|

Daawo:- Arday Reer Somaliland Ah Oo Ka Qayb-galaysa Tartan Caalami Oo Ka Dhacaaya Dalka Qatar

Hargeysa (QJ/SDN) – Afar arday oo reer Somaliland ayaa ka kicitimay magaalada Hargeysa iyagoona gaadhay waddanka Qatar magaalada Dooxa, waxaana ardaydani ay ka qayb-gali doonaan Tartan [Dood] aqooneed heer caalami ah oo ay ka qayb-galayaan waddamada jaamacadda Carabta.

Ardayda reer Somaliland eek a qayb-galaysa tartankani ayaa waxa hoggaaminaya maamulaha dugisyada Blooming Cali Axmed Maygaag isla markaana ah tababaraha Ardaydani.

Comments are closed