Webmaster

    Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya oo la Kulmay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Norway iyo Mas’uuliyiin kale, soona booqday Xarunta Biladaha Nabadda ee Norway

    Oslo Feb 228,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo weli booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta waxaa kulamo la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Mr Bondivik, Guddiga Ganacsatada Maraakiibta Norway, iyo Safiirka Mareykanka ee Norway. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxey soo kormeereen Xarunta Nabadda ee lagu bixiyo biladaha caalamiga…

    Read More

      Guddoomiyaha Marood-jeex oo kulan la yeeshay Madax-dhaqameedka Gobolka

      Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje) ayaa kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ka badan 100 Madax-dhaqameed oo ka tirsan cuqaasha Gobolka Maroodi-jeex. Kulankan ayaa lagaga hadlayay doorka ay Madax-dhaqameedku ku leeyihiin hogaaminta iyo horumarinta Bulshada, Guddoomiyaha Gobolka Marood-jeex oo kulankaas ka hadlay ayaa ka warramay…

      Read More

        Mudanayaasha Guurtida oo ka doodday Siyaasadda Arrimaha Gudaha iyo Dibedda

        Hargeysa, 28, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa gudagalay doodad Siyaasadda Arrimaha Dibedda iyo Gudaha. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Sh. Axmed Nuux Furre ayay Mudanayaashu kaga hadleen aragtidooda ku wajahan Siyaasadda Arrimaha Guddaha iyo Dibedda. Waxay Xildhibaannadu si isku mid ah u soo dhaweeyeen ka qaybgalkii Somaliland…

        Read More

          Golaha Wasiirada Somaliland oo ansixiyay miisaaniyadda daahday ee 2012

          Hargeysa 27. Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Golaha Wasiirada Somaliland, ayaa maanta ansixiya miisaaniyad-sannadkeeda 2012 oo dhawr bilood ka daahday xilligii sharcigu dhigayay inay u gudubto golaha Wakiilada. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kooban oo Madaxtooyadu soosaartay, miisaaniyaddani waxay 23.19% ka badan tahay miisaaniyad-sannadeedkii 2011, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan; “Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay…

          Read More

            Guddoomiyaha Wakiillada oo furay kulan lagu naaqishayo Xeerka Nidaamka Garsoorka

            Hargeysa, 27, February 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa kulan hawleed socon doona laba maalmood, isla markaana ay ka qaybgaleen in ka badan 80 xubnood oo isugu jira, Xildhibaanno, Bahda Garsoorka iyo Xeer Ilaalinta, kaasoo lagu naaqishayo Xeerka Nidaamka Garsoorka ayaa maanta ka furay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa. Furitaankii kulankaas waxa kale oo…

            Read More

              Mudanayaasha Golaha Guurtida oo loo qaybiyay Xeerar durduro ku soo dhaafay Wakiillada

              Hargeysa, 27, February 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay saddex Xeer oo kazoo gudbay Golaha Wakiillada, kuwaasoo kala ah Xeerka Nabadgelyada, Xeerka La-dagaalanka Budhcad-baddeeda iyo Xeerka kala wareejinta Maxaabiista. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Sheekh Axmed Nuux Furre, waxa kale warbixin ka jeediyay Guddida Joogtada ah…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland oo mar uu la hadlay Jaaliyada UK Rajo muujiyay

                London Feb 26,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Cadeeyay inuu hubo haddii midnimadaa iyo dareenka wada-jirka ah ee ay bulshada, xisbiyada iyo dawladda Somaliland wada qaateen lagu sii wado in si dhakhso ah loogu guulaysan doono rabitaanka iyo qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aqoonsiga raacdada ugu jirta. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay fadhi…

                Read More

                  Baanka Aduunka oo Hargeysa ku qabtay shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga gaarka loo leeyahay

                  Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-Shir balaadhan oo lagaga hadlayay horumarinta hantida iyo Ganacsiga gaarka ah ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa shirkan soo qaban qaabiyay Baanka adduunka kaas oo horu-dhac u noqon doona mashruuc maalgashi oo baanka adduunku ka fulinayo Somaliland . Mr Bitar Maushi oo ah madaxa mashruuca horumarinta hantida gaarka ah ee…

                  Read More

                    Imtixaanadii Shaqaalaha Dawladeed oo Hargeysa ka socda

                    Hargeysa Feb 26,2012(SDN)-In ka badan laba boqol oo ka tirsan shaqaale hoosaadka afar iyo toban ka tirsan hay’adaha dawlada ayaa Maanta u fadhiistay imtixaankii qiimaynta ahaa ee hay’ada shaqaalaha dawladu ka qaadi jirtay. Sida ay ku waramayso wakaalada wararka ee Solna afar iyo tobankan hay’adood oo ay ku jiraan Golayaasha Guurtida ,Wakiilada,Komiishanka doorashooyinka Qaranka,Maxkamada sare,Qaar…

                    Read More

                      Syria oo maanta looga dareeray cod u qaadida Dastuur cusub oo dalkaasi yeesho

                      Dimishiq Feb 26,2012(SDN)-Dalka siiriya ayaa maanta albaabada loo furay goobaha  Codbixinta aftida loo qaadayo dastuurka cusub ee dalkaasi, iyada oo ay weli dalkaasi ka aloosan yihiin  Kacdoonka laga soo hor jeedo maamulka madaxweyne Bashaar al-asad. Dastuurkan Cusub ee af-tida shacbi loo qaadayaa waxa uu jidaynayaa Doorashada madaxweynaha dalka ,waxaanuu meesha ka saarayaa doorkii hogaamineed ee…

                      Read More

                        Xiisadii u dhexeysa Liibiya iyo dalalka ay jaarka yihiin oo sii korodhay

                        Tripoli Feb 26,2012(SDN)-Hogaamiyaha golaha  ku meel gaadhka ah ee  dalka Liibiya ayaa ku hanjabay in ay dib u eegis ku samayn doonaan cilaaqaadka dalalka Jiiraanka ay yihiin ee  u soo gudbin waaya  taageerayaasha hogaamiyihii la dilay  Mucamar al-qadaafi ee dalalka jiiraanka qaarkood gaboodsanaya. Mr, Musdafa Cabdil-jaliil  oo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu ku qabtay…

                        Read More

                          Afgaanistaan oo la baadi goobayo sarkaal dil u geystay laba askari oo ka tirsan Ciidamada M areykanka

                          Kabul Feb 26,2012(SDN)-War ka soo baxay xukuumadda afganistaan ayaa waxa uu sheegayaa in la raadinayo sarkaal ka tirsan  sirdoonka dalka afganistaan ,kaasi oo lagu tuhun san yahay inuu ku dilay laba  sarkaal oo maraykan ah sabtidii xarunta wasaarada daakhiliga  dalka afganistaan ka dibna baxsaday. Wakaaladda wararka ee France press ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsan…

                          Read More

                            Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland oo hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo iyo shacabkii ka qaybgalay mudaharaadkii ka dhacay barxada 10 Down Street

                            Hargeysa 26, Feb.2012n (Qurbejoog.com)- Xafiiska xidhiidhka jaaliyaddaha dibadda ee Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku hambalyeeyay ka qaybgalkiisa shirkii London ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed xafiisku soosaaray, waxa kale oo uu xafiiska xidhiidhka jaaliyadduhu hambalyo u diray shacabkii ka qaybqaatay isu-soo-baxii laga hor sameeyay xafiiska Raysal-wasaaraha UK ee 10 Down Street, wuxuuna warsaxaafadeedkaasi u dhignaa…

                            Read More

                              Rugta Ganacsiga Somaliland oo ka hadashay Markab u rarnaa ganacsato muwaadiniin ah oo Budhcad-baddeeda u afduuban

                              Hargeysa, 26, February 2012 (Qurbejoog.com)- Masuuliyiinta Rugta Ganacsiga Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay Markab u rarnaa Ganacsatada Somaliland oo todobaadkii hore Budhcad-baddeed Soomaaliyeed ku afduubeen Xeebaha dalka Cumaan. Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri ayaa sheegay in Markabkaasi u rarnaa in ka badan 500 oo ganacsato reer Somaliland ah, waxaanu baaq u diray…

                              Read More

                                Raiisul Wasaare Gaas:Reer Galbeedka waxaanu la wadaagi doonaa Kheyradka Soomaaliya hadii ay gacan na siiyaan

                                London Feb 26,2012(SDN)-Raiisul Wasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saxaafada u sheegay in Soomaaliya ay la wadaagi doonto reer Galbeedka hadii ay gacan ka siiyaan la dagaalanka kooxda Al Shabaab. Raiisul Wasaaraha ayaa intaa raaciyay in dalkiisu u baahan doono maal gashi lagu soo saaro shidaalka faraha badan ee dalka ku jira,ka…

                                Read More

                                  Sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka oo sheegay in dalkiisu aanu Iran iska hortaagi karin Nuclearka

                                  Washington Feb 26,2012(SDN)-Mas’uul sare oo ameerikaan ah ayaa sheegay in Washington aanay awood u lahayn xiligan inay Iran ka mamnuucdo samaysashada hubka wax baabi’iya ee Nuclier-ka. Taliye sare oo hore uga tirsanaa hogaanka Ciidamada maraykanka JameS Cathirine ayaa shaaciyey in hadii ay iran niyada ku hayso inay samaysato hubka Nuclier-ka aanay ameerikaanku diyaar u noqonayn…

                                  Read More