Boorama 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Waxgaradka,Iyo Qaybaha Bulshada ee Gobolka Awdal ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Ku hambalyeeyay Go’aankii uu ku Kala qaaday Labada Doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda.
https://www.youtube.com/watch?v=QcUgi1fKhHU&feature=youtu.be
Cuqaal iyo Dhalinyaro ka soo Jeeda Magaalada Boorama oo Madaxweyne siilaanyo Go,aankiisii uu ku kala qaaday Labada Doorasho ku Taageeray DAAWO
