Skip to content
June 7, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Ciidamadda Jabuuti oo Dhoola Tus Mileteri Ku Muuneeyay Maalinta Gobonimadooda DAAWO

WebmasterJune 28, 2017June 27, 201701 mins

Jabuuti 28. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Jabuuti ayaa waxaa Shalay looga dabaal degay xuska 40 sanno guurada ka soo wareegtay markii dalkaasi xornimada ka qaatey dalka Faransiiska oo guumeysan jiray.

Ciidamada kala duwan ee Dalka Jabuuti ayaa waxaa ay socod garaaadis ah isla markaana hanjabaad u muuqdeen ay ku soo mareen wadada , halkaas oo madaxweyne Ismaciil Cumar Geele na uu salaam kaga qaatey.

Post navigation

Previous: Maxaa Dhacaya Hadii Sucuudigu Taangiyadiisa u dhaqaajiyo Dhanka Qatar? DAAWO
Next: Qisooyinka Miirdoorsanka ku Dhacay Ordogan iyo Safarka Bashaar Al Asad  ee Magaalada Xalab DAAWO

Related News

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka

adminJune 7, 2026 0

Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya

adminJune 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper