Haweenay Caan Ah Oo Cayayaan Ay Karsatay Cuntay, Ubadkeedana U Diiday!
Cambodia 26. February 2017 (SDN/QJ):- Angelina Jolie waxay ka mid tahay jilyaasha ugu caansan, waxaanay ku guuleysatay Abaal-marinta Golden Globe ee lagu maamuuso dadka jilayaasha ah, iyo kuwo kale oo Caalami ah, waxaanay ku caan baxday arrimaha samafalka iyada oo marrar dhawr ah loo doortay Haweenayda ugu Saamaynta badan Dunida sida ay ku sheegeen warbaahinta…
