“Museveni wuxu igu yidhi; ‘Ma Raysal-wasaarihii Farmaajo ayaad tahay?’ Al-Bashiirna.. Anna waxaan ku idhi..” Xasan Cali Khayre – Sheeko Xiiso leh DAAWO
Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka sheekeeyey Sheeko dhex-martay Wefti uu isagu hoggaaminayo iyo Madaxweyneyaasha Waddamada Uganda iyo Suudaan Yoweri Museveni iyo Cumar Xasan Al-Bashiir oo ay toddobaadkan ku kulmeen Shirkii Madaxda Urur-goboleedka IGAD ee Addis Ababa ka qabsoomay maalmo ka hor. Raysal-wasaare Khayre oo Xaflad lagu…
