Webmaster

Xisbiga Waddani Oo 36 Jir Reer Gabiley Ah U Magacabay Madaxa Ololaha Dorashada Madxweynaha

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa 36-jir reer Gebilay ah u magacaabay Madaxa Ololaha heer qaran ee Xisbiga doorashada madaxtooyada Somaliland ee bisha October ee sannadkani la filayo inay dalka ka qabsoonto. Sida ku cad warqad uu ku saxeexan yahay Musharraxa Madaxweynaha ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, waxa loo magacaabay inuu noqdo…

Read More

9 Ra’isul Wasaare Kadib, Liiska Iyo Tirada Wasaarado Ay Tahay In Aanuu Magacaabin R/Wasaare Kheyre

Muqdisho 25. February 2017 (SDN/QJ):-16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir kasta marka la magacaabo waxaa uu wasaaradda iyo shaqadeeda ka dhigaa mid beeleed, waxaa intaa dheer wasiirro magacooda la maqlo maalinta la magacaabo, waxqabadkoodana aan la…

Read More

”Farjaamo Haduu La Mid Noqdo Madaxweyneyaashii Ka Horeeyay Waynu Khilaafaynaa” Wasiirka Arrimaha Gudaha

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Madaxweynaha cusub ee Somaliya, waxaanu ugu baaqay inuu ixtiraamo madax banaanida iyo qaranimada Somaliland, waxaanu sheegay in aanay cidna uga habraynin jiritaanka Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo wareysi gaar ah…

Read More

Wasiir Caddaani “Waxa kugu Adkaanaya Inaad kala Saarto Warbaahinta Muqdisho iyo BBC-da oo aad Moodo mid Laga wada Maamulo Xamar”

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda  Warfaafinta iyo Wacyigelinta  Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda, Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa shaaca ka qaaday in laanta afsoomaaliga ee BBC-du ay ka  baydhay  wararkii xaqiiqada ku dhisnaa ee lagu  yaqaanay. Waxa kale oo uu sheegay in idaacadaas aad moodo in Xamar laga xukumo. Waxaanu xusay  inay qoraalo hore…

Read More

Maxkamada Gobolka Hargaysa Iyo Xadhiga Weriye Maxamed Baashe Xaashi Xasan

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda gobalka Hargeysa ayaa la filayaa inay maanta go’aan kama dambays ah ka gaadho xadhiga weriye Maxamed-Baashe Xaaji Xasan oo muddo toddobaad ah ku xidhan Hargeysa. Maanta ayaa u dambaysa maalintii ay maxkamadu u qabatay xukuumadda inay keento wixii cadaymo ah ee ay u hayso dambiga ay soo oogtay. Maxamed-baashe, ayaa waxa…

Read More

Golaha Guurtida oo Maanta Gudo Galaya Dooda Mudo Kordhinta Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta gudo galaya doodda mawduuca xaasaasiga ah ee muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha iyo madaxweyne-xigeenka, ka dib markii uu dib ku dhac ku yimid qabsoomidii doorashada ee March 2017. Fadhiga saaka, ayaa waxa la filayaa in shirguddoonku golaha guurtida horkeeno qoraalkii uu Madaxweyne Siilaanyo u soo gudbiyay ee…

Read More

Aqalka Cad oo loo diiday in ay soo galaan Qaar kamid ah Warbaahinta Dunida ugu caansan

Washington 25. February 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa bilaabay cadaadis ka dhan ah qaar kamid ah Warbaahinta ugu afka dheer dalka Mareykanka iyo kuwa caalamka, waxaana arintan walaac xoogan ka muujiyay aadna u cambaareeyay Ururada Saxaafada. Qaar kamid ah Warbaahinada ugu waa weyn ee dalka Mareykanka iyo kuwa caalamka qaarkood ayaa shalay loo diiday in…

Read More

Puntland Oo Somaliland U Soo Gacan-gelisay Saddex Nin Oo Ku Eedeysan Inay Meherad Ku Taalla Boorama Kala Baxsadeen Kumanaan Dollarka Maraykanka Ah

Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Ciidammada ammaanka ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa Shalay Ciidammada Ammaanka ee Gobolka Sool ee Somaliland ku soo wareejiyey Saddex Nin oo Maxaabiis ah. Saddexdan Nin ee Maxaabiista ah oo laga soo qabtay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland, ayaa waxa Tuulada Tuka-raq ee Gobolka Sool keenay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qorshihiisa Somaliland, Al-Shabaab, Deriska, Caalamka iyo Dhinacyo kale DAAWO

Muqdisho 23. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa Khudbad dhinacyo badan uu kaga hadlay ka jeediyey Munaasibaddii caleemo-saarkiisa oo Arbacadii Shalay  lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, taasoo ay ka qaybgaleen Madaxweynayaal, Raysal-wasaarayaal iyo Masuuliyiin kale oo ka kala socday 12 waddan oo dunida ah. Madaxweyne Farmaajo oo ay Garbihiisa…

Read More

Sidee looga dareemay Muqdisho Magacaabista Raysal-Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ?

Muqdisho 23. February 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Muqdisho ayaa saakay oo Khamiis ah waxaa si weyn looga hadal hayaa magacaabista Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Xukuumada Soomaaliya uu magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo. Magacaabista Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oon la fileyn in si deg deg ah loo magacaabayo ayaa mar qura saakay dadku kusoo tooseyn iyada uu Suuqa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw safarkiisii ugu horeeyay ugu ambo baxay Muqdisho

Muqdisho 23. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhaw safarkii ugu horeeyay waxa uu uga ambo baxay Magaalada Muqdisho oo shalay lagu caleemo saaray. Sida aan wararka ku heleyno diyaarad gaar ah ayaa Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socday ka qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, waxa ayna u ambo baxeen…

Read More

War Deg deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Raisul wasaaraha Somalia (Magaca iyo Qabiilka)

Muqdisho 23. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa magacaabay raisul wasaare cusub oo ay yeellan doonto dowladiisa sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya xarunta Madaxtooyada. Xasan Cali Khayre oo ah Nin dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay xilka raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya , ninkan oo ah Aqoonyahan ayaana kasoo jeeda Beesha Murusade…

Read More

Telefiishan Ay Leeyihiin Xuutiyiinta Yemen Oo Ka Faallooday Saldhigga Ciidan Ee Imaaraadku Ka Samaysanayo Berbera DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Telefiishanka Al-masiira oo ku hadla Afka Fallaagada Xuutiyiinta ee Dalka Yemen, ayaa markii ugu horeysay baahiyey War-bixin la xidhiidha Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu ka samaysanayso Magaalada Berbera ee Somaliland.   Telefiishanka ayaa War-bixin uu diyaariyey Weriye lagu Magacaabo Candar Al-Hataar ku sheegay in Imaaraadku doonayo in Saldhigga uu Berbera…

Read More

Mulkiilaha Telefishanka Universal Iyo Agaasimaha u Qaabilsan Somaliland oo Xabsiga Hargaysa Laga Sii Daa’ayay Shalay Iyo Sababta Xadhigiisa DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland Lagu Xidhay Milkiilihii Telefishinka Universal Ing Axmed Abuubakar iyo Agaasimaha TV-gaas xaruntiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale . Sababta Xadhiga Mulkiilaha Telefishankaas iyo Agaasimihiisa ayaa ka danbaysay kadib markii Barnaamijka Faaliyaha Qaranka laga sii daa’ayay Qodob ku saabsan Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siiyay Madaarka…

Read More

Wasiir Cukuse Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Maalintii Dhallinyarada UFO Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland oo ka qayb galey munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey maalintii dhallinyarada UFO ee dhagax-tuurka  ayaa si murugo leh uga hadlay taariikhda maalinta dhagaxtuurka dhalinyaradda UFFO iyo waliba qaabkii loola dhaqmay dhalinyaradii waagaa noolayd ee UFO. Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland…

Read More

Siyaasi Pro.Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Si Cilmiyeysan U Sharraxay Cawaaqibka Ka Dhalankara Saldhigga Milllatare Ee Magaalada Berbera,Wareysi Xaasaasiya DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu Telefeeshinka UNIVERSALTV la yeeshay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu si qoto dheer u sharraxay dhibaatada iyo cawaaqibka ka dhalan karo saldhiggaasi. Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxa laga wareystay arrimo badan oo…

Read More

Murrashaxa Madaxwayne Ku-Xigeenka Ee X.WADDANI Oo Ugu Baaqey Shacabka Somaliland In Ay Ka Hortagaan Xukuumadda KULMIYE Ee Boobka Hantida Bilowdey DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Amb Maxamed Cali Aw Cabdi Murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay saldhiga Milateri ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo magaalada Berbera ka siisay dawlada Imaaraaddka Carabta,waxaana uu soo bandhigay dhibaatooyinka uu horseedi karo saldhigaasi. Amb Maxamed…

Read More