiyay qaraxyo Sabtidii ruxay magaalada caasimada ah ee Nairobi. Siday ku warantay warbaahinta Kenya, qaraxyadaas waxay sababeen dhimashada ugu yaraan 6 qof iyo dhaawaca ilaa 40 kale, waxayna ka dhaceen goobo basaska laga raaco oo ku yaala…

            Read More

              Xisbiga ARD: Cunaqabateyn toos ah oo saaran Obock iyo Tadjourah(DAAWO SAWIRO)

              Obock Mar 12,2012(SDN)-Xisbiga mucaaridka ee ARD ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ay ku soo arkeen magaalooyinka waaweyn ee dalaka oo ay dhawaan booqdeen. Xisbiga ARD ayaa sheegay in magaalooyinka Obock iyo Tadjourah in la saaray cunaqabateyn toos ah oo siyaasadeysan. ARD waxa ay ka warxixiyeen sida aaney xukuumadu wax mashaariic ah oo horumarineed…

              Read More

                Baarlamaanka Afgaanistaan oo faray xukuumada Karzi in ay wax ka qabato tacadiyada ciidamada Shisheeye

                Kabul Mar 12,2012(SDN)-Caro ka dhalatay tacadiyo dhawr ah oo ciidamada shiseeye ay ka geysteen gudaha dalka Afgaanistaan ayaa sababtay caro ka dhan ah ciidamada sisheeye ee dalkaa ku sugan. Baarlamaanka Afgaanistaan ayaa maanta ansixiyay qoraal looga dalbanayo madaxweyne Xamid Karzi in uu dalbado xakameynta ciidamada dalkaas ku sugan ee NATO. Ciidamada ayaa dhawaan gubay Kutubo…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Baarlamaanka u gudbiyay Tallo Haweenka iyo Dadka laga tirada badan yahay siinaysa Kooto Kuraas ah

                  Hargeysa, 12, Mar 2012 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa golaha wakiilada u gudbiyey tallo-bixinta Gudida Daraasaynta Xoojinta Kaalinta haweenka iyo dadka laga tiradda badan yahay ee ka qayb-galka siyaasada, kaasi oo guddidu Madaxwaynaha u gudbiyeen. Gudida Daraasaynta Xoojinta Kaalinta haweenka iyo dadka laga tiradda badan yahay ee ka qayb-galka siyaasada oo…

                  Read More

                    Gudida fulinta ee maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa waxay kormeer ku soo maray Sariibadaha Caasimada

                    Hargeysa Mar 11,2012(SDN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, oo ay weheliyeen Maayar Ku xigeenka Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde iyo Xoghayaha fulinta dawladda Hoose Mawliid Waris Cabdilaahi, ayaa maanta kormeer ku soo maray sariibaddaha magaaladda, kuwaasi oo ay qorshaynayaan inay dejiyaan ganacsatada bagaashlayda ee dhawaan laga raray badhtamaha jidadka caasimadda. Gudida fulinta ee maamulka dawladda…

                    Read More

                      Magacyada 10-ka qof ee Caalamka ugu Tijaarsan iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan oo la soo saaray

                      NEW YORK 11, March 2012 (Qurbejoog.com/Reuters)- Jariidada Forbes Magazine, ayaa soosaartay magacyada tobanka qof ee ugu tijaarsan ama ugu dhaqaalaha badan ee dunida sannadka 2012. Sida uu wargeysku faafiyay, tobanka qof ee caalamka oo dhan ugu qanisan waxa kaalinta koowaad u galay Carlos Slim Helu oo u dhashay Mexico oo ah ganacsade dhinaca shirkaddaha Isgaadhsiinta,…

                      Read More

                        Habeenkii London ee Xaaji Cabdi-waraabe iyo Hablaha Ururka Gaaroodi Foundation

                        London Mar 11,2012(SDN)-Waxa hadda uun isagoo dhamays tiran la soo saaray, lana galiyay YouTube Channel barnaamij aad u xiiso badan oo loo qabtay Xaaji C/kariim Xuseen Yuusuf (C/waraabe) dhawaan markii uu booqashada ku joogay Wadanka Ingiriiska. Waa xaflad casho sharaf ah oo Odayga Nabada ee Somaliland lagu maamuusay, kana dhacday Hilton Hotel oo ku yaala magaalada London. Barnaamijka…

                        Read More

                          Masuuliyiintii ay galaafatay Mucaawinada Masaakiintu oo Xabsiga dhexe ee Hargeysa loo dhaadhiciyay

                          Hargeysa, 11, Mar 2012 (SDN)- Maxkamada gobolka Hargeysa, ayaa maanta xukun toddobo maalmood ah ku riday saddexdii masuul ee Xilka looga eedeeyay inay Musuq-maasuqeen Raashin Mucaawino ah oo loogu talo-galay Dad dan yar ah. Saddxedan Masuul oo kala ah Axmed Cumar X Cabdilaahi (Xamarjei , Badhasaabkii Gobolka Maroodijeex, Axmed Cilmi Barre Agaasimihii guud ee Wasaarada…

                          Read More

                            Halkan ka akhriso War-murtiyeed ay SOLJA ka soo saartay Shir ay u qabatay Warbaahinta Maxalliga ah iyo Khubaro Caalami ah

                            Hargeysa, 11, Mar 2012 (SDN)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 11/03/2012 ku qabtay huteelka Crown ee magaalada Hargeysa shir ballaadhan oo ay ka qaybgaleen khubaro ka tirsan warbaahinta dunidda iyo da’yarta ku hawllan mihnadda saxaafadda Somaliland, kaas oo dullucdiisu ku qotontay laba qodob oo kala ah; a) In laga…

                            Read More

                              Dawlada KMG ah oo Hiiraan maamul cusub u sameeysay

                              Muqdisho Mar 11,2012,(SDN)-Dawlada KMG  ah ee Soomaliya ayaa manata soo saartay wareegto ay ku magacawday maamul cusub oo uu yeelanayo gobolka Hiiraan. Wareegtadan oo uu ku saxeexnaa madaxweyne Sheekh Shariif ayaa waxa loogu magacaabay guddoomiyaha gobolka Md Cabdifataax Xasan Afrax. Guddoomiyaha Cusub oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in maamulka csubi la iman doono waxqabad…

                              Read More