Dhacdo Naxdin Badan Haweenay Gaajo Ugu Dhimatay Deegaanka G.Saraar Oo Biyo Lagu Maydho La Waayey DAAWO
Caynaba 16. April 2017 (SDN/QJ):- Deegaanka Higlo oo ka tirsan gobolka Saraar ayaa waxa laga soo sheegayaa qofkii Labaad uu gaajo iyo haraad darteed maanta ugu geeriyooday deegaanka Higlo oo ka tirsan gobolka Saraar. Waxana qofkan geeriyoday u yahay gabadh taas oo lagu magacaabo Hodan YaasiinTooxyare taas oo sida la sheegay ay lasoo daristay xaalad…
