Hargaysa 01. January 2018 (SDN/QJ):-Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Maanta Waxay Faahfaahin ka bixiyeen Hawlgalo lagu Sugayo nabadgalyadda dalka oo ay dharaarihii la soo dhaafay ku hawlanaayeen.
Booliska Somaliland oo Joojiyey Hawlgalkii Timo Xiirka Dhallinyaradda Iyo Sababta Keentay DAAWO
