Webmaster

    War deg deg ah: Ciimada ammaanka Hargeysa oo xabsiga u taxaabay Boqor Buur-madaw oo saaka ka soo degay Egal Airport

    Hargeysa, 15, Mar (SDN)- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhaweyd xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madaw) oo ka soo degay madaarka Egal Airport. Warbaahinta qaarkeed ayaa saaka bogaga hore ku soo qoray in la filayo in Boqor Buur-madaw ka soo degayo, madaarka magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu wax ka qabanayo colaadaha ka…

    Read More

      Two Somali refugees shot dead in Kenya camp

      NAIROBI — Two Somali refugees were shot dead and a third was wounded by gunmen in Kenya’s Dadaab refugee camp, a spokeswoman for the UN refugee agency that runs the camp said Wednesday. Dadaab, the world’s biggest refugee complex, is home to 460,000 people, most of them Somalis fleeing two decades of civil war as…

      Read More

        Gacantii Shalay Sacabka U Tumaysay Kulmiye, Ma Istaahisho In Ay Maantana Ilmada Iska Biiso: C/fataah Sh.Nuux jaamac ( Suldanka)

        Goblan hooyo mudatiyo Marwo uu ninkeedii Madficii la tagay iyo Agoon muusanaaboo Calankaa miciinsada Mar labaad luggooyiyo Uma quudho meel madhan Abwaan Faysal Canbalash Maamulka dawladda hoose ee Hargeysa iyo Wasaarada Daakhiliga ayaa Hawlgal Balaadhan oo ay u adeegsadeen Cagafyo iyo Ciidan  ayaa ku waabariistay dhawr cisho ka hor  Meheradaha Suuqa Waaaheen & goobaha kale…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo kulan la qaatay ha’yadaha wada shaqeyntu ka dhexeyso

          Hargeysa Mar 14,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed “Xuseen Xoog” ayaa Maanta kulan kula yeeshay hoolka Shirarka ee Wasaarada Caafimaadka hay’adaha ay wada shaqayntu ka dhaxayso Kulan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiintqa ka kala Hay’adaha Samafalka ee WFB,UNICEF,HEAL,Medars,MSF Bulgium,MSF Holand,IMC,MERCY –USA,PSI iyo Gudoomiyaha Caafimaadka ee Gobolka Maroodi-jeex,Kulankan oo ujeedadiisu ahayd…

          Read More

            Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo tiro wasiiro ah oo ka qeybgalay munaasibad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada HOP

            Hargeysa Mar 14,2012(SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Wasiirada Ganacsiga,Hawlaha Guud, iyo madax kale ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad loo sameeyay arday ka qalin jebisay Jaamacada Hop University ee Magaalada Hargaysa. Waxaa Munaasibadan oo si weyn loo soo Agaasimay ka qeyb galay Agaasimaha guud ee Tacliinta Sare…

            Read More

              Dawladda Hoose ee Hargeysa oo saaka hawlgalkeedii ka fullisay Guriga Xisbiga ee agagaarka Idaacada Radio Hargeysa

              Hargeysa, 14, Mar 2012 (SDN)- Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta hawl-gal balaadhan ka fulisay Wajahadda bari ee gurigii hore ee xisbiga magaaladda Hargeysa, waxaanay ku baneeyeen sandaqado, buulal iyo waabab si sharci darro ah uga dhisnaa. Waxaanay goobtaasi u asteeyeen inay ka hirgelinayaan hangaro waaweyn oo loogu tallo galay in la dejiyo qeyb ka…

              Read More

                Cabdicasiis Samaale muxuu ka yidhi xilka loo magacaabay ee wasiirka Maaliyadda Somaliland? halkan ka akhri qoraal uu soosaaray

                Hargeysa 14, March 2012 (Qurbejoog.com)- Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ahaa guddoomiye kuxigeenkii golaha Wakiilada Somaliland, ayaa caddeeyay inuu iska casilay xilkaas iyo guud ahaan xubinimada golahaas, taasoo ka dambaysay markii maanta Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wasiirka Maaliyadda. Sida ku cad qoraal kooban oo Mr. Samaale soosaaray, kuna socodsiiyay golaha Wakiilada ee uu hore uga tirsanaa,…

                Read More

                  Sarkozy likens Syria’s Assad to a ‘murderer’

                  PARIS  — French President Nicolas Sarkozy likened Syrian leader Bashar Assad to a “murderer” while Russia said it was arming his regime, reflecting the ongoing divisions in the international community over how to bring the violence in Syria to an end. The divisions over Syria were further evident with the news that Italy was joining…

                  Read More

                    Somalia: Suicide bomber targets presidential palace

                    At least five people have been killed in a suicide bombing in the heart of the Somalia’s capital, Mogadishu, officials have said. A bomber blew himself up at the gates of the presidential palace, which correspondents say is one of the city’s most closely guarded areas. The Islamist militants al-Shabab said they carried out the…

                    Read More

                      Ururka dhalinyarada Hal-door oo deeq isugu jirta Dawooyin, Agabka waxbarashada iyo dhir gaadhsiiyay degmeda Salaxlay

                      Salaxlay Mar 14,2012(SDN)-Ururka dhalinyarada Hal-door  ayaa maanta  deeq isugu jirta  Dawooyin, Agabka waxbarashada iyo dhir , maanta Ku kala wareejiyey  Golaha degaanka degmada Salaxlay, Ururka dhalinyarada  Degmadaasi ee Saydo, iyo  MCH-ka degmadaasi. Xafladda Gudoonsiinta Deeqdan oo lagu qabtay Xarunta Degmada Salaxlay  kana soo qayb galeen, Xildhibaanadda degaanka degmadaasi, dhalinyarta, wax-garadka iyo duqayda degmadaasi , waxa…

                      Read More

                        Gudoomiyaha wakaaladda Qurba jooga Somaliland oo faah-faahin ka bixiyey qorshaha wakaaladooda ee ka qayb-qaadashada horumarinta iyo maal-gashiga dalka

                        Hargeysa Mar 14,2012(SDN)- Gudoomiyaha  wakaaladda Qurba jooga Somaliland Mud, Maxamud C/raxmaan Cali, ayaa  faah-faahin ka bixiyey  qorshaha wakaaladooda ee  ka qayb qaadashada  horuumarinta iyo maal-gashiga dalka. Gudoomiyaha wakaaladda Qurba jooga Mudane Maxamuud C/raxmaan waxa uu xusay in  wakaalad ahaan ay ku tala jiraan sidii  uga  gudbi lahaayeen  qurba joogu  hanaankii ahaa  guri dhisashada,oo ay ugu gudbi…

                        Read More

                          Xildhibaannada Gabiley oo maanta doortay Guddoomiye cusub

                          Gabiley, 14, Mar 2012 (SDN)- Xildhibaanada Golaha Deegaanka magaalada Gabiley ayaa maanta doortay guddoomiye cusub. Fadhi ay yeesheen Golaha Deegaanka Gabiley oo ay shir guddoominaysay ku-simaha Guddoomiyaha Golahaas Marwo Khadra Xaaji Gaydh waxay Xubnaha Goluhu Guddoomiye u doorteen Axmed Muxumed Qaalib (Axmed Samir). Fadhigan maanta ee Golaha Deegaanka Gabiley oo ay ka soo Xaadireen 17…

                          Read More

                            War degdeg ah: Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday 7 xubnood oo ka tirsanaa golihiisa Wasiirada, xubno kalena isku bedelay

                            Hargeysa 14, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilalkii ka qaaday 7 xubnood oo ka tirsanaa golaha Wasiirada xukuumaddiisa. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed Afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilalkii ka qaaday wasiirada Maaliyadda, Shaqada iyo arrimaha Bulshada, Hawlaha Guud, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, wasiir kuxigeenka Khaarajiga, wasiir…

                            Read More