DAAWO: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco

Burco,26,7,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa maanta ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo xukun ay ridday maxkmadda Milatariga Somaliland – kaasi oo ahaa 8-ruux oo shacab ah oo lagu xukumay Dil.

Haddaba halkan hoose ka daawo Badhasaabka gobolka Togdheer oo ka warbixinaaya  mudaharaadkaasi.

https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=Dy5niBf4MLk