Halkee ayuu ku dambeeyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid oo Tix Gabey ah ku taageeray Weerarkii Paris?
Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii uu Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid maanso ku taageeray weerarkii bishii December ee sanadkii hore lagu qaaday magaalada Paris ayaa waxaa ay ciidamada booliiska Somaliland xabsiga u taxaabeen Abwaankaasi 7 bishii 12 2015. Abwaanka waxaa ay ciidamada Booliiska Somaliland kusoo oogeen dacwad nuxurkeedu ahaa inuu taageero u muujiyay kooxaha…
