|

Boorama: Ehelada Wasiirkii Dhawaan Gurigiisa Lagu Weeraray Oo Baaq Kasoo Saaray Dhacdadaas DAAWO

Boorama 26. March 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Eheleda Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo Dabayaaqadii todobaadkii tegay ay Koox aan la aqoonsani Gurigiisa oo ku yaala Magaaladda Hargaysa Tacsiirad ku weerareen ayaa ka hadlay dhacdadaas.

Comments are closed