Webmaster

Guddoomiyaha Baanka Dhaxe ee Somaliland oo Ka Hadlay Sicir-bararka iyo Korodhka Ku Yimi Sarifka Lacagaha Qalaad DAAWO

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baanka dhaxe ee Somaliland Md.Maxamed Cabdi Dhoobaale, ayaa ka hadlay waxyaabaha sababta u ah sicir-bararka xadhkaha goostay ee ka taagan dalka, waxaana uu tilmaamay in abaarahii dalka ka jiray ay kow ka ahaayeen sicir bararka iyo weli ba sida oo kale dhoofkii xoolaha oo hakad galay. https://www.youtube.com/watch?v=KqLLdF9IZHE

Read More

Ganacasatada Suuqyada Magaalada Hargaysa Oo Si Adag Uga Hadley Sicir Bararka Saameeyey Suuqyada Iyo Farriimaha Ay U Direen Xukuumadda Kulmiye DAAWO

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Bulshada caasimada Hargeysa,Gaar ahaan dadka meheradaha ka shaqeystey ee quutal daruuriga ka raadasadaya ayaa si adag uga hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan oo sababay in shalay gabi ahaanba albaabada loo laabay dhamaan goobihii ganacsi ee suuqyada magaalada Hargeysa.   Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si isku mid ah…

Read More

Mudaharaad ay Magaaladda Burco Ka Dhigeen Iskaashatada Gaadiidka Tikta Iyo Eedaymo ay u Soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud & Maayarka Burco DAAWO

Burco 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iskaashatada Gaadiidka Loo Yaqaan Tikta amase Bajaajta ee Magaaladda Burco ayaa Isu soo bax weyn ku qabtay Gudaha Magaaladda Burco Waxayna Dhaleecayn xoogan u soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Iyo Duqa Magaalada Burco Mr Muraad. https://www.youtube.com/watch?v=9VmEPFCGbco&t=2s

Read More

Sheekh Maxamed C.Umal Oo Tafaasiil Qoto Dheer Ka Bixiyey Mabaadiida Ay Aaminsan Yihiin Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida DAAWO

Nairobi 14. April 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomalida ugu caansan dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadley nooca uu yahay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dhulka Somalida isla markaana taageero looga muujiyey oo la magacbaxey Assadicuuna Bilxaq. Sidoo kale sheekha ayaa waxaa uu ka hadley mabaadiida…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Mar Kale Korodhsiimo Ku Sameeyo Tirada Golihiisa Wasiirrada, Wasaarado La Kala Qaadayo Iyo Taariikhda Xukuumaddiisa Oo Noqonaysa Tii Ugu Tirabadnayd Abid

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo Bulshada Somaliland ay hore aad ula fajacsanaayeen Tirada Golaha Wasiiradda Xukuumadda hadda taladda haysa oo boqol ku dhaw ayaa haddana waxa si weyn loo haddal hayaa Talaabo kale oo miiska u saaran Madaxweyne Siilaanyo oo uu isku shayn ku samaynayo Golaha Wasiiradda,taasi oo saamyn ku yeelnaysa Xagga Tirada Wasiiradda…

Read More

‘’Beesha Caalamku Markuu Dadku Dhinto ayay Mucaawinada Keenaan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay abaarta dalka ka jirta iyo siday Beesha Caalamku uga gaabisay ka qayb qaadashada gurmadka abaaraha. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo Shalay Xafiiskiisa ay ugu yimaadeen qaar ka mid ah jimciyadaha…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Socdaalkii Madaxweynaha Somalia Farmaajo uu Ku Tegay Imaaraadka & Shirka London

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay  safarka uu Madaxweynaha Somaliya ku tagay dalka Imaraadka, saamaynta ay ku yeesheen Doorashooyinka dib u dhacay xidhiidhka Somaliland iyo Caalamka, Shirka ka dhacaya London bisha shannaad iyo waxa Somaliland uga meel yaala, madaama la sheegay in laga saaray. Wasiirka…

Read More

Guulihii Dhaxal Galka ahaa ee Daahir Rayaale ka Gaadhay Aqoonsi Raadinta Somaliland & Gaabiska Ku Yimid Muddadii Xil haynta Madaxweyne Siilaanyo Qaybtii 3aad

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Haddaba, markii ay dawladda Somaliya ee Cabdillaahi Yuusuf Madaxweynaha ka ahaa ka qaylisay socdaalkaas madaxweyne Rayaale ee Maraykanka, ee ay dawladii Maraykankuna ka jawaabtay islamarkaana ay sheegtay inaanay waxba iska bedelin mawqifka Maraykanka ee aqoonsiga Somaliland, ayaa waxa Madaxweynihii hore Daahir Rayaale oo markaas Maraykanka joogay la weydiiyay sida uu…

Read More

Xaaladdii Maayarrada Gabiley Iyo Berbera Ee Dacwada Lagu Oogay Oo Meel Xun Maraysa Iyo Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye Oo Isku Maandhaafsan Dacwadaasi & Ergada Oo Badatay!!

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Xaaladdii Maayarada Berbera Iyo Gabiley Cabdishakuur Maxamuud Cidin iyo Maxamed-Amiin Cumar Cabdi ayaa halkii ugu saraysa Maraysa waxaana arintaasi hadda isku maandhaafsan Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye oo markii hore saaxiibo dhaw ahaa, iyadoo dhinaca kalena la soo sheegayo in Ergo nooc kasta ah oo odayaal iyo Siyaasiyiin ka koobani ukala…

Read More

Xaaladda Abaarta Oo Sii Adkaanaysa, Marxuum Harraad U Geeriyooday Oo La Aasay Iyo Qaylo-dhaanta Ka Soo Yeeshaysa Waayeelka DAAWO

Saraar 14. April 2017 (SDN/QJ):- Waxa isa soo taraya Dadka Gobollada bariga ugu Geeriyoonaya Harraadka iyo Gaajada ka dhashay Abaarta Ba’an ee halkaasi ka jirta iyo weliba Xanuunnada Nafaqo-darradu ka midka tahay ee ka dhashay. Deegaannada Dadku ugu Geeriyoodeen Harraadka iyo Gaajada waxa ka mid ah Deegaanka Higlada oo ka mid ah Gobolka Saraar, kaasi…

Read More

“Waxaanu Diyaarinaynaa Guddi Heer Qaran Ah Oo Wasaaradaha Kala Shaqeeya Anshax-marinta iyo Abaal-marinta..” Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Muxumed Geelle, ayaa ka hadlay Qorshe ay ku samaynayaan Guddida Heer Qaran ee Abaal-marinta Shaqaalaha Dawladda ee sida wanaagsan uga soo baxa Waajibaadkooda Shaqo. Guddoomiye Sharmaarke wuxuu sheegay in Hay’adda uu Madaxda ka yahay ee Shaqaalaha Somaliland doonayso inay samayso Guddi heer Qaran ah…

Read More

Ciidamada AMISOM Oo Wasiir Maamulka Muqdisho Ka Tirsan Bah-Dilay Iyo Dheg-Xumada Ka Raacday Maamulka Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho 14. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda ay dhoobdhoobeen beesha caalamku ee ka talisa Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya oo ay gacanta ku hayaan ciidamo shisheeye ayaa waxa shalay lama filaan ku noqotay dadka degan magaaladaasi sida ay xukuumaddaasi mar walba u tahay mid aan awood lahayn oo ay gacanta ku hayaan ciidamada afrikaanka ah ee…

Read More

SOOL: Samo-faleyaal Baco Dhulka Loo Qoday Biyo Ugu Shubay Xayawaanka Duur-joogta Ah Ee Abaarta Ku Keliyeystay

Oog 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo ay socdaan Dedaalo loogu Gurmanayo Dadka iyo Duunyada ay Abaaruhu saameeyeen, ayaa dhinaca kalena waxa la iloobay Xayawaanka Duur-joogta ah, sida Ugaadha iyo Xayawaanka kale ee Dugaaggu ka mid yahay. Sakaarrada, Deerada iyo Gorayadu waa qayb ka mid ah Ugaadha ay Dadku Hilbahooda Cunaan, waxaana Wakhtigii hore Dadka iyo…

Read More

Qisada Hawlgalkii Birjeex Iyo Xog-Warranka Muj. Haliil Oo Baabuurkiisa Lagula Baxay Muj. Cabdillaahi Askar

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Qoraalkan waxaa iska lahaa alla ha u naxariistee Marxuum Weriye Cabdirisaaq Maxamed Dubad oo ahaa suxufi weyn oo reer somaliland ah, kaasi oo sanadkii 2002-2003 soo ururiyey  taariikhdii iyo dhacdooyinkii hawlgalkii mucjisada ahaa ee lagula baxay Muj. Cabdillaahi Askar Barkhad. Dhacdooyinkaas oo raggii uu Weriye Dubad waraysiga la yeeshay ka…

Read More

Qaramadda Midoobay oo Sheegtay inay Ka Walaacsan Tahay in Bilaha Fooda inagu Soo haya uu Somalia Ka Dilaaco Cudurka Daacuunka

New York 14. April 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digaysa in laga yaabo in Soomaaliya uu ka dilaaco daacuun bilaha soo socda, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee Reuters. Hay’addu waxay sheegtay in 25,000 oo ruux uu hadda ku dhacay shuban lagana yaabo in tiradaasi ay sii korodho. Boqolkii ruux…

Read More

Aqoonyahano Yuhuud Ah Oo God Ka Qoday Dhabarka Masjidka Barakaysan ee Al Aqsa & Xaalad uu la Kulmay !

Al Aqsa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Aqoonyahano ka tirsan Machadka Aataarta taariikhiga ah ee hoos taga Jaamacadda Bar-Ilan ee Isra’il ayaa ka helay Far qof god ay ka qodeen dhabarka Masaajidka Barakaysan ee Masjid Al-aqsa. Wargeys ka soo baxa dalka Isra’il oo la yidhaa Yisrael Hume oo Wargeyska Himilo soo xigtay ayaa sheegay in aan…

Read More

Wargeys Ka Soo Baxa Ingiriiska Oo Mag-dhow Ka Bixinaya War-bixin Uu Ka Qoray Shaqsiyadda Marwada 1-aad Ee Maraykanka

London 14. April 2017 (SDN/QJ):- Jarriirada Daily mail ee ka soo baxda London ayaa siin doonta marwada koowaad ee dalka Maraykanka Mrs Melania Trump, lacag mad-dhaw ah oo ay kaga xaal marinayso war been ah oo ay ka fidisay xirfadeedda, kadib markii ay ku sheegtay in aanay xirfad u lahayn lebis qaadashada. Bayaankii lagu heshiiyay…

Read More