Dowladda Soomaaliya Oo Beenisay In Wax Dhaqaale Ah Looga Wadahadlay Kulamadii Khaliifka Khaliijka
Muqdisho 16. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaraadda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in arimo dhaqaale looga wada hadlay kulamadii la xiriira khilaafka Khaliijka ee dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo iyo wadamada Carabta. “Warbaahinta waa in ay iska ilaaliyaan wararka been abuurka ah ee ka durugsan xushmada iyo…
