‘’Anigu Qoladan Kulmiye Jacayl badan uma Qabo Laakiin Dantaydii & Qaranimadaydii ayaa Gashay,Muuse Biixina Mid ayaan Ku Ogahay.…’’ Ex Wasiir C.laahi Max’ed Ducaale DAAWO
Boorama 29. October 2017 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee xukuumaddii UDUB ee Madaxweyne Daahir Rayaale u qaabilsanaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii ugu horraysay si farshaxannimo leh u sharraxay kartida iyo awoodda hoggaamineed ee murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi. Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo Shalay ka hadlay madal ay…
