Webmaster

Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Beer-geel Oo Tafaasiil Ka bixiyey Dacwadihii Soo Marey Sannadkii Tagey Ee 2016-ka DAAWO

Hargaysa 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha maxkamadda degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi Beer-geel oo qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadlayey xarunta maxkamdda ayaa ka warbixiyey hawlihii shaqo ee u qabsoomay sanadkii ina dhaafay 2016-ka iyo waliba noocyada dacwadaha ciqaabta ah ee soo galay maxkamadda isla markaana ay ka garnaqeen. Guddoomiyaha maxkamadda degmada Hargeysa Cabdirashiid…

Read More

Raacdo Dheer Kadib Booliiska Turkiga oo nolasha ku soo qabtay Ninkii dadka badan ku laayay Istanbul !! DAAWO

Istanbul 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Laanta Sidoonka dalka Turkiga ayaa waxaa la aas aasay sanadkii 1926-kii , waxaana lagu magacaabaa Milli Istihbarat Teskilati oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (MIT) . Milli Istihbarat Teskilati (MIT) ayaa waxa ay ka kooban tahay 6-Hay´adood sida qeeybta howl galada deg deg ah , Dhageysiga Telfoonada Dibada…

Read More

“Waa Sidee Xidhiidhka Dhallinyarada iyo Dowlada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud..? DAAWO

Muqdisho 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dhalinyarada Soomaaliyeed waa lafdhabarka bulshada ee dhinacyada horumarka, tacliinta, wax soo saarka iyo difaaca dalka, wadan walibana horumarkiisa waxaa hormuud u ah dhalinyarada. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo isaga laftiisa dhalinyaro ah ayaa mudadii afarta sano aheyd ee uu xilka hayey waxaa dowladiisu ay ka qeyb ka qaadatay dhiirigelinta iyo…

Read More

Qoyska Madaxweyne Obama oo Alaabtoodii Ka Sii Guranaya Aqalkii Cadaa ee Mudada 8 Sanno ah ay Ku Noolaayeen & Dhismaha Loo Bineeyay SAWIRO

Washington 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa lagu wadaa in 20-ka bishan uu si rasmi ah u wareejiyo Xilka Madaxtinimo, waxaana Xarunta Aqalka Cad kusoo wareegi doona Qoyska Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump.     Qoyska Madaxweyne Obama ayaa bilaabay in ay kasii guuraan Aqalka Cad eena kasii qaataan alaabaha…

Read More

Maxaa ka jira in haweeney Soomaali ah lala qabtay ninkii dadka ku laayey Istanbul? SAWIRO

Istanbul 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal booliska Turkigu ku soo qabteen ninkii ka dambeeyay weerarkii habeenkii sanadka cusub lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla Istanbul.   Duqa magaalada Istanbul Vasip Sahin ayaa sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Abdulkadir Masharipov oo u dhashay dalka Uzbekistan la…

Read More

Al-Shabaab oo khaarijisay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM SAWIRO

Muqdisho 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xarakada Al-Shabaab ayaa khaarijisay askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka kaasoo muddo sanad ah maxbuus ahaa.   Askarigan ayaa diray fariimo kala duwan ka hor inta aanan la toogan, isagoo kasoo muuqday filim kooban oo ay baahisay Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab.  …

Read More

Dagaalo Khasaare Nafeed Sababay oo Ka Bilaabmay Magaalada Caddaado ee Xarunta Maamul Goboleedka Gal Mudug

Caddaado 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dagaal xooggan ayaa Shalay ka billowday magaalada Cadaado, ee xarunta KMG ah maamulka Galmudug halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa xiisado ka dhashay xil-ka-qaadistii Xildhibaanada ku sameeyeen Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed.   Dagaalkaas ayaa sheegaya inuu u dhaxeeyp ciidamada NISA iyo kuwa Booliska, kuwaasi oo ku dagaalamayo gacan ku…

Read More

Qaramada Midoobay oo $864 Milyan u Dalabtay Gargaarka Somalia & Walaaca Xaalada abaareed ee Ka Taagan Somalia

Nairobi 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hay’adaha bani’aadminimada ee Soomaaliya ayaa raadinaya $864 million oo dollar oo ay gaadhsiiyaan 3.9 million oo qof oo u baahan badbaadin iyo gargaar bani’aadminimo, gudaha dalka Soomaaliya.   Waxaa warkan lagu lagu sheegay qorshaha gargaarka bani’aadminimo ee Soomaaliya ee 2017-ka oo lagu daahfuray magaalada Muqdisho, iyadoo bulshada caalamka loogu baaqay…

Read More

Siddeedda Qof ee Dunida ugu Maal-qabeensan oo Magacyadooda la Shaaciyey iyo Xaddiga Dhaqaalaha ay Kala Haystaan

Davos 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siddeedda Qof ee ugu taajirsan Dunida, ayaa haysta Dhaqaale la mid ah midka ay haystaan 3.6 Bilyan oo Ruux oo ah kala badh Dadka ugu saboolsan Caalamka, sida lagu sheegay Warbixin ay shaacisay Hay’adda Oxfam. Hay’addu waxay sheegtay in farqiga u dhexeeya saboolka iyo tujaarta uu ka waynyahay sidii markii…

Read More

Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka oo Maanta Komiishanka u Gudbiyey Talo Soo Jeedintooda Ku Saabsan Qabsoomida Doorashada,Waddani & Ucid oo Mudo Kordhin Dalbaday & Kulmiye oo Aragti Kale Soo Bandhigay

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Kulan Afar Geesood ah Wada Yeeshay Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Sare ee Sadexda Xisbi Qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani Kaas oo lagaga arrinsanayay Qabsoomida Doorashada iyo Duruufta ka soo Hor martay ee Xaalada Abaareed. Sadexda Xisbi Waxay Komiishanka Doorashooyinka u Gudbiyeen Talo Soo Jeedintooda Ku Saabsan Sidii…

Read More

“Haddii Madaxweynahu uu 28-kaa March Qaban Waayo Doorashada, Maxkamad baa la geynayaa, Waayo Wuxu Jebinayaa Xeerkii Maxkamadda Sare oo uu Ka Hor Yimid.”.Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Ku Goodiyey in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo in hadii uu Doorashada Madaxtooyada ku qaban waayo 28 Bisha March uu Wajahayo Maxkamad Maadaama uu Jebiyey Xukun ay soo saartay Maxkamada Distooriga ah.

Read More

Kormeerkii Kediska ahaa ee Madaxweyne Siilaanyo ee Qaar ka Mid ah Hay’adaha Dawlada iyo Fir ka Naxa & Kabash Kabashta Mas’uuliyiinta DAAWO

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kormeer Kedis ah Waxa uu ku soo Maray Hay’ado Ka Tirsan Xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha: Ganacsiga, Beeraha, Waxbarashada, Warfaafinta iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Goobo Kale.

Read More

Dareenno Siyaasadeed Oo Ka Dhashay Sawirro Laga Qaaday Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Gacmaha Is-Haysta + Halka Ay Daarnayd Dhoolla-Caddayntii Dhoolla-Tuska U Muuqatay Ee Labadan Mas’uul!!

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Inkasta Oo Muddo badan deeradu dhex miranaysay oo ay ahaayen saaxiibbo hore oo siyaasaddu u kala irdhaysay kadib saaxiibtinimadii guunka ahayd ee u dhaxaysay Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ee ku soo idlaatay aaskaaskii Xisbiga WADDANI iyo kala dhaqaaqoodii ay ku kala tageen xisbiga UCID, doraad ayay ahayd…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Si Kor Ka Xaadis ah u Iftiimiyey Waxyaabaha ay Ku Heshiiyeen Xisbiga Kulmiye & Garabkii Jamaal Cali Xuseen,Marka Roobku Da’o oo Xaflada la qaban doono DAAWO

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo lagu dhammaystirayey midow buuxa oo labada dhinac dhexmara. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana guddoominayey guddidii xisbiga KULMIYE u qaabilsanayd wadahadallada, ayaa u…

Read More