Xisbiga KULMIYE iyo Garabka Jamaal oo Shaaca Ka Qaaday inay si Ramsi ah u Midoobeen SAWIRO
Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo lagu dhammaystirayey midow buuxa oo labada dhinac dhexmara. Kulan lagu shaacinayey heshiiska is-afgaradka ah ee labada dhinac oo ay isugu yimaadeen guddiyadii wadahadalladku u socday oo lagu qabtay…
