Hal qof oo ku dhintay hawlgal saaka Dawladda Hoose ee Hargeysa ay fullisay iyo masuuliyiinteeda oo aan ka hadal
Hargeysa, 29, February 2012 (SDN)- Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ayaa maanta ku waaberiisatay ganacsatada yar yar ee suuqa ee badhtamaha magaalada, halkaasoo ay ka fuillisay hawlgal dumisay sandaqado, iyo miisaska bacadyaalka ah ee lagu iibiyo badeecadaha kala duwan. Hawl-galkan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle (Duur) iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng….
