Garowe 06. March 2017 (SDN/QJ):- Maamul Goboleedka Puntland ayaa Deegaamadooda ka Mamnuucay inuu Ka Shaqeeyo Telefishanka Universal oo ay ku Eedeeyeen Khal Khalin Nabadgalyo Iyo Isku dir Shacabka iyo Dawlada
Barnaamijkii Sababay In Puntland Degaankeeda Ka Mamnuucdo Telefishanka Universal Tv DAAWO
