Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Dhulka Masallaha ee Muranku Ka Taagan Yahay, Taliyaha Ciidankana Amar Culus Faray

    Hargeysa:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inuu soo farogeliyey muran ka dhex aloosan ciidanka qaranka iyo Odayaasha Xaafadda masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa, waxana wararka aanu haynaa sheegayaan inuu kulamo la qaatay odayaashii cabashadooda markii hore warbaahinta mariyey. Wararka aanu hayno ayaa sheegaya in madaxweyne siilaanyo odayaasha u sheegay in dhulkaasi xukuumaddu u aqoonsan tahay dhul…

    Read More

      Marxuum Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaabsade Oo Maanta Lagu Aasi Doono Baydhabo

      Baydhabo:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Maanta oo Isniin ah, ayaa waxa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay  lagu aaso Marxuum Xaabsade oo dhawaan muqdisho ku geeriyooday. Diyaarad ayaa Meydka ka qaadi doonta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale magaalada Baydhaba ka socda qaban qaabada aaska Marxuumka. Xubno ka mid ah Labada Gole dowladda…

      Read More

        Maxay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Ka Tidhi Damaceeda La Xidhiidha Kamid Noqoshada Golaha Wasiirrada Soo Socda?

        Muqdisho:Jan,26,2016(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Xukuumaddii Saacid Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa ka Hadashay Damaceeda ku aaddan Kamid Noqoshada Xukuumadda dhawaan la filayo inuu soo magacaabo Ra’isal wasaare Cumar Cadbirashiid Sharma’arke. Marwo Foosiya oo haatan kamid ah Xubnaha Golaha Baarlamaanka Somalia, ayaa si cad u sheegtay inaanu wax damac ahi kaga jirin xukuumadda Cusub…

        Read More

          Amin Arts Oo Sawirro Qiiro Leh Isku Barbar Dhigay Booqashooyinka Madaxweyne Erdogan ee Sanadihii 2011 Iyo 2015-ku Tegay Muqdisho

          Muqdisho:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Amin Arts oo ah Farshaxan soomaaliyeed oo hibo u leh muuqaal u beddelka Dhacdooyinka taariikhiga ah ee Soomaalida soo mara, ayaa haatan bulshada usoo badhigay Sawirro qiiro leh oo la xidhiidha Safarradii kala dambeeyey ee Madaxweyne Erdogan ku tegay Somalia. Sawirka uu Amin Arts kasoo saaray Booqashooyinkii kala dambeeyey ee Madaxweyne Erdogan ku tegay Somalia,…

          Read More

            Qurbejooga Hargeysa oo Canbaareeyay damaca ciidamada ee Dhulka Masalaha iyo isku duubnida shacabka ka soo horjeestay

            London Jan 26, 2015(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee qurbaha, khaasatan Beelaha Bartamaha,Bariga iyo Konfurta Hargeysa ayaa baaq ay soo saareen waxa ay uga hadleen dhacdadii ciidamada Somaliland ay isugu dayeen in ay ku boobaan dhul kuyaal xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa, Baaqa oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Beesha ayaa sidaan u dhignaa: Ka:Muwaadiniinta reer Somaliland ee…

            Read More

              Ballanqaadyo Yididiilo Geliyey Shacabka Soomaaliyeed Oo Madaxweyne Erdogan Kaga Dhawaaqay Muqdisho

              Muqdisho:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Quluubta iyo indhaha dadka Soomaalidu waxa ay si weyn  diiradda u saarayeen Booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho iyo waxyaabaha uu halkaas ka Ballan qaadi doono, waxana haatan ay heleen Jawaabo soo jiidatay oo ayku qanceen. Jawaabta ballan-qaadka ah ee madaxweyne Erdogan bixiyey, ayaa noqotay mid niyadsami badan ku abuurtay shacabka soomaaliyeed, taas oo noqotay inuu…

              Read More

                Akhri Faallo Xiiso Badan Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Qoray Booqashadii Madaxweynaha Turkigu Ku Tegay Muqdisho

                Muqdisho:Jan,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa markii ugu  horraysay qalinka u qaatay sidii uu u bayaamin lahaa qiimaha ay booqashada Madaxweynaha Dalka Turkigu ugu fadhido Gebi ahaanba dadka soomaalida, isagoo ku tilmaamay mid aan la hilmaami Karin. Madaxweyne Xasan Sheekh oo aan hore looga Baran inuu qoraallo ka sameeyo booqashooyinka iyo dhacdooyinka kale ee dalka soo maray…

                Read More

                  Shaki ka dhashay Amuusnaanta Gollaha degaanka Hargeysa ee ku wejahan dhul boobkii Shacabku ka hortagay ee Ciidanka

                  Hargeysa Jan 26,20159SDN/QJ)-Shacabka caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maalmihii ina dhaafay isweydiinayay halka ay mareen Gollihii Degaanka ee ay u doorteen in ay danahooda ku metelaan. Gollaha degaanka Hargeysa Ayaan ilaa iyo intii ay bilaabatay xiisad ka dhalatay isku daygii dhul boob ee ciidamada dawladu ku damceen dhul dan guud ah oo ku yaal xaafada Masalaha….

                  Read More

                    Da’du Ceeb maaha inaan shaqaynaayo oo fikiri karaayo way iga muuqata” Waraysi Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                    Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa  wareysi uu  Siiyay Warbaahinta Xukuumadu maamusho Gaar ahaan Telefishanka Qaranka waxa uu kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin natiijada socdaalkiisii Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, Doorashooyinka iyo qabsoomidooda xiligii loo qoondeeyey  . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu ugu horayn ka jawaabay Nuxurka Socdaalkii Weftigii…

                    Read More

                      “Waxaan u sheegaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland in Buuhoodle aan laga xukumin Laascaanood” Maamulka iyo Waxgaradka Buuhoodle DAAWO

                      Buuhoodle 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle ayaa caddeeyey waxqabadka balaadhan ee ay wasaaradda caafimaadka JSL ka Fulisay Gobolada Buuhoodle iyo Sool, waxana ay taageereen Qorshayasha Wasiirka caafimaadka ee ku aaddan horumarinta xaaladda caafimaad ee dadweynaha Goboladaasi. Xubnahan ka tirsan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxay ka digeen Warar sheegaya…

                      Read More

                        “Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxaan ugu Baaqayaa inay amniga dalka Sugto” Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa

                        Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo ka mid ah Xilidhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Guddida joogta ah ee Golaha Wakiilada iyo Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay falalka amni daro ee muddooyinkii ugu dambeeyey ku soo kordhayey Magaalooyinka waaweyn ee dalka, gaar ahaan Caasimadda, Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo…

                        Read More

                          Sadex eedaysane oo Ciidanka Boolisku u qabteen Nin Maydkiisa laga Helay Dooxa Hargaysa

                          Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay saddex nin u qabteen dilka wiil toddobaadkan goor fiid ah lagu dhex dilay dooxa weyn ee Hargeysa. Taliyaha Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa warkan u xaqiijiyay Wargeyska Geeska Afrika. Taliyaha Booliska ayaa sheegay inay saddex Nin u qabteen dilkaas, isagoo sheegay inay ku…

                          Read More

                            Dhulkii la Sheegay in Ciidamada Qaranku dhisanayaan ee Madaarka Hargaysa oo lagu Wareejiyay Odayaasha Xaafada Masalaah DAAWO

                            Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Odayaasha iyo Waxgaradka Xaafada Maslaha ee Magaalada Hargaysa afar Garoon oo kuwa Ciyaaraha ah iyo Xarun MCH kuwaas oo ay hore ugu deeqeen Ciidamada Qaranku. Dhulkan ay Ciidanku Sheegeen inay ku wareejiyeen Odayaasha Xaafada Masalaha ayaa labadii Cisho ee u danbeeyay hadal…

                            Read More

                              Turkish president in Somalia to launch development projects

                              MOGADISHU, Somalia (AP) — Under tight security Turkish President, Recep Tayyip Erdogan, Sunday launched development projects sponsored by his government including an airport terminal in the Somali capital, Mogadishu. Hundreds of soldiers were deployed across Mogadishu where Somali Islamist extremists have carried out terror attacks targeting Turkish interests. Erdogan, on his second visit to Somalia,…

                              Read More

                                Daawo:Booqashadii Madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho

                                Muqdisho Jan 25, 2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Turkiga Edogan ayaa booqasho maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Turkiga oo uu weheliyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa uu soo booqday xarumo turkigu dib u dhis ku sameeyeen oo ay ka mid yihiin Dhismaha cusub ee Garoonka Duyuuradaha iyo Cusbitaalka Digfeer oo ay dayac tirtay dawlada Turkiga.  

                                Read More

                                  SULDAAN XIIREY OO MARKIISII SI FIICAN U GUULWADEEYEY, DIBAAQNEY HADALKII DHEEG EE XAJIINTA LAHAA!!!!!

                                  Salaan ka dib Miyuu shakiba ku jiraa in  reerka ugu dhuumaha  dhaadheer Isaaq, ay yihiin  reerka Garxajiska la yidhaa, miyaad ku murmaysaa iney jawaab ku macaashka iyo guulwadanimada Cup dahaba ku haystaan.. Dadka qolba ilaahey meel habaar kaga ridee miyaa weligaa laguu sheegay in reerkaasi dhibaatadiisu tahey sidii loo heli lahaa wax dalqada la mariyo….

                                  Read More