Balli Gubadle 21. May 2017 (SDN/QJ):- Xaflad ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Xoghayaha Cusub ee Gobolka Hawd Iyo Xoghayihii Hore ayaa Lagu qabtay Magaaladda Balligubadle.
Balli Gubadle oo Lagu Qabtay Xaflad Xilka ay Kula Kala Wareegayeen Xoghayihii Hore ee Gobolka Hawd & Xoghayaha Cusub DAAWO
