Webmaster

“Waxaan arkayey Faysal Cali-waraabe oo aad moodo in marka ay doorashooyinku soo yara dhawaadaan ee muddo-kordhintu timaado uu dardar la soo baxo, dalka sababta ay abaartu uga jirtaa waa Faysal Cali-waraabe laftarkiisa, sababta oo ah..’’ Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Jamaal Cali Xuseen ayaa eedo u jeediyey Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe oo uu ku tilmaamay in dulmigii uu sameeyey ka mid yahay ciqaabta abaarta baahsan ee dalka ka jirta sababtay, “Waxaan arkayey Faysal Cali-waraabe oo aad moodo in marka ay doorashooyinku soo yara dhawaadaan ee muddo-kordhintu timaado uu…

Read More

Xukuumadda Oo Ka Wer-wereegaysa Inay Taabato Waxa Gun-dhigga U Ah Sicir-bararka Sarrifka Dollarka Iyo Qiimo Beelka Shilinka Somaliland 

Hargaysa 17. January 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Guddi u saartay Sicir-bararka Qiimaha Dollarka iyo kor u kaca Maceeshadda, kuwaasi oo soo samaynaya kormeer ay ku soo ogaanayaan waxa Saldhigga u ah Sicir-bararka Qiimaha Dollarka. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgeshiga Somaliland Dr. Cumar Shucayb Maxamed oo Shalay Telefiishanka Star wax…

Read More

Maraakiib Shisheeye Oo Xaalufin Xoog Leh Ku Haya Badda Saylac Iyo Magaca Masuul Reer Somaliland Ah Oo Xukuumaddu Ruqsad U Siisay Subul Baxarka Oo Ku Adeeganaya Farsomo Qaylo Dhaan Laga Muujiyay

Saylac 17. January 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Maraakiibta shisheeye oo Dalka Masar laga leeyahay oo ka kaluumaysata Badaha Somaliland ayaa Xaalufintii ugu cuslayd ka gaysanaya Badda Saylac, Waxa ay gabi ahaanba Xaadhayaan Gunta badda,Waxa kale oo iyaguna jiro Laashash yar oo aad u faro badan oo shirkad gaar ahi leedahay oo iyaguna Baco…

Read More

Shariif Xasan oo siyaasiyiin ka soo jeeda koonfur Galbeed ku eedeeyey iney Ku Wacad Fureen Isla Markaana Kaga Baxeen Balan ay Wada Galeen

Baydhaba 17. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamul gobolleedka K/Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasiyiin ka soo jeeda Bay iyo Bakool ay uga baxeen balantii ay wada galeen. Shariif Xassan oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo oo uu ku laabtay ayaa sheegay inuu guuldareystay qorshe uu ku damacsanaa…

Read More

“Wiilasha kufsiga ka geystay Galdogob waxaa ku jira walaalkey, waxaana…” Xildhibaan Hore C.raxmaan Xoosh

Galdogob 17. January 2017 (SDN/QJ):- C/raxmaan Xooshi Jibriil oo hore u ahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray kiis kufsi ah oo ka dhacay Gobolka Mudug.   Ex. Xildhibaan Xoosh ayaa sheegay in mid ka mida wiilasha falka geystay uu yahay walaalkiisa la dhashay, wuxuuna sheegay inuu ku baaqayo in sharciga…

Read More

Kufsi Wadareedkii Ugu Foosha Xumaa oo Ka Dhacay Deegaanka Gal Dogob & Culimada Punt Land oo Si Adag uga Hadlay Iyo Weliba Xukunka Kuwii Kufsiga Sameeyay DAAWO

Garowe 17. January 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo si aad ah Bulshada Soomaaliyeed u hadal hayso Dhacdo aad looga wada naxay oo ku saabsan Gabar da’ yar oo si arxan daro ah loogu kufsaday Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa arrintaas waxa ka hadlay qaar ka mid ah Culimada Puntland. Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah…

Read More

Wada hadal hoose & gorgortan u bilowday Madaxweynaha Koonfur galbeed & kooxda ololaha Xasan Sheekh

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Warar laga laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kooxda madaxweyne Xasan Shiikh u qaabilsan ololaha doorashada ay wadahadalo hoose la fureen madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan. Sida warku sheegayo wadahadaladan ayaa yimid ka dib markii madaxweyne Xasan uu soo fuulay culeys la xiriira codadka xildhibaanada…

Read More

” Gudiga Doorashooyinka Dadban Hada,dajiyeen Dhamaystirka Aqalka Sare” Prof Jawaari DHAGAYSO

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Dawlada federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa gudiga doorashoyinka dadban ka codsaday inay soo dhamaystiraan xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya ka dhiman si loo guda galo doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya.   Maxamed Shiikh Cismaan oo ka hadlayey Kulan ay warbixin kusoo saarayeen gudiga Doorashooyinka dadban ayaa sheegay…

Read More

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Gudoonka Aqalka sare oo la shaaciyay & Magacyada Xubnaha Guddida Qabanqaabada

Muqdisho 17. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Aqalka Sare Barlamanka Federaalka Somalia, ayaa magaalada Muqdishu ku yeeshay kulankoodii ugu horeeyay kaasoo ay uga hadlayeen xilliga ay dooranayaan Guddoonkooda islaamrkaana waxay iska dhex xuleen Guddi ka kooban 6 xubnood oo qaban-qaabi doona doorashada kuwaasoo kala ah; Maxamed Cismaan Faarax {Hirshabeelle} Jawaahir Axmed Cilmi         {Galmudug} Farxaan Cali Xuseen           …

Read More

Dagaal deegaanka Af-ururshe ku dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al Shabaab

Gal Gala 17. January 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanay Buuralayda Galgala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in mallayshiyaad katirsan Al Shabaab weerar kusoo qaadeen fariisin ciidanka difaaca Puntland ku lahaayeen halka lagu magacaabo Af-ururshe.   Falkaas ayaa kalifay iska hor imaad dhexmaray ciidanka dowladda iyo mallayshiyadaas goor dambe xalay, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan….

Read More

Warbixin Cusub Oo Lagu Cadeeyey Halka Ay Ka Soo Jeedaan Dad U Kala Dhashay Waddamo Kala Duwan

Tahran 17. January 2017 (SDN/QJ):- Warbixintan ayaa lagu cadeeyey in Dadka u dhashay Dalka Iran 56% ay ka soo jeedaan Carab, warbixin ayaa cadaynaysa halka ay ka soo jeedaan Dadka u dhashay Dalalka kala Duwan ee Adduunka, waxaana soo saarey Koox ka tirsan shabakada National  Geographic! Shucuubta dunida ku nooli way iskaga dhaw yihiin sida…

Read More

Madaxweynaha JSL Oo Subaxdnimadii Hore Ee Saaka Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Qaar Ka Mid Ah Hay’adaha Xukuumadda, Markii Dambana La Qaxweeyey Qaybo Ka Mid Ah Bulshada Ku Nool Caasimada SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, ayaa subaxnimadii hore ee saaka (16.01.2017) kormeer kedis ah ku tegay Hay’adaha Xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha: Ganacsiga, Beeraha, Waxbarashada, Warfaafinta iyo Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.   Kormeerkan…

Read More

Rapid Results Drought Response Plan Somalia 2016/17: Urgent action to change the course of people’s lives, January – June 2017

SUMMARY FAO seeks USD 26 million to deliver four key results that will change the course of 1.5 million people’s lives. Immediate cash relief Livestock preservation A better harvest – Gu 2017 Livelihood diversification FAO’s Rapid Results Drought Response Plan addresses the most time-sensitive needs of rural families across Somalia. In 2016, Somalia’s two main…

Read More