Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Saxafiyiinta Muqdisho oo Banaanbax ka dhan ah Guardian iyo Wariye Jamal Cusman dhigay
Muqdisho 19/10/2012 (SDN) – Waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah Wargeyska “Guardian” iyo Wariye Jamal Cusmaan oo 11kii bishaan Qoraal kasoo qoray Saxaafadda SoomaaliyeedBanaanbaxaani oo ey ka kasoo qeyb galeen dhamaan Wariyeyaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo gobolada ayaa looga soo horjeeday Maqaal oo uu Qoray Wariyo lagu Magacaabo Jamaal Cusmaan…
Wasiir Duur Oo ka Waramaya Xaaladda Amni Ee Dalka, Hawlgalada Ciidamada Ee Habeenkii, Arrimihii Ugu Adkaa Ee Soo Maray Iyo Qodobo Kale
Hargaysa 19/10/2012 ( Xigasho Wargaysa Geeska Afrika)- Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa ka xogwaramay amaanka dalka, hawlgalada baadhitaan ee ay muddooyinkan dambe saqada dhexe sameeyaan ciidamada Boolisku iyo arrimo kale. Wasiirka arimaha gudahu waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu xafiiskiisa ku siiyay wargayska Geeska Afrika, waxaanu ugu danbayntii…
Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)
Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan…
Tartankii Kubada Kolayga ee Kooxaha Heerka Labaad oo Galay Semi Final
Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Tartankii kubada kolayga ee kooxaha heerka labaad ayaa galay marxaladiisii labaad ee semifinalka waxaana iskugu soo hadhay afarta kooxeed ee Asluubta, Abarso Tech, Jigjiga Yar iyo Ahmed Gurey. Tartankan oo uu hirgaliyay xidhiidhka Kubada Kolayga iyo wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha oo ay maaligalisay Hay’ada Mercy Corps oo soo marisay Dallada Dhalinyarada ee SONYO…
Tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo soo gaaray kulankiisii kama danbaystaa (Final)(DAAWO SAWIRADA)
Gaalkacyo Oct 05,2012(SDN)-Waxaa kulankiisii ugu danbeeyay ee Finalka soo gaaray tartankii kubada cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee koonfurta iyo waqooyiga magaalada Gaalkacyo kaasoo soo biloowday 13kii bishii hore ee September ayna ka soo qayb galeen siddeed kooxood oo ka kala socday laba dhinac. Tartankan ay isku arkayeen dhalinta da’doodu ay ka hoosayso…
10-ka-Xiddig Kubadda Cagta Aduunka u Caansan oo Cayil La Dalaa Dhacaya.(SAWIRO)
World News Sports-Ottawa-Oct-5-2012-qurbejoognews.com. Akhyaartay qormadeena ciyaaraha iyo todobaadkan waxaynu ku turxameyneynaa 10-xiddig kubadda cagta ee aduunka u caansan oo la dalaa dhacaya cayil iyo buurnaan ayna ka soo waaqsan karin haddii aynan iska shaqeyn marka hore aynu soo qaadano magacyadooda. 1-RONALDO-2-MARADONA-3-WILLI,FATTY,FOULKE-4-NEIL RUDOCK-5-PAUL GASCOIGNE-6-NAVILLE SOUTHALL-7-BENNI MCCARTHY-8-ADRIANO-9-MIDDO-10-iyo MARK BOSNICH. Haddaba saaxiibayaal shaki kuma jiro ciyaaryahanada aduukuan ilaahay…
dhimashadii 96-ka Tageere ee Naadiga Liverpool
Yorkshire-Britain-Sep-26-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafagureynaa masiibadii loogu magacdareyHillsborough ee dhacdey 1989 oo ay dhinteen 96 taageerayaal u aha naadiga kubadda cagata ee Liverpool. Haddaba ciidanka Boliiska ee reer Britain ayaa waxay u xagliliyaan inayiney6 arintan dib ugu celiyaan gudiga madaxa banaan ee IPCC. Dhacdadan ayaa ka dambeysey markii uu war hor leh ay ka…
Tartanka is-dhex galka dhalin-yarada da’ yartaa ee ka soconaya Gaalkacyo oo galay wareegii 2aad(DAAWO SAWIRADA)
Gaalkacyo Sept 22,2012(SDN)-Waxaa wareegiisii 2aad ee groupyada galay tartankii is-dhex galka dhalin-yarada da’ yartaa ee 12-14 jirada kaasoo baryihii la soo dhaafay si habsami leh oga soconayay garoonka cayaaraha ee Cawaale,kaasoo si weyn u soo jiitay dadweynaha Gaalkacyo. Wareegga labaad oo lagu daah furay group A ayaa kulankii ugu horeeyay waxaa uu dhex maray Ex-wadajir…
Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan), Dhamaan Reer Keyse Axmed Muxumed Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Aabahood Marxuum Keyse Axmed Muxumed (Tube)
Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE) ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO) ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH) ABDI AZIIS MOHAMED AYAH ABDI FATAX MOHAMED BARUD ABDI RAXMAN AHMED ALI ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR) OSMAN BARUD FARAX GUDOOMIYE ABDI SHAKUR…
Xulka Malawi oo Xiiseynaya u soo bixidda Cup Of Nation.
Malawi-Sep-17-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku naawileynaa Malawi oo xiiseyneysa markii sadexaad iney u soo baxdo Cup Of Nation 2013. Haddaba wadanka malawi oo dagaal sakeeye hadheeyey ayaa haddana dagaalkaas uuna waxaba ks badalin ciyaar wanaagga xulka qaranka kubadda cagta ee Malawi. ciyaar xiisa leh oo ka tirsaneyd isreeb-reebka Cup Of Nation oo ka dici…
Somali National TV Wareysigii Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba Maxamed Cabdi Jaahuur(DAAWO)
Ottawa Sep-12-2012-Saaxiibayaal Xulashadeena ciyaaraha Maanta waxaynu ku eegeynaa wareysi dheer uu talefishinka qaranka Soomaaliyeed la yeeshey Goolhayihii Naadigii Horseed Iyo qarankaba Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR). Jahuur oo haatan ah mid ka mida ciyaaryahanadii qaranka ee weli ka dhex muuqda bahweynta ciyaaraha caalamka ayaanu wareysigiisa oo muqaal ah halkan idiinku soo bandhigeynaa ee daawasho haboon. …
Inaba Dib Ma U Jaleecdey Goolhayihii Horseed Iyo Qarankaba(JAAHUUR)
Ottawa-Agu-21-08-2012-qurbejoognews.com-Waxaa inoo suura gashay inaan waraysi la yeelano Max’ed Cumar oo ku magac dheer Jaahuur oo ahaa goolhayihii hore ee naadiga Horseed iyo xulka qaranka Somalia kaasi oo haatan ku sugan dalka Canada. Hadaba waxaa uu u dhacay waraysiga sida tan:Qurbejoog Xagee ku dhalatay? Jaahuur. Waxaan ku dhashay magaalada HARAR. Qurbejoog- Goormee ayaa bilawday cayaarta.? Jaahuur….
Tababare iskaga Hayaamey Kooxdiisii Mushahar La’aan.(CIID MUBAARIG SAAXIIBAYAAL)
BANGUI-August-20-08-2012-Saaxiibayaal marka hore ciid wanaagsan. Barnaamijkeena waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa tababarihii caanka ahaa reer France (Jules Accorsi) oo mushahar la’aan iskaga qaxay kooxdii xulka qaranka ee jamhuuriyadda dhexe ee Afrika. Haddaba waxaa cajiib ah waddan dhan oo soo kireystey tababarayaasha aduunka u caansan mid ka mid ah oo haddana waayey quutal yoonkiisii. Akhyaartay tababarahan Jules…
Dahabshiil Bank struggling to survive
Djibouti Aug 18,2012(SDN)-Dahabshil Bank in Djibouti has been struggling to survive after the Bank failed to build clientele in the lucrative horn of African market. The Bank which is a subsidiary of Dahabshil Remittance service was to be the main Bank for all Somalis in dire need of such institution Somalia and Somaliland both do…
Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay waqtiga ay Komishanka Doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashada Deegaanka
Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna…
Xiddiga Reer Tuuniisiya oo Xerada Ka Baxay Muxuuse Galabsadey?
Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba…
Novak Ojokovic oo Labeystey Roger Cup.
Toronto-Canada-July-14-2012-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanya ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Serbia Novak Djokovic oo ku guuleystey markii labaad Roger Cup ee kubadda Tenista. Laacibkan oo kaalinta sadexaad ka soo galay ciyaarihii Olympikada ee lagu soo qabtey cariga ingiriiska soona caga dhigtey ciidda Kanada kana qayab qaatey tartanka Roger Cup oo lagu qabto sanad kasta Kanada….
Mo Farah oo Labeystey Xulafadiina Dhinac Iska Dhigey.(Olympic 2012)
Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku…
Mexico oo 2-1 Ku Xasuuqdey Brazil (Final Olympic 2012)
Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada…
Usain Bolt oo Labeystey iyo Xulka Gabdhaha Usa oo 2-1 Ku Ambibixiyey Japan.(Final Olympics 2012)
London-Olympic-July-2012-qurbejoognews.com-Asxaabtaay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku indh-indheyneynaa sidaii loo kala badiyey 100 mitir ee wiilasha iyo xulalka gabdhaha Usa iyo kuwa Japan oo kala faraxalashey. Haddaba haddii aynu soo qaadano 100-kii mitir ee wiilasha oo lagu kala baxay waxaana biladdii dahabka la caraabey ma cid kalaad fileysey dabcan waa Usain Bolt,waana markii labaad uu difaacdo…
