|

Daawo:- Ardayda Jaamacadaha iyo Dugsiyada Oo Imtixaankooda Lagu Xidhay Diiwaan Galinta

Hargeysa, 8,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Somaliland [Habbane] ayaa ardayda dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka ugu goodiyay in haddii ay is diiwaangelin waayaan aanay geli doonin imtixaanaadka shahaadiga ah ee dalka.

Comments are closed